Kaarto Design

Kaarto Design kusoo Dhawoow Kaarto Design Waxaan qabanaa adeegyada at ka midka yihiin sida Boorarka, Loogada, Sha

Sawirada Xaflada Macalimiinta Soomaaliyeed Oo ay soo agaasimeenArdeyda iskuulka Hoyga Xamar
24/11/2025

Sawirada Xaflada Macalimiinta Soomaaliyeed
Oo ay soo agaasimeen
Ardeyda iskuulka Hoyga Xamar

Kulan Duco iyo quraan Akhris Fasalada f4 iyo 8aad 2024-2025Sawirada guud
09/05/2025

Kulan Duco iyo quraan Akhris
Fasalada f4 iyo 8aad 2024-2025

Sawirada guud


Hoyga XamarClass f4 iyo 8aad Boor kulan Duco iyo quraan Akhris
08/05/2025

Hoyga Xamar
Class f4 iyo 8aad
Boor kulan Duco iyo quraan Akhris

Shalay oo Arbaco 7-may-2024  Ardeyda Hoyga Xamar (Ceelasha) ee fasalada af4iyo 8aad ayaa soo qaban qaabiyey kulan duco, ...
08/05/2025

Shalay oo Arbaco 7-may-2024 Ardeyda Hoyga Xamar (Ceelasha) ee fasalada af4iyo 8aad ayaa soo qaban qaabiyey kulan duco, Quraan akhris iyo Abaal marin isugu jira .
Dhamaan waxaan u Rajeyneynaa Ineey Natiijo wanaagsan ka keenaan imtixaanka Qaran.

Ardeyda ayaa sidoo kale Macalimiinta Shahaado sharaf gudoonsiiyey kagana mahadceliyey Juhdiga iyo dadaalkq ay ku bixiyeen.

Part 1 : Sawirada Shahaado gudoonsiinta.



Sadaali kulanka galabta
03/03/2025

Sadaali kulanka galabta

Hambalayo fasalka form two ee schoolka Aadan Cade primary & secondary school
03/03/2025

Hambalayo fasalka form two ee schoolka Aadan Cade primary & secondary school

Saadaali Guuleystaha galabta ma'mur primary and secondary school           Baraarug Inspiration Kaarto Production Media ...
02/03/2025

Saadaali Guuleystaha galabta
ma'mur primary and secondary school

Baraarug Inspiration Kaarto Production Media ECOL collection

Saadaali Kulanka Maanta Aadan Cade primary & secondary school           Baraarug Inspiration Kaarto Production Media ECO...
02/03/2025

Saadaali Kulanka Maanta
Aadan Cade primary & secondary school

Baraarug Inspiration
Kaarto Production Media ECOL collection

Sawirada Ciyaartii Shalay f4A iyo F2AEe iskuulka Ma'muur primary and secondary school
27/02/2025

Sawirada Ciyaartii Shalay f4A iyo F2A
Ee iskuulka Ma'muur primary and secondary school


Hambalyo class f4A oo galabta guul kala hoyday ciyaar dhex martay iyaga iyo fasalka f2AEe iskuulka Ma'muur 🏆
26/02/2025

Hambalyo class f4A oo galabta guul kala hoyday ciyaar dhex martay iyaga iyo fasalka f2A
Ee iskuulka Ma'muur 🏆

Hambalyo fasaka 8B ee iskuulka Aadan cadde
26/02/2025

Hambalyo fasaka 8B ee iskuulka Aadan cadde

Waxaa galabta wada Ciyaari doona fasalada kala ah 8A iyo 7aad ee iskuulka Aadan Cade primary & secondary school         ...
26/02/2025

Waxaa galabta wada Ciyaari doona fasalada kala ah 8A iyo 7aad ee iskuulka Aadan Cade primary & secondary school


Baraarug Inspiration Kaarto Production Media

Nasiibkaaga tijaabi yaa galabta guuleysan doona.

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 18:00 - 00:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 07:15 - 19:30
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaarto Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share