Somalia Post

Somalia Post Halkan Kala Soco Arimaha Siyaasada,Bulshada iyo Diinta Kala-Xiriir-Somalia Post.
+252 61 3021644

Waaxaan Ahay Wariye Soomaaliyeed oo In Muddo Ahi Saxaafada Ku Dhexjiray Halkan Waa Bogayga Rasmiga Ah oo Aan Ku Soo Gudbin Doono Warar Iyo Barnaamishyo Masaaliix u ah Umadeena.

07/05/2026

Qayb ka mid Muxadaradii Sheekh Khalid Mucalim Nuur ku radiyey Baadilka Umal....

06/05/2026

Anigu waxaan qaba qof aaminsan jiho ( Alle inuu Jiho leeyahay) salaad lagu dabo tukan karaynin"

waxaa loo nisbeeyaa Sheekh Maxamed Mucalim Xasan (AUN).

28/04/2026

أهلُ السُّنَّةِ الأشاعرةُ والماتُريديّةُ

28/04/2026

Waxaa Xaqiiqa ah in Wahaabiyada tahay Mashruucii ugu Waynaa Tariikhda ee Gaaladda Islaamka ku dhex-abuuratay...

Xaqiiqooyinka waa kuwo Iska cad Iyaagaba qirtay oo isku Eedweyeey Jadiidiyo iyo Ictisaan midba mid kale inuu YH-DA iyo Reer Galbeedka u Sirdoon u yihiin oo Shaqeeyaan balse waxaa Fiiro I Bahan dhacdooyin Caalamka Ka dhacaya maanta...
Wahaabiyada waa Nidaamka lagu Ilaaliyo Masaaliixda Reer-Aala Sacuud, Reer Galbeed iyo Sahnuuniy@dda oo is barkan

Waa Mid ka mid ah Sifooyinka Ina Tusaya in Wahaabiyada Dabar-go'e Donan Mar-dhaw Idam Alle...Allah SWC Hadiithul Qudsi w...
26/04/2026

Waa Mid ka mid ah Sifooyinka Ina Tusaya in Wahaabiyada Dabar-go'e Donan Mar-dhaw Idam Alle...

Allah SWC Hadiithul Qudsi waxaa ku Yiri"

من عادى لي وليًا فقد آذنته بالحرب..

25/04/2026

Erdogan oo Cod Macaan ku Akhrinaya Qur'anka Kariimka ah.....

21/04/2026
21/04/2026

Kalmado qiimo badan Sheekh Cali Nuur Sheekh Aadan...

Sida ay xaqiijiyeen dad xog-ogaal u ah, ninkan oo shalay goob janaaso qabri dushiisa ah kaga been abuuray Sheekh Cabdira...
19/04/2026

Sida ay xaqiijiyeen dad xog-ogaal u ah, ninkan oo shalay goob janaaso qabri dushiisa ah kaga been abuuray Sheekh Cabdiraxmaan Saylici ayaa helay xog layaab leh....

Ninka ayaa la sheegay inuu dilay oday adeerkiisa, isla markaana uu baxsaday dalka Yemen 🇾🇪, halkaasi oo kaga biiray kooxda Madkhaliyadda ee Wahaabiyada ka tirsan, isaga oo kasoo xambaaray afkaartan shaniica ah ee xishood la’aanta huwan, taas oo gaarsiisay inuu qabri dushiisa ku sameeyo xamasho, been abuurasho, aflagaadayn iyo galaaysiin culimadda waawayn ee Soomaaliyeed ee diinta sida weyn ugu qidmeeyey....

Dhawaan ayuu deegaanka Soomaalida kusoo laabtay, waa dhiig yacab sumaysan oo tagfiiri ah, waxaana la sheegay inuu yahay mid mukhadaraadka YH-DA u adeegga, isla markaana aysan jirin wax xuduud ah oo uu leeyahay haba yaraatee....

19/04/2026

Ninkaasi Khawaarij ah Waxa ku Xambaaray Fool-xumadaasi waaxqa uu isleeyahay Been abuurasho iyo Aflagaadayn ayaa Bulshada Degaanka Soomalida kaga horkeeni karta Culimadda Ahlu-suna Waljamaaca...

Iyadoo aan Ognahay in 💯 Degaankasi ka Fiyow-yahay Cudurka loo yaqaano Wahaabism....

SHEEKH Cabdiraxmaan Nuuriyena ilaahay Raali ahaanshihiisa hasiiye Ma Mudnayn In Maanta Qaabkan Foolxumadda ahi loogu been abuurto Iyadoo Xukuumadda Degaanka Soomalida Raali ka tahay wali ay Dhiirigalinayso Waxaana Musiibo Umadeed in aad loogu Baraaarugo u baahan ....

Address

Mogadishu

Telephone

+252613021644

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalia Post:

Share