DaHab Business Consultancy

DaHab Business Consultancy DaHab Business Consultancy is Largest Technology Services Provider and somalia's leading Technology

Ma u baahantahay in laguu sameeyo Website Qiima jaban kuna Raali geliya.NUUCYADA WEBSITE-YADA laguu sameeynaayo:1. New W...
19/12/2022

Ma u baahantahay in laguu sameeyo Website Qiima jaban kuna Raali geliya.
NUUCYADA WEBSITE-YADA laguu sameeynaayo:
1. New Website
2. Ecommerce Website
3. Education Website
4. Online Courses Website
5. Construction Website
6. Consultant Website
7. Health Website
8: Charity Website
9. Blog Website

dhamaan websiteyadaan wayaan kuugu sameyneynaa qiima macquul ah
Wixii macluumaad ah nagala soo xiriir Whatsapp: 61 0615404832 / 0615328654

Dahabmal Business Consultancy Waa Hooyga Miradhalka Fikaradaha Maankaga Ka guuxayawaxan samaynay Qiimo dhismis aad u bal...
06/12/2022

Dahabmal Business Consultancy Waa Hooyga Miradhalka Fikaradaha Maankaga Ka guuxaya
waxan samaynay Qiimo dhismis aad u balaaran Ka faa'deyso
dalbo oo durbaba hel website-ka aad roboto Ganacsi ama Shirkad wayn And NGO's
Dalbo oo Qaado Durbadiiba
+252 61 5404832

Waad ka faaidaysan kartaa Fursad Deeq waxbarasho Dowlada Sucuudiga….Fadlan la wadaag qof ka faaidaysan karo.https://stud...
05/12/2022

Waad ka faaidaysan kartaa Fursad Deeq waxbarasho Dowlada Sucuudiga….

Fadlan la wadaag qof ka faaidaysan karo.

https://studyinsaudi.moe.gov.sa

بسم الله الرحمن الرحيم.Asc dhamaan Umadda soomaaliyeed gaar ahaan Macalimiinta Soomaaliyeed.Hordhac Xuska Maalinta Macal...
20/11/2022

بسم الله الرحمن الرحيم.
Asc dhamaan Umadda soomaaliyeed gaar ahaan Macalimiinta Soomaaliyeed.

Hordhac

Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
21-ka Nofeembar 2022

waxaa sanad kasta dalkeenna Soomaaliya laga xusaa maalinta macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar, Hamabalyo Dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed meelkasta ay dunida kajoogaan

Macalinku wuxuu xushmad iyo karaamo ku dhex leeyahay bulshadiisa maadaama uu soo saarayo ubaxa iyo aayaha bulshadiisaas, waa tusayalayaal fiican iyo dad ku dayasho leh ama lagu faano oo bulsho kastaa leedahay.

Diinta islaamkuna waxay gaarsiisay macalimiinta martabad aad u saraysa oo maamuus iyo qadarin ah.

كاد المعلم ان يكون رسولا.

Macalinka Soomaaliyeed waxuu kaalin weeyn ka qataa:

1. Bedalida Aragtida bulshada uu wax baraya.
2. Waxuu horsedaa in bulshada ay ilaaliyaan karaamada & sharafta Macalinka iyaga oo aaminsan in macalinka uu ka mid yahay waalidka ubaxa waxbaranaya.

Waxaan jeclahay in aan halkan ku kala dhigdhigo xarfaha uu ka koobanyahay erayga macallin waana sidan:

M《
M《Masuul
A 《Aqoonleh
C《Caadil ah
A《Anshax-wanaagsan
L《Layliye
L《Lataliye
I《ftiimiyaha
N《 Nolosha

Dhammaan Xarfahaasi waxay u taagan yihiin sifooyinka iyo tilmaamaha wanaagsan ee macallinku leeyahay, iyo xirfadaha uu isticmaalo si uu qofaan wax aqoon uga dhigo qof wax yaqaanna.

FG: Waxaan umahad celinayaa dhamaan maclamiinteydda kasoo qeyb qaatay waxbarashadeydda dugsiga qurank kariimka iyo culuumta maadiga dugsiga hoose ilaa heer Bachlor 🎓 waxaan idin leeyahay waad kumahasantiin dedaalka aad igeliseen.

20/11/2022

ASC ASXABTA Sharafta leh habeen wanaagsan waxaan idinka codsaneynaa bulshadeena sharafta badan waa in aad inoo soo follow gareysan page keena Shirkada Dahabmal Business Consultancy , waxaan idinka caawin doonaa Business Consultancy, cidkastoo inoo soo gudbiso codsigeeda Mahadsanidiin waxaan idinka rajeyneyna taradas iyo kabadan in aad nagu gaarsiisiin Allah Mahadle

IILAAH AYAA MAXAD ISKA LEHWaxan dhamaynay Website-kii aan u Dhisnay Gobaad Foundation  NGO https://Gobaad.orgWixi faafaa...
19/11/2022

IILAAH AYAA MAXAD ISKA LEH
Waxan dhamaynay Website-kii aan u Dhisnay Gobaad Foundation NGO https://Gobaad.org
Wixi faafaahin dheeri Kala xariir +252 61 5404832
https://dahabmal.com

Waa Mid Anfaci doonto Qof Walbo Oo Aqristo Adkaartaan isla Markaane Joogteeyo Galab iyo Subax , Naftaada , Maalkaaga iyo...
23/09/2022

Waa Mid Anfaci doonto Qof Walbo Oo Aqristo Adkaartaan isla Markaane Joogteeyo Galab iyo Subax , Naftaada , Maalkaaga iyo Ehelkaga Waa Laguu Xafidaa , Wax Ku dhibo Ma arki doontid.

من أذكار الصباح:

1- ﴿اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ من عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ﴾.
🌿🌿🌿🌿🌿
2- بسم الله الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ ﴿قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ* اللَّهُ الصَّمَدُ* لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ* وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ﴾. 3 مرات.
🌿🌿🌿🌿🌿
3- بسم الله الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ ﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ* مِن شَرِّ مَا خَلَقَ* وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ* وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ* وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ﴾. 3مرات.
🌿🌿🌿🌿🌿
4- بسم الله الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ ﴿قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ* مَلِكِ النَّاسِ* إِلَهِ النَّاسِ* مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ* الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ* مِنَ الْجِنَّةِ وَ النَّاسِ﴾ 3 مرات.
🌿🌿🌿🌿🌿
5- (أصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ الْمُلْكُ لِلَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، لاَ إِلَهَ إلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، رَبِّ أَسْأَلُكَ خَيْرَ مَا فِي هَذَا الْيَوْمِ وَخَيرَ مَا بَعدَهُ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا فِي هَذَا الْيَوْمِ وَشَرِّ مَا بَعدَهُ، رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكَسَلِ وَسُوءِ الْكِبَرِ، رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابٍ فِي النَّارِ وَعَذَابٍ فِي الْقَبْرِ.
🌿🌿🌿🌿🌿
6- (اللَّهُمَّ بِكَ أَصْبَحْنَا، وَبِكَ أَمْسَيْنَا، وَبِكَ نَحْيَا، وَبِكَ نَمُوتُ وَإِلَيْكَ النُّشُورُ).
🌿🌿🌿🌿🌿
7- (اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعتُ، أَبُوءُ لَكَ بِنِعمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِر لِي فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلاَّ أَنْتَ).
🌿🌿🌿🌿🌿
8- (اللَّهُمَّ إِنِّي أَصْبَحْتُ أُشْهِدُكَ، وَأُشْهِدُ حَمَلَةَ عَرْشِكَ، وَمَلاَئِكَتِكَ، وَجَمِيعَ خَلْقِكَ، أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، وَأَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُكَ وَرَسُولُكَ) 4 مرات.
🌿🌿🌿🌿🌿
9- اللَّهُمَّ مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعمَةٍ أَوْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ.
🌿🌿🌿🌿🌿
10- (اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالفَقْرِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ). 3 مرات
🌿🌿🌿🌿🌿
11- (حَسْبِيَ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيهِ تَوَكَّلتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ). 7 مرات
🌿🌿🌿🌿🌿
12- (اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي: دِينِي وَدُنْيَايَ وَأَهْلِي، وَمَالِي، اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي، وَآمِنْ رَوْعَاتِي، اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَينِ يَدَيَّ، وَمِنْ خَلْفِي، وَعَنْ يَمِينِي، وَعَنْ شِمَالِي، وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحتِي).
🌿🌿🌿🌿🌿
13- (اللَّهُمَّ عَالِمَ الغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ، رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ الشَّيْطانِ وَشَرَكِهِ، وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءاً، أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ).
🌿🌿🌿🌿🌿
14- (بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلاَ فِي السّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ) 3 مرات
🌿🌿🌿🌿🌿
15- (رَضِيتُ بِاللَّهِ رَبَّاً، وَبِالْإِسْلاَمِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّاً) 3 مرات
🌿🌿🌿🌿🌿
16- (يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغيثُ أَصْلِحْ لِي شَأْنِيَ كُلَّهُ وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ).
🌿🌿🌿🌿🌿
_______________La wadaag Asxabta Kale________

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DaHab Business Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DaHab Business Consultancy:

Share

Category