15/04/2025
Muqdishu, Talaado: 15/4/2025
Anagoo ah Dhalin yarada ururka Xasan Muuse ayaa manta deeq raashiin iyo xoolo nol iskugu jirta waxa aan gaarsiinay dhaawacyadii kuso dhaawacmay furimaha h**e ee gobolka Hiiraan