Fursad Kaab

Fursad Kaab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fursad Kaab, Web designer, Mogadishu.

01/11/2022

Blogging full course af somali ka faa'ideyso waa free

Ma ogtahay aqristoow inaad lacag ka sameyn kartid internetka adigoo gurigaaga joogo waliba adigoo aan bixineyn wax lacag...
03/10/2022

Ma ogtahay aqristoow inaad lacag ka sameyn kartid internetka adigoo gurigaaga joogo waliba adigoo aan bixineyn wax lacag ah, kaliya waxaad u baahan tahay mobile ama computer iyo internet. Maqaalkaan waxaan kugula wadaagi doonaa 5 website oo aad dhaqaale fiican ka sameyn kartid qaab online ah.
Website-yadaan oo kuu sharxi doono waxaad ka shaqeysan kartaa waqtigaaga free-ga ah oo maalintii haddii aad ku bixisid 3-4 hours natiijo fiican waad ka keeni kartaa sidoo kalena daqli fiican waad ka abuuran kartaa.
Halkaan ka aqriso:

https://www.fursadkaab.online/5-website-oo-aad-lacag-ka-sameyn-kartid/

Qabso number u dhaxeeya 1 ilaa 150 oo ku guuleyso website. Dhanka comment-ga ku qabso number.                    GIVEAWA...
27/09/2022

Qabso number u dhaxeeya 1 ilaa 150 oo ku guuleyso website. Dhanka comment-ga ku qabso number.

GIVEAWAY

Ma tahay qof jecel inuu blogging daqli ka sameeyo. Weligaa adsense hadaad kuriyoon jirtay maanta fadhigaga ku hel website aad lacag uga sameyn karto google adsense waliba si bilaash ah.

Linkiga:- https://www.fursadkaab.online/giveaway/

Guuleystayaashu waa 3 qof:

Qofka 1aad wuxuu heli doonaa:

✅domain 1 sano ah
✅Hosting 1 bil
✅waxaa si bilaash ah loogu dhisi doona website u diyaarsan aqbalaada Adsense.
✅Logo free ah oo u gaar ah websitekiisa.
✅ Iyo koorso dhameystiran lagu baranayo blogging Bilow ilaa dhamad

Qofka 2aad waxa uu heli doonaa:

✅Domain 1 sano ah
✅waxaa si bilaash ah loogu dhisi doona website u diyaarsan aqbalaada Adsense.
✅Logo free ah oo u gaar ah websitekiisa
✅ Iyo koorso dhameystiran lagu baranayo blogging Bilow ilaa dhamad

Kaliya waxaa laga rabaa inuu hosting iyo ssl gato kuwaasna waa 8$.

Qofka 3aad:

✅waxaa si bilaash ah loogu dhisi doonaa website diyaarsan aqbalaada google adsense.
✅ Iyo koorso dhameystiran oo lagu baranayo blogging Bilow ilaa dhamad.
✅Logo free ah oo u gaar ah websitekiisa

Waxaa laga rabaa inuu inta kale gato.

SHURUUDAHA

✅Dadka isdiiwaan galiya waa inay gaaraan 300 qof.
✅ waa inaad ku jirto telegramkeena(https://t.me/fursadkaab)
✅ Inad wax kaso baartaa blogging
✅ waa inaad fecbook pageke like soo sartid sharena dhahdid (https://www.facebook.com/profile.php?id=100085446187038)
✅ waa inad fecbook comment kadooratid numberska 1-150 waqtiyow nasiib kujiraa
✅ waa inaad subscribe saartid youtube chenalka fursad kab (https://youtube.com/channel/UCPr8wBSO55PlLLL-tqMc_2g)

FG: Giveaway-gaan waxa aan qaban doonaa bil kasta 1 mar ka faa'ideyso oo hel fursad aad kaga shaqeysan karto online-ka.

Linkiga kore iska diiwaan gali
https://www.fursadkaab.online/giveaway/

Dhalinyara sxpyaal wllyal malasocata in online lagacag looga sameeyo siyaaba kaladuwan adigoonan wax maalgalin sameeynin...
27/09/2022

Dhalinyara sxpyaal wllyal malasocata in online lagacag looga sameeyo siyaaba kaladuwan adigoonan wax maalgalin sameeynin wali mamaqashay blog
Sidee lobilaaba blogger ama website 2022?

Wey fududahay sida loo noqdo blogger
Aniga ayaa ku hagi Doono 10 daqiiqo

Waxaan kugu Hagi doannaa tillaabo-tallaabo oo aad kaga boggan ku ayaa ku tusi doona sida loo abuuro blog ama websiteka 15 daqiiqo gudahood oo leh xirfadaha aasaasiga ah ee kumbuyuutarka.

https://www.fursadkaab.online/waa-maxay-blogging-sidee-lacag-looga-sameeyaa/

20/09/2022

ma fududahay in blog lacag laga sameeyo online

Waa maxay blogging? sidee lacag looga sameeyaaBlogging waa xirfada ugu fudud ee looga shaqeysan karo online. Sidoo kale ...
31/08/2022

Waa maxay blogging? sidee lacag looga sameeyaa

Blogging waa xirfada ugu fudud ee looga shaqeysan karo online. Sidoo kale waa xirfad aan u baahneyn wax qibrad ama aqoon sare. blogging sidoo kale uma baahna waqti badan waxaadna ka sameyn kartaa dhaqaale fiican adigoo gurigaaga joogo. Haddii aad isweydiinisid sida macquulka ah ee aad lacag uga sameyn kartid blogging maqaalkaan si dhameystiran u aqriso.

Casharkaan oo dhameystiran haddii aad rabtid.
halkaan ka aqriso:

Blogging waa xirfada ugu fudud ee looga shaqeysan karo online. Sidoo kale waa xirfad aan u baahneyn wax qibrad ama aqoon sare

Address

Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursad Kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category