Dagal Digital Sign

Dagal Digital Sign Weโ€™re a passionate team of experts,driven by data & creativity.With amission to elevate your brand,

๐Ÿ‘• T-SHIRT PRINTING ๐Ÿ‘•Ma rabtaa funaanado leh astaanta shirkaddaada, magaca ganacsigaaga ama naqshad gaar ah?Dagal Digital...
14/06/2026

๐Ÿ‘• T-SHIRT PRINTING ๐Ÿ‘•

Ma rabtaa funaanado leh astaanta shirkaddaada, magaca ganacsigaaga ama naqshad gaar ah?

Dagal Digital Sign waxay kuu sameynaysaa:

โœ… T-Shirt Printing Tayo Sare leh
โœ… Logo & Brand Printing
โœ… Full Color Printing
โœ… Funaanado Madow iyo Caddaan ah
โœ… Naqshado Casri ah oo Soo Jiidasho Leh

๐ŸŽจ Ku Habboon:
โ€ข Shirkadaha
โ€ข Ganacsiyada
โ€ข Iskuullada
โ€ข Kooxaha Sports-ka
โ€ข Xayeysiisyada iyo Munaasabadaha

๐Ÿ“ž 0617275690 whatsapp

โœจ Tayo Sare โ€ข Daabacaad Casri Ah โ€ข Adeeg Degdeg Ah โœจ

๐Ÿ”‘ KEY TAGS & ROOM TAGS TAYO SARE LEH ๐Ÿ”‘Ma u baahan tahay Key Tags loogu talagalay Apartments, Hotels, Xafiisyo ama Ganacs...
13/06/2026

๐Ÿ”‘ KEY TAGS & ROOM TAGS TAYO SARE LEH ๐Ÿ”‘

Ma u baahan tahay Key Tags loogu talagalay Apartments, Hotels, Xafiisyo ama Ganacsiyada?

Dagal Digital Sign waxay kuu sameynaysaa Key Tags tayo sare leh oo leh

โœ… Laser Engraving tayo sare leh
โœ… Naqshado kala duwan
โœ… Qalab adag oo waara
โœ… Adeeg degdeg ah

๐Ÿข Ku habboon:
โ€ข Apartments
โ€ข Hotels
โ€ข Guest Houses
โ€ข Offices
โ€ข Schools & Institutions

๐Ÿ“ž 0618625662
๐Ÿ“ž 0617275690

DAGAL DIGITAL SIGN

โœจ Tayo Sare โ€ข Daabacaad Casri Ah โ€ข Adeeg Degdeg Ah โœจ

๐Ÿ”‘ KEY TAGS & KEY HOLDERS TAYO SARE LEH ๐Ÿ”‘Ma rabtaa Key Tags leh magaca ganacsigaaga, lambarrada Markii fure kaa lumo laga...
13/06/2026

๐Ÿ”‘ KEY TAGS & KEY HOLDERS TAYO SARE LEH ๐Ÿ”‘

Ma rabtaa Key Tags leh magaca ganacsigaaga, lambarrada Markii fure kaa lumo lagaala soo xiriiri karo ama astaanta shirkaddaada?

Dagal Digital Sign waxay kuu sameynaysaa:

โœ… Key Tags Plastic ah
โœ… Laser Engraving & Printing
โœ… Magacyo iyo Lambarro Gaar ah
โœ… Tayo Sare iyo Qiimo Macquul ah
โœ… Ku Habboon Guryaha, Hoteellada, Xafiisyada iyo Ganacsiyada

๐Ÿ“ž 0618625662 whatsapp
๐Ÿ“ž 0617275690 call

โœจ Tayo Sare โ€ข Daabacaad Casri Ah โ€ข Adeeg Degdeg Ah

โ˜•MAGIC MUG โ€“ Koobka Yaabka Leh!โ˜•Koobkaaga marka uu qabow yahay waa madow, laakiin marka aad ku shubto Shah,ama biyo  kul...
12/06/2026

โ˜•MAGIC MUG โ€“ Koobka Yaabka Leh!โ˜•

Koobkaaga marka uu qabow yahay waa madow, laakiin marka aad ku shubto Shah,ama biyo kulul wuxuu si tartiib ah u muujinayaa astaantaada ama sawirkaaga!

๐Ÿ”ฅ Ku habboon:
โœ… Shirkadaha & Ganacsiyada
โœ… Hadiyadaha Gaarka ah
โœ… Xayeysiinta Brand-ka
โœ… Sawirro iyo Logos Shakhsiyeed

๐ŸŽจ Waxaan kuugu daabacaynaa Logo-daada ama Sawirkaaga si tayo sare leh.

๐Ÿ“ž 0618625662
๐Ÿ“ž 0617275690

Dagal Digital Sign
โ€œMarka Kulaylku Yimaado, Sumaddaadu Way Soo Baxaysaa!โ€

๐Ÿšฉ Executive Flags | Calamada Xafiisyada๐ŸšฉKor u qaad muuqaalka xafiiskaaga adigoo isticmaalaya Executive Flags tayo sare l...
12/06/2026

๐Ÿšฉ Executive Flags | Calamada Xafiisyada๐Ÿšฉ

Kor u qaad muuqaalka xafiiskaaga adigoo isticmaalaya Executive Flags tayo sare leh oo lagu daabacay astaanta shirkaddaada.

โœ… Calamada Shirkadaha
โœ… Calamada Hayโ€™adaha & Ururrada
โœ… Daabacaad Full Color
โœ… Tayo Sare & Naqshad Casri ah
โœ… Ku Habboon Xafiisyada, Shirarka iyo Munaasabadaha

๐Ÿ“ž 0618625662
๐Ÿ“ž 0617275690

Dagal Digital Sign
โ€œHalka Sumaddaadu Ka Hesho Muuqaal Xirfadaysanโ€

Dabacaada๐Ÿšฉ Calamada  dowladaha,Organizations ka , Qabiilada iyo Shirkadaha ๐ŸšฉNagala soo Xiriir๐Ÿ“ž 0618625662 whatsapp ๐Ÿ“ž 061...
12/06/2026

Dabacaada

๐Ÿšฉ Calamada dowladaha,Organizations ka , Qabiilada iyo Shirkadaha ๐Ÿšฉ

Nagala soo Xiriir
๐Ÿ“ž 0618625662 whatsapp
๐Ÿ“ž 0617275690 call

๐Ÿšฉ Dagal Digital Sign ๐ŸšฉMa u baahan tahay:โœ… Calamo Shirkadeed (Desk Flags)Waxaan kuu diyaarinaynaa Calamo miis  (table fla...
12/06/2026

๐Ÿšฉ Dagal Digital Sign ๐Ÿšฉ

Ma u baahan tahay:

โœ… Calamo Shirkadeed (Desk Flags)

Waxaan kuu diyaarinaynaa Calamo miis (table flags ) oo ku habboon shirkadaha, hayโ€™adaha, ganacsiyada iyo xafiisyada.

Nagala soo xiriir
๐Ÿ“ž 0618625662 whatsapp
๐Ÿ“ž 0617275690 call

๐Ÿ“ Dagal Digital Sign โ€“ Halka Tayada iyo Hal-abuurku Ku Kulmaan.

๐ŸŽค Suufyada Microphone-ka Ma u baahan tahay suufyo microphone oo leh daabacaad logo tayo sare leh? Dagal Digital Sign wax...
12/06/2026

๐ŸŽค Suufyada Microphone-ka

Ma u baahan tahay suufyo microphone oo leh daabacaad logo tayo sare leh? Dagal Digital Sign waxay kuu hayaan naqshado casri ah iyo daabacaad xirfad leh oo ku habboon TV-yada, idaacadaha, shirkadaha iyo ururrada.

โœ… Daabacaad Logo Full Color
โœ… Tayo Sare & Qurux Badan
โœ… Qiimo Macquul ah
โœ… Adeeg Degdeg ah

๐Ÿ“ž 0618625662
๐Ÿ“ž 0617275690

Kala xiriir maanta si aad u hesho suufka microphone-kaaga oo leh astaanta ganacsigaaga!

โ˜• MAGIC MUG PRINTING โ€“ Dagal Digital Sign Ma rabtaa koob gaar ah oo leh magacaaga, shirkaddaada ama sawirka aad jeceshah...
12/06/2026

โ˜• MAGIC MUG PRINTING โ€“ Dagal Digital Sign

Ma rabtaa koob gaar ah oo leh magacaaga, shirkaddaada ama sawirka aad jeceshahay?

๐ŸŽจ Waxaan kuu daabacaynaa Magic Mug tayo sare leh:
โœ… Logo Shirkadeed
โœ… Sawirro Qofeed
โœ… Hadiyado Gaar ah
โœ… Xayeysiin Ganacsi

๐Ÿ”ฅ Marka koobku kululaado, naqshadda ayaa si buuxda u soo baxaysa.
โ„๏ธ Marka uu qabow yahay, wuxuu isu beddelaa Madow

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ 0618625662
โ˜Ž๏ธ 0617275690

๐Ÿ“ Dagal Digital Sign
โ€œPrinting โ€ข Design โ€ข Signageโ€

Dalbo maanta, hel tayo iyo naqshad soo jiidasho leh

Jumca Mubaarak
11/06/2026

Jumca Mubaarak

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dagal Digital Sign posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dagal Digital Sign:

Shortcuts

Share