26/04/2022
Haddii aan ku guuleysto xilka Guddoomiyaha Gollaha Shacabka BJFS waxaan ballan qaadayaa in aan si dhab ah uga shaqeyn doono dhameystirka Dastuurka KMG ah oo muddo dheer soo jiitamayey.
Musharax Gudoomiyaha BJFS Hassan Abdinor Abdi