Wehel News

Wehel News kala iibinta alaabaha celiska ah iyo kuwa cusub intaba.

31/03/2025
25/03/2025
Malaay Sweets oo aad uga barateen cuntada fudud nuucyadeeda kala duwan  waxay idiin Soo kordhisay coffee-ga nuucyadiisa ...
14/12/2024

Malaay Sweets oo aad uga barateen cuntada fudud nuucyadeeda kala duwan waxay idiin Soo kordhisay coffee-ga nuucyadiisa kala duwan.

Soo dhawaada markale.

Fallow,Like,Share.

Wehel Online Market

16/11/2024

GREEN AND NATURE!.

09/11/2024

"Marka Laga hadlaayo ganacsiga majirto sir lagu guuleysto balse guushu waa natiija ka dhalata diyaar garoow,shaqa adag iyo Guul darooyinkii h**e oo cashar Laga barto".

Colin Powell.

04/11/2024

Ma leedahay ganacsi ama ma kula tala jirtaa in aad ganacsi cusub yagleeshid haddaba waxaan kuu heynaa suuq geyn heerkeedu sareeyo s
ido kale waxaan kuu heynaa talooyin kugu haboon oo kaa anfici doono in uu noqodo ganacsigaagu mid guuleysta.

Hadaba nala soo xiriir wixii faah-faahin dheerad ah.

Follow,like,Share.

Wehel Online Market

Shidaalka hadda sahmintiisa la bilaabayo waxaa lagu manaafacaadi doonaa 2033 oo ah sideed sano hadda kedib ah waa haddii...
27/10/2024

Shidaalka hadda sahmintiisa la bilaabayo waxaa lagu manaafacaadi doonaa 2033 oo ah sideed sano hadda kedib ah waa haddii aysan imaan wax caqabad ah oo sida wax loo qorsheeyay ay ku socdaan.xisaabatane kubdarso haddii caqabado yimaadaan waqtigu intaas wuu ka sii dheeraan karaa.

Follow,Like, Share

Wehel Online Market

26/10/2024

Matahay xiligii ku hanooneyd ee Shidaalka soomaaliya laga soo saariblahaa?

Si kooban Maya ayaan dhihi lahaa aniga aragtideyda dhowr sababood dartood.

1-: Mid Waa dhank amniga ma jiro Amni la isku haleyn karo oo 100% ah.

2-: Midna dhanka bulshada ilaa hadda ma cadda mana la sheegin saamiga ay bulshada deegaankooda laga qodaayo oo uu sameeyn toosa ku yeelan doono sida dhul beereedkii, daaqsimeedkii iyo kaluumeysigii ay ku noolaayeen intaba.

3-: Midda sedexaad waxaa abuurmi doona burcad shidaaleed. dhaqaalahane dad gaara ayuu jeebkooda ku dhici doonaa sida hadaba ka jirta qaar ka mid ah wadamadda afrika qoorkood.

4-: Sido kale waxaa abuurmi doono dabaqado dhaqaale dadkune waxay u kula bixi doonaan dabaqa sare iyo dabaqada hoose Sido kale dabaqada dhexe meesha ayay ka bixi doontaa.

FG:Heesta iyo qoraalku shaqa iskuma lahan.

Adiguna aragtidada qaybta comment-ga nagula
wadaag.

Wehel Online Market

25/10/2024

Guri kiro ah kana kooban Laba qaybood oo kala ah Kor iyo hoos.
------------------------------------------------------------------------------------

GOOBTA: Xaafada israaca, Yaaqshiid, Muqdisho, Somalia.

Wixii faah faahin ah Kala soo xiriir.

WhatsApp/Telephone: +252615743075

Fallow,Like &Share.

Wehel Online Market

22/10/2024

Malay sweets oo aad uga barateen Chicken iyo Chips waxay idiin furtay xarun wayn waxayna idiin kaga furtay isla halkii aad u taqiineen ee Afarta Darjiino kaaoo horjeedka farxiya Huuno ee dhanka suuqa bacaad.Sido kale waxay idiin Soo kordhisay Mac macaanada muucyadooda kala duwan Iyo cabitaanada dalka oo nuuc walba leh.

Malay Sweets ugu kaalay Chicken,Chips, Shuwaarmo Iyo Pizza iyo nuuc walba oo Mac macaana.

Wixii faah faahin dheeraad ah nagala Soo xiriir.

Tell: 685164938

Tell-ka Delivery:0612272255

Fallow, Like,Share.

Wehel Online Market

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615307603

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wehel News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wehel News:

Share