Adeegsan Printing and Publishing House

Adeegsan Printing and Publishing House ADEEGSAN Printing and Publishing House – APPH-is the digital printing and publishing company

ADEEGSAN Printing and Publishing House – APPH-is the digital printing and publishing company dedicated to provide a high-quality printing and publishing services to its clients to help them excel beyond their business targets.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mukhtaar Cabdi, Caamir Yare, Abdi Qadir
26/09/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mukhtaar Cabdi, Caamir Yare, Abdi Qadir

Xarunta Daabacadda Adeegsan Printing & Publishing House waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa shacabka Soomaaliyeed munaasab...
30/06/2025

Xarunta Daabacadda Adeegsan Printing & Publishing House waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo 1960 – maalintii ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, ayna Midoobeen Labada Gobol ee waqooyi iyo koonfur.

Maalintan waxay astaan u tahay geesinimo, halgan iyo riyo qaran oo rumoowday. Waa maalin aan ku xasuusanno halyeyadii naf iyo maalba u huray xorriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸Maamulka & Hawlwadeennada Madbacadda Adeegsan waxay Hambalyada iyo farxadda Ciidul Fidriga la wadaagayaan G...
29/03/2025

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸

Maamulka & Hawlwadeennada Madbacadda Adeegsan waxay Hambalyada iyo farxadda Ciidul Fidriga la wadaagayaan Guud ahaan umaddaha Islaam-ka ah si gaar ah Ummadda Soomaaliyeed

Waxaynu idiin leenahay Ciid Wanaagsan, Farxad & Nabad ku Ciida.

‎تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
‎كل عام و انتم بخير


28/02/2025

Soonqaad Wanaagsan

Maamulka iyo Howlwadeenada Xarunta Daabacadda Adeegsan waxa ay Umadaha Islaamka Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeynayaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa bil ay naxariista Alle furan tahay, dembidhaafka la helo, Jannada albaabadeeda la furo, Naartana albaabadeeda la xiro. Waa bil fursad weyn u ah ruux kasta oo raba inuu Alle u dhawaado.

Waxaa la gaaray waqtigii aan qalbigeena daahiri lahayn, cibaadada badin lahayn, sabarka baran lahayn, Qur’aanka akhrin lahayn, sadaqada bixin lahayn, una gargaaran lahayn kuwa baahan.

Waxaan idiin diyaarinay Adeeg daabacaad oo dhameestiran Si aad noola soo xiriirto Guji Linkigaan WhatsAppka https://wa.m...
28/12/2024

Waxaan idiin diyaarinay Adeeg daabacaad oo dhameestiran Si aad noola soo xiriirto Guji Linkigaan WhatsAppka
https://wa.me/message/MWUH6IKFX7M4F1

Offset Printing
Digital Printing
Large Format Printing
Screen Printing
Heat Press Printing
3D Printing

HQ Office :Via Nigeria Road, Oppsite Peace Garden, Hamarweine District, Mogadishu, Somalia

Maamulka iyo Howlwadeenada Madbacadda Adeegsan Waxa ay ugu hambalyeeynayaan Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed sannad-guurada ...
30/06/2024

Maamulka iyo Howlwadeenada Madbacadda Adeegsan Waxa ay ugu hambalyeeynayaan Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay Markii gumeeystihii taliyaaniga ka xoreebeen Gobolada Koonfureed iyo Israacii Ummadda Soomaaliyeed ee 1-dii Luuliyo 1960kii

Hambalyo Munaasabadda Afar iyo Lixdan guuradii kasoo wareegtay Markii Ummadda Somaliyeed Gaar ahaan Gobolada Waqooyi ee ...
25/06/2024

Hambalyo Munaasabadda Afar iyo Lixdan guuradii kasoo wareegtay Markii Ummadda Somaliyeed Gaar ahaan Gobolada Waqooyi ee Ka xoroobeen Gumeestihii Ingiriiska 26 Juun 1960kii

Soomaloo calan taagta
Saakay noogu horraysa oo
Saddex wiig iyo maalmo
Haddaan Soor cuni waayo
Safrad laygama yaaboo
Sarina mayso naftayda e
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamow
An siduu yahay eegno e
Kaana siib kanna saar

Abwaan Cabdulaahi Suldaan Timacade { AUN }

Offset Printing  printing and publishing house
22/06/2024

Offset Printing printing and publishing house

Jimco Mubaarak dhamaan Macaamiisheena Adeegsan Printing and Publishing House
20/06/2024

Jimco Mubaarak dhamaan Macaamiisheena Adeegsan Printing and Publishing House

Madbacadda Adeegsan waxa kuugu diyaar ah dhamaan Adeegyada Daabacaadda oo dhameestiran                                  ...
19/06/2024

Madbacadda Adeegsan waxa kuugu diyaar ah dhamaan Adeegyada Daabacaadda oo dhameestiran

HQ Office Via Nigeria Road, Opposite Peace Garden, Hamarweine District, Mogadishu, Somalia

Mobile :+252 618278421 | +252 619511113
+252 612388886 | +252 614444373

Qiima dhimis 30%Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed waxaan macaamiisheenna ugu tala galnay qiimo dhimis 30% dhamaan Adeegya...
17/06/2024

Qiima dhimis 30%

Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed waxaan macaamiisheenna ugu tala galnay qiimo dhimis 30% dhamaan Adeegyada Madbacadda Adeegsan

Macamiil Ka Faa’iideyso Fursadaan oo ku eg 20 June 2024 16:59PM, Waxaas nagala soo kartaa Numberada Hoos ku xusan

Mobile :0618278421 | 0612388886
0619511113 | 0614444373

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252619511113

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adeegsan Printing and Publishing House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adeegsan Printing and Publishing House:

Share