Guluub

Guluub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guluub, Marketing Agency, Hodan District, Mogadishu.

We provide innovative marketing solutions in Below the Line and Above the Line marketing campaigns, marketing strategy, market research, branding, and creative digital content production.

Galabta waxaan Kamil Kodhodho ka wada sheekeysannay hanaanka sheeko-sheegista ganacsiga (Business Storytelling) iyo sida...
25/08/2026

Galabta waxaan Kamil Kodhodho ka wada sheekeysannay hanaanka sheeko-sheegista ganacsiga (Business Storytelling) iyo sida ganacsiyadu sheekooyinka ugu adeegsan karaan inay si fudud oo saamayn leh u gudbiyaan fariimahooda suuqgeynta.

Kulanka ayaa diiradda saaray sidii loo horumarin lahaa habka sheeko-sheegista Soomaaliyeed iyo adeegsigeeda dhinaca ganacsiga iyo suuqgeynta.

Waxaan xafiiskeenna kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah kula yeelannay Maxamed Ciise, oo kaalinta koowaad ka galay 42,916...
18/08/2026

Waxaan xafiiskeenna kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah kula yeelannay Maxamed Ciise, oo kaalinta koowaad ka galay 42,916 arday oo u fariisatay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiga Sare sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Maxamed, waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo waaweyn iyo mustaqbal ifaya oo aad ku xaqiijiso himilooyinkaaga.

Waxaa farxad noo ah in aan aan xarunteenna Guluub  kusoo dhoweyno mudanayaasha kala ah Ciise Talyaani  iyo Mohamad Hassa...
15/08/2026

Waxaa farxad noo ah in aan aan xarunteenna Guluub kusoo dhoweyno mudanayaasha kala ah Ciise Talyaani iyo Mohamad Hassan Dhalo.

Kulankan ujeedkiisa ayaa ahaa is xog-wareysi loogu gogol xaarayo wada-shaqeyn, iskaashi iyo aqoon-isweydaarsi mustaqbalka dhow ah.

Hambalyo Ubixii Waddankeenow!  Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa Maxamed Cisse Daahir, Farhiya Farah Omar iyo Aamino...
15/08/2026

Hambalyo Ubixii Waddankeenow!

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa Maxamed Cisse Daahir, Farhiya Farah Omar iyo Aamino Khaalid oo kaalamaha h**e ka galay imtixaanka fasalka 12aad ee dugsiga sare.

Guushiinnu waa natiijada dadaal, adkaysi iyo himilo.

09/08/2026

Waxaan markale hambalyo iyo bogaadin ugu sameynay badhtamaha Maagalada Sumaya Xasan Abshir, Balqiisa Maxamed Cumar, iyo Axmed Cabdinaasir Cabdullaahi oo kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8ᵃᵃᵈ ee uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan 45,452-ta arday ee u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aa...
09/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan 45,452-ta arday ee u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, gaar ahaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka.

Waxaan idiin rajeyneynaa guulo hor leh iyo mustaqbal ifaya.

29/07/2026

“Shirkadda Guluub waxaan uga mahadcelinaynaa doorkii muhiimka ahaa ee ay ka qaadatay daahfurka xarunta B-Well Clinic.

Runtii, waxaad noo qabateen hawl muhiim ah oo ay adkaan lahayd inaan dhammaan adeegyadeeda hal meel ka wada helno.”

Dr. Maxamuud Maxamed
Agaasimaha B-Well Clinic

Qofkii Allah ka cabsada, raacana waxa uu faray, kana fogaada waxa uu ka reebay, Allah wuxuu u furaa waddo uu kaga baxo d...
24/07/2026

Qofkii Allah ka cabsada, raacana waxa uu faray, kana fogaada waxa uu ka reebay, Allah wuxuu u furaa waddo uu kaga baxo dhibaato kasta, wuxuuna ka arsaaqaa meel uusan filayn.

20/07/2026

Walwal iyo shirkado badan oo aad la macaamisho waad isdeyseen; Marka ay Guluub kaala shaqeyso Xafladda Daahfurka Mashruucaaga ama Shirkadaada.

Nagala soo xiriir: [email protected]

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mr. Ahmednor Mohamed Abdullahi oo ah howlwadeen ka tirsan waaxda Xiriirka iyo Su...
17/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mr. Ahmednor Mohamed Abdullahi oo ah howlwadeen ka tirsan waaxda Xiriirka iyo Suuqgeynta ee Shirkadda Guluub, kaas oo si guul leh u dhammaystiray Shahaadada Heerka 2aad ee Jaamacadda; Master of Business Administration (MBA) in Project Management ee Lincoln University College ee dalka Malaysia.

Mar kale hambalyo, Ahmednor. Waxaan kuu rajaynaynaa horumar iyo guulo ka sii waaweyn.

Address

Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 00:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613651111

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guluub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guluub:

Shortcuts

Share