16/04/2026
๐๐๐น๐ฎ๐ป ๐๐-๐ฎ๐ณ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐ผ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฒ๐๐ป
Hage Media & Ministry of health- somalia
Waxaan Noo farxad ah inaan Booqasho iyo kulan wada shaqeyn la qaadanay Wasaaradda Caafimaadka
Waxaan u maahdcelinana Dhammaan Masuuliyiintii nagu soo dhaweysay oo uu ugu horeeyo Xog-hayaha Guud ee wasaaradda .
Kulan waxa uu dhalindoona wada shaqeyn xooggan oo dhamari doonta Hage Media iyo Wasaaradda Caafimaadka somalia