04/10/2026
Maxaan ku soo arkay Muqdisho? 🇸🇴
3 sano ayaa laga joogaa markii Muqdisho igu dambeysay, balse markan waxaan keenay mashaariic iyo adeegyo cusub oo LED Screen ah. 💡📺
Waxaan fulinnay mashaariic LED Screen ah oo ay kamid tahay Makkah Al-Mukarramah, waxaana sidoo kale booqannay Dahab Tower — oo kamid ah dhismayaasha caanka ah ee Muqdisho, isla markaana ka mid ah dabaqyada ugu dhaadheer magaalada.
Booqashadan waxaa ii suurageliyey saaxiibkey Eng. Ahmed Hassan Harbi, oo aan uga mahadcelinayo taageerada iyo soo dhoweynta. 🤝
Sidoo kale, adeegyada Hafun Marketing Agency waxaa naga soo dalbaday macaamiil badan, waxaana hadda kusoo darnay adeeg cusub:
🔧 Dayactirka iyo Repair-ka LED Screen Modules
📏 LED Screen cabbir kuu gaar ah
🚚 Keenis & Supply
🛠️ Installation & Setup
💡 La-talin iyo xalal LED Screen
Haddii aad u baahan tahay LED Screen cusub, dayactir, module replacement, cabbir gaar ah ama rakibid, nala soo xiriir.
Dalbo adeeggaaga maanta.
📩 Hafun Marketing Agency
Let us grow your Brand.
www.hafunmarketing.com