15/06/2024
Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta meel kasto ay kusuganyihiin gaar ahaan Soomaaliweyn. π€©
Waxaan ilaahay wey diisaneynaa in uu naga aqbalo dhamaan ducooyinkeena sidoo kale xujeyda sanadkaan xajineysana in ilaahay uu ka aqbalo xajkooda. π
Allaahumma aamiin.