BrandSom

BrandSom Welcome to BrandSom Printing House we provide quality and excellent service and competitive price,

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™โœจMaalin farxad leh oo barako leh ayaan idiin rajaynaynaa, meel kasta oo aad dunida ka joogtaan waxaan idi...
19/03/2026

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™โœจ

Maalin farxad leh oo barako leh ayaan idiin rajaynaynaa, meel kasta oo aad dunida ka joogtaan waxaan idin leenahay farxad ku ciida.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa ee aan soo gudannay ๐Ÿคฒ

Waxaan ugu bishaareyneenaa bulshada Soomaaliyeed dhalashada bisha barakeysan eeRamadan Alle hanaga dhigo kuwo ka faa'ide...
17/02/2026

Waxaan ugu bishaareyneenaa bulshada Soomaaliyeed dhalashada bisha barakeysan ee
Ramadan Alle hanaga dhigo kuwo ka faa'ideesto oo camal wanaagsan la yimaada.

24/10/2025

Macmiil, adeeg kasta oo aad u baahan tahay - anagaa kuu diyaarinay!

Naqshad qurux badan, daabacaad nadiif ah, iyo muuqaal kuu hadlaya.

Maalintaada gaarka ah ka dhig mid xusuus reebta, oo martidaada ku raaxaysta casuumaad (invitation) qurux badan.

Kaliya noo sheeg waxaad rabto, BrandSom ayaa diyaar kuu ah.

20/09/2025
20/09/2025
Waxaa sharaf weyn noo ah inaan ku guuleysano Shahaadada Abaalmarinta SAWA EXPO 2025.Ururka Somali Agricultural Women Ass...
19/09/2025

Waxaa sharaf weyn noo ah inaan ku guuleysano Shahaadada Abaalmarinta SAWA EXPO 2025.
Ururka Somali Agricultural Women Association (SAWA) ayaa nagu maamuusay taageerada iyo kaalmada aan ku bixinnay horumarinta iyo awoodsiinta haweenka Soomaaliyeed ee dhinaca beeraha ๐ŸŒฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

Guushan waxay nagu dhiirrigelinaysaa inaan sii wadno shaqada iyo adeegga tayada leh ee aan bulshada u qabanno.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan cid kasta oo naga garab istaagtay safarkan, waxaana ballan qaadaynaa inaan sii wadno dadaalka.

20/06/2025

๐—ก๐—”๐—–๐—œ๐—ก๐—ž๐—” waxay ka mid tahay ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ aan u sameynay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐Ÿฏ๐——.

Waxaan diyaar idiinla nahay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—— ๐—Ÿ๐—ฒ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ oo ๐—›๐—ถ๐—ด๐—ต ๐—ค๐˜‚๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜๐˜† ah.

Soo dalbo kuna hel ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ku ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—š๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ, loona ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† si heer ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ ah.

Nagu Dooro: ๐—ค๐—œ๐—œ๐— ๐—ข ๐—๐—”๐—•๐—”๐—ก, ๐——๐—˜๐—š๐——๐—˜๐—š๐—ฆ๐—œ๐—œ๐— ๐—ข & ๐—ง๐—”๐—ฌ๐—ข ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜






Adeega 3D Sign waa mid ka mid ah waxyaabaha Bilicda Ganacsigaaga qeyb ka ah sido kalana Tayo sare leh oo aad uga Maarmi ...
19/06/2025

Adeega 3D Sign waa mid ka mid ah waxyaabaha Bilicda Ganacsigaaga qeyb ka ah sido kalana Tayo sare leh oo aad uga Maarmi karto Xayeeysiinta Banaanka loo Adeegsado.

Daabacaad Tayo Leh, Adeeg Degdeg, Shaqo Qurxoon Qiimo Macquul ah Hadda Naga soo Dalbo
Whatsapp 61 9139155




3D sign
16/06/2025

3D sign

Check out BrandSom Digital Printโ€™s video.

CIID WANAAGSANDhamaan Muslimiinta Gaar ahaan Umadda Soomaliyeed meel walba aad Dunida ka Joogtaan waxaan idin leenahay C...
29/03/2025

CIID WANAAGSAN
Dhamaan Muslimiinta Gaar ahaan Umadda Soomaliyeed meel walba aad Dunida ka Joogtaan waxaan idin leenahay CIID WANAAGSAN, ku Ciida Farxad, Nabad iyo midnimo.


RAMADAN MUBARAK.Waxaan ugu hambalyeynaynaa dhammaan Ummada Islaamka ah gaar ahaan Bulsha waynta Soomaaliyeed bisha barak...
28/02/2025

RAMADAN MUBARAK.
Waxaan ugu hambalyeynaynaa dhammaan Ummada Islaamka ah gaar ahaan Bulsha waynta Soomaaliyeed bisha barakeysan ee Ramadaan.


Address

Xamar Weyne, Via Roma Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252619139155

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BrandSom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share