23/05/2026
DEG DEG: Dowladda Federalka Somalia Ayaa Xilligaan Ciidamadii ugu badnaa oo kamid ah kuwa Haramcad Iyo NISA Geysay deegaanada laga soo galo Magaalada Muqdisho Sida Gubadleey Iyo Deyniile oo dhaca Waqooyiga Iyo Koonfurta Caasimada.
Wali macada u jeedada rasmiga ah Ciidankaan loogeeyey goobahaas balse waxaa jirta in bilowga isbuuca soo socda ay mucaaradku qorsheeyeen banaanbaxyo waa weyn oo ka dhaca Caasimada Muqdisho.