Īs fahan Tv

Īs fahan Tv Nagga soo dalpo Nashqad walipa oo Aad rapto in laguu sameeyo Nagala soo xiriir linkga Hoose .

Gabdhaheena eed malahan xitaa hadey guul dareysay waataa record jabisay😂😂😂Mahadsanid xalimo 😂🙄
02/08/2023

Gabdhaheena eed malahan xitaa hadey guul dareysay waataa record jabisay😂😂😂

Mahadsanid xalimo 😂🙄

JUMCADA IYO DHALINTA MAANTA OO SI QALDAN UISTICMAALA MAALINTAAN FADLIGA BADAN.Anoo ukala qaadeyn wiilal iyo gabdho waxan...
22/09/2022

JUMCADA IYO DHALINTA MAANTA OO SI QALDAN UISTICMAALA MAALINTAAN FADLIGA BADAN.

Anoo ukala qaadeyn wiilal iyo gabdho waxan siin doonaa hal talo oo wax ku oowl ah oo naftaada xakameeyn karta .
Dad badan oo taladan lasiiyey ayaa ku qancay naftoodana wax badan ugu badalay .

SAAMEYNTA AY LEEDAHAY SIIGADA AMA ISTICMAALKA GACANTA .

WIILKA ..

Biyo bax deg deg ah xiliga lagu guda jiro gogosha xalaasha ah iyo xubintoo kaa daciifta .

Maxaa xal uah raga ugu horeyn jooji sidaa ujoojineysana qaybaha hoose ayaan si jamac kugu shegi doonaa.

Sidee usoo kabsan karaa? Cab xulbada oo ah miro lashiiday oo inta badan kaa yareneysa dareen badan iyo kg ama culeeska jirka sidoo kalena xubintaada sara uqaadeysa awoodeda.

HABLAHA ISTICMAALA GACMAHOODA.

Saameyn maku yeelan kartaa gabadha isticmaalka gacanteeda?

Haaa way ku yeelan kartaa hadii gabadha ay tahay mid aan guur soo marin isticmashana gacanteeda ogaaw waxay halis ugu jirtaa in gabarnimadeda ay wayso .
Sidoo kale saameynta ay ku yeelan karto waxaa kamid ah in gabadha ay ubaahato xiliga gogosha xalaasha in ninkeda uu uisticmaalo gacantiisa si ay dareen ahaan uso kacdo ....
Mararka qaarna waxa laga yaabaa in ninkeeda ay udiido gogosha madama nafteeda ay ubaratay isticmaalkaas.

SI GUUD SI GAAR AH HAL TALO AYAAN SIINAYAA DHALINTA NOLOSHAAN KU JIRTO .

Iska ilaali inaad kali ku ahaatid qol iska yareey isticmaalka callka badan oo aad kula sheekesaneysid shaqsiyaadka dareen ahaan kubadali kara iska daa dawashada aflaanta xun xun iska dhaadhici inaadan is qanci karin adiga .

KASOO BAX QOLKA AAD WAQTI WALBA KU JIRTID SIAAD KAGA BADBAADID MASIIBADAN KUGU SO SOCOTO .

Intaas iyo inkabadan ayaa kuhoos duugan masiibada siigeeysiga balse intaas ayaa kusoo afmeerEenaa.

ĪSFAHAN TV. FOLLOW &LIKE.

Usii share gareeya walaalaha kale .
Mahadsanidin .

Maxaa Afka Suugaanta Ama Soomaaliga lagu yidha marka Xoolaha Sidan loo Xidho??
18/09/2022

Maxaa Afka Suugaanta Ama Soomaaliga lagu yidha marka Xoolaha Sidan loo Xidho??

Ninkaan wuxuu dilay qiimihii dhadigga, dumarkaan sidii halo dhalay oo iib ah ama fardo baxdoy ah oo iyaguba iib ah la sh...
09/09/2022

Ninkaan wuxuu dilay qiimihii dhadigga, dumarkaan sidii halo dhalay oo iib ah ama fardo baxdoy ah oo iyaguba iib ah la shirabayana sidoo kale waxay dileen qiimihii bini aadamka.

Cali wuxuu xaq u lahaa qof uu nolosha la qeybsado oo ay is fahmaan ee waa xad gudub 5 dumar ah oo hadba gees lagala wareego.

Dib ayaa aduunku u halaabay waxaan ogaa gabar miyigga kasoo cararta oo magaalo soo gasha ee ma sugeyn gabar iney xaar lo’aad gurto diyaarad u raacday oo bahdilkaas u mareysa.

ĪSFAHAN TV isha xaqiiqada FOLLOW &LIKE.

Waddan ka Shiinaha haweeney ayaa shaqadeedii isaga tagtay, kadib markii 70 ka mid ah asxaabteedii ay isku goob ta ka sha...
30/08/2022

Waddan ka Shiinaha haweeney ayaa shaqadeedii isaga tagtay, kadib markii 70 ka mid ah asxaabteedii ay isku goob ta ka shaqayn jireen oo ay aroos keeda ku casuntay, uu 1 qof keliya ka yimid arooskeeda, 69-kii kalena ay u jareen oo ka dhaceen.

Kuwaas wax la la sii shaqayn karo maaha sow maaha?

ĪSFAHAN TV FOLLOW &LIKE

Ha dhibsan inaad soo qorto SCW SCW SCW Ajir baad kaheleysaahe😢🙏.Hadad nagu soo biirtidna(follow) rabi janada hanagu kula...
27/08/2022

Ha dhibsan inaad soo qorto SCW SCW SCW
Ajir baad kaheleysaahe😢🙏.

Hadad nagu soo biirtidna(follow)
rabi janada hanagu kulansiiyo🤲🤲🤲🐵

14/08/2022

Iyadoo joogta xerada tababarka ciidanka ayuu kayimid dhiigii caadada (XEYDH) .
Kadib maxaa dhacay? Muuqalka daawo oo dhameeso.

Hadi aad nagu cusubtahayne nagu so biir (FOLLOW).

06/08/2022

Sheekh shantaay iyo ayuub kaarlo aabihiis
qosolkii aduunka 2022 😂🤣🤣.

Please FOLLOW &LIKE hanaga hilmamin🙏

28/07/2022

TAARIIQDA FANAANKII WAYNAA EE MAXAMED NUUR GARIIG .

ĪSFAHAN TV FOLLOW &LIKE.

02/07/2022

MAXAA KUDHACAY IYADA...........!🤯🤯🤯

ĪS FAHAN TV FOLLOW &LIKE
MUUQALKANA SII SHARE GAREEY.

01/07/2022

XAALADIHII GUMEYSI UU DALKU SOO MARAY.

QAYBTA KOWAAD.
QAYBTA LABAAD 3:00 GALABNIMO OO MAANTA AH.

FADLAN SHARE GAREYA
MUUQALKANA LIKE GAREYA.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Īs fahan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share