Jaceyl Side

Jaceyl Side Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaceyl Side, Mogadishu.

10/09/2025

Marwo hadal xun maangab ninkeed maqasha baa dhaanta

"Marar badan haweeneydu waxa ay ku leedahay maya, iyada oo ka waddo haa. Waxa ay ku leedahay iga fogoow, iyada oo ka wad...
26/04/2025

"Marar badan haweeneydu waxa ay ku leedahay maya, iyada oo ka waddo haa. Waxa ay ku leedahay iga fogoow, iyada oo ka waddo ii soo dhawoow. Waxa ay ku lee dahay waan ku nacay, iyada oo u dhimaneysa jacaylkaaga. Waxa ay ku lee dahay iska tag, iyada oo ula jeedda ha iga fogaan oo ha iga dheeraan waligaa. Waxa ay ku lee dahay waxba ma jiraan iyada oo xaalad ka tan weyn ku jirta. Tani waa luuqadaha aamusan ee dumarka, rag badanina aysan fahmi kareyn."🤐

Farxiyo Lama_filaan

Da'diisu waxa ay aheyd 54-jir, halka iyadu gu'geedu ahaa: 18. Farqiga u dhaxeeya kala jarka da'doodu waa 36-sanno oo qur...
18/04/2025

Da'diisu waxa ay aheyd 54-jir, halka iyadu gu'geedu ahaa: 18. Farqiga u dhaxeeya kala jarka da'doodu waa 36-sanno oo quraa, balse waxaa isku keennay waxka wayn labadooda.Charlie Chaplin, ayaa usoo bandhigatay Ubaxii ay jecleyd, O'Neill. Waxa ay ku tiri" i guurso si aan kuu baro habka loo noolaado. Sidoo kale, waxkale oo aan ku barayaa sida loo dhinto!". Waa erayo xul ah oo ay ku laabfuranaysay mucaashaqaddii yareed gacaliyaheedii O'Neill.

Inta la dheegagay oraahdeeda dhumucda leh oo uu dhoolacaddeeyay, ayuu yiri " Waan ku guursan doonaa kahor se waxa aan ku baridoonaa habka loo koro iyo sida nolosha loogu raaxeysto! Markale, waxa aan ku baridoonaa sido loogu yaryaraado waayaha ilaa dhammaadka dambe ee nolosha!".

Tani maaha sheekoxariir mala-awaal ah balse waa qeyb kamid ah nolosha xasuusta jaceyl ee kuugu duugan laabteeda!.

Inta ay wada noolaayeen labadoodu, waxa ay isu dhalayn 8 carruur ah oo kala jaad ah. Marka laga yimaado kala duwanaashiyaha da'da u dhaxeyaa labadooda, haddana waxa ay isla noolaayeen ilaa dhimashadiisii dambe!.

Uma baahnid inaad isku da'ahaataan qofkaaga si aad ugu jeclaato indhala'aan, mararka qaar uma baahnid inaad hesho qof kugu fil ah oo aan nolosha macnaheeda ku barikarin. Waxa aad u baahan tahay qof ruux ahaan kuu caawiya si aad caqli ahaan u korto. Si kasta oo ay da'daadu u korto, oo jirkaagu u muujiyo inaad qofwayn aad sii noqonayso___haddana caqliyana waxa aad ahaan doontaa mid yar oo u carruur ah qofkiisa/keeda.

Yaxye Sigane

05/04/2025

Naftan igu dhex nooley 🫶😔
dhaawac inuu ku gaadhiyo.💘!
dhibaan kaa ilaalshaa.🫀🌷❤️
.. JOOQLE SHIRE ....

Sharif Haji

29/03/2025

Ciid Mubaarak dhamaan muslimiinta dunida kuwa dalka iyo Deegaankaba Kuwada ciida caafimaad qab🤍

16/03/2025

“Xusuustaada Ayaa Iga Dhigtay Mid Nool”

Marka aad iga fogtahay, xusuustaada ayaa iga dhigta qof nool. Xitaa haddi aanan ku arkin, waxaan joogitaankaaga ka dareemayaa qalbigayga. Codkaagu waa muusigga naftayda dejiya, dhoola-cadayntaaduna waa shucaaca ifiya nolosheyda. Adigu waxaad tahay qaybta iga dhimanayd.❤️

~Sowda

14/03/2025

Dhola cadeyntada waa waxa ugu quruxda badan ee aan heesto🥺❤️

Qiso xanuun badan baa ku dhacday💔
12/03/2025

Qiso xanuun badan baa ku dhacday💔

12/03/2025

Qofna jacaylka waxa uu u arkaa nolol, qofna waxa uu u arkaa been—labaduba waa ka dhab.
Mid baa helay ruuxdiisii, midna wuu waayay ruuxdiisii. Si aan waxba ka qaba karin ayaan kuu jeclahay, igamana aha inaad tahay qofka ugu quruxda badan, ee waa inaad tahay qofka ugu xeel dheer caadifad ahaan iyo kasbasho ahaan.

Qofka quruxda jeclaadana waa doqon, maxaa yeelay maalin maalmaha ka mid ah quruxdu waxay noqoneysaa xusuus. Dadka qaar qalbiyadooda ayaad ku hadhaa, ee ku dadaal inaad noqoto xusuus wanaagsan.

Waxaa laga yaabaa inaan wax muhiim ah kula ahayn, balse qalbigayga ayaad ahayd. Waan jecelahay inaan kula sheekeysto, aniga oo haddana aanan haynin wax aan sheego.

Jacaylka koowaad ma dhinto ee jacaylka dhabta ah ayaa u yimaada, oo isaga oo nool asaga ayaa ka adkaada. 💔🥀

~𝗦𝗵𝗮𝗿𝗶𝗳 𝗛𝗮𝗷𝗶

11/03/2025

Fariimaha iyo wicitaanada lama filaanka ahi aad ayay u qurux badanyihiin

Abdirahman

11/03/2025

Qof aan kuu dadaaleyn
Oo aan kuu diyaar noqon
Qorshihisa kugu darin

Ninka deydayaayoow
Alla Doonis Xumida🥲

~ A Abdullahi Royal

Waxaan indhahaaga ka dheehday riyooyinkii iga lumay oo dhan😘Abdirahman
10/03/2025

Waxaan indhahaaga ka dheehday riyooyinkii iga lumay oo dhan😘

Abdirahman

Address

Mogadishu

Telephone

+252682669338

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaceyl Side posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share