20/12/2024
Asc walalayaal beertaan ayaan idin wadnaa oo ka kooban 3 green house wax kasta ama wax alaale waxaad jaceshahay waad ku beeran kartaa laamigana wa ay u dhawdahay ka faaideysi wacan.
Wixii faah faahin dheerad ah kala xariir +252618978857