Muhammed Husseni saeed

Muhammed Husseni saeed welcome All my friends

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Guul ✊🏽 AMISOM ❌
21/11/2021

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Guul ✊🏽 AMISOM ❌

16/04/2021

Heey I'm Muhammad Hussein saeed

Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
13/03/2021

Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIRMuqdusho, Jannaayo 28, 2021: Ma...
28/01/2021

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR

Muqdusho, Jannaayo 28, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.

Madaxweynaha ayaa u cuskaday meelmarinta go’aankii Golaha Shacabka ee 27kii bishii Juun 2020, geeddi socodkii dheeraa ee loo soo maray raadinta matalaad uu Gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare, cabashooyinka ay shacabka Gobolka Banaadir ka muujiyeen matalaad la’aanta muddo xileedka Aqalka Sare ee Barlamaanka 10aad oo ah xuquuq aasaasi ah oo uu dastuurka KMG siiyay si lamid ah gobollada kale ee dalka iyo codsiyadii isdaba joogga ahaa ee hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed.
Sidaas daraadeed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu xeeriyay inuu Gobolka Banaadir ku yeesho Barlamaanka 11-aad 13 kursi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa faray Golaha Xukuumadda in ay xeeriyaan habraac u gaar ah matalaadda Gobolka Banaadir oo ay ka muuqato isku dheelitirnaan bulshada Soomaaliyeed, iyada oo qaddarin gaar ah laga siinayo deegaanka Caasimadda lana fulinayo inta lagu guda jiro doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Cabdirashiid Maxamed Xaashi
Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

E-mail: [email protected]
Twitter:
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Youtube:https://www.youtube.com/XafiiskaWarfaafinta/

Explore Villa Somalia's 4,301 photos on Flickr!

Aabaha umada somaliyeed  general Mohamed Abdullahi Mohamed farmaajo Dhamaan shacabka xalaasha ah Adiga ayay kurabaan int...
08/12/2020

Aabaha umada somaliyeed general Mohamed Abdullahi Mohamed farmaajo Dhamaan shacabka xalaasha ah Adiga ayay kurabaan inta Yar xaraan quute ah oo Aad albaabada tuuganimada ka xirtay oo hadda Daaqadaha taagan wax kaama qaadi karaan Haday leeyihiin xamar anagaa leh Somaliya xamar Kali Kuma koobna ارذالله واءسع shacabka somaliyeed marnaba marabaan bililiqo iyo b**b iyo xaraan quute nimo Waxaasi walaga towbad kenaa ee Aduunka waalaga horumaray ee Qaran Dumiska waxaan Idin kula talinayaa somaliya hadiii Aadan wax utareyn wax haudhimina wayo Waalidiintiina iyo Awlaadiina utura

Yaa isheegi kara micnaha ey lee yihiin xidigo garbaha lagu dhoobo mar hadii dadkiinee kukuunyo gumaadeydo si xaqdaro ah ...
26/09/2020

Yaa isheegi kara micnaha ey lee yihiin xidigo garbaha lagu dhoobo mar hadii dadkiinee kukuunyo gumaadeydo si xaqdaro ah weliba ciidoodi inta ugu timid ku baabi,ineyso
Tan xigta waxaa aad caloosha iiga hurisay maamo oyneysa kuna qeylineysa farmaajow naga soo gaar maamadas ma oga miyaa caasimadii dalka in shisheeyuhu shacabka ku gumaado kan madaxweynaha sheeg tana uu indhaha ka daawanayo oo xitaa wax uu hadala uusan ka dhehen lkn nasiib xumo wexey tahay mar hadii aanan amar duldhigi karin ciidanka xooga iney jwb cad ka bixiyaan xasuuqas soo dantu tacsi uun inan diro ima badin
Intii dhimatay alaha u naxariisto inta maqana gacantooda allaha ka soo daayo. Hada waa inaan garab sinaa hadaanu nahay reer Somaliland..Yaa isheegi kara micnaha ey lee yihiin xidigo garbaha lagu dhoobo mar hadii dadkiinee kukuunyo gumaadeydo si xaqdaro ah weliba ciidoodi inta ugu timid ku baabi,ineyso
Tan xigta waxaa aad caloosha iiga hurisay maamo oyneysa kuna qeylineysa farmaajow naga soo gaar maamadas ma oga miyaa caasimadii dalka in shisheeyuhu shacabka ku gumaado kan madaxweynaha sheeg tana uu indhaha ka daawanayo oo xitaa wax uu hadala uusan ka dhehen lkn nasiib xumo wexey tahay mar hadii aanan amar duldhigi karin ciidanka xooga iney jwb cad ka bixiyaan xasuuqas soo dantu tacsi uun inan diro ima badin
Intii dhimatay alaha u naxariisto inta maqana gacantooda allaha ka soo daayo.

By.... Muhammad Hussain Saeed

By.... Muhammad Hussain Saeed

Ragii Maanta Kenyaatiga Ceyrsaday Meeqa Love Ah💙Ayay naga Mudanyihiin💪.1K+Like Degdeg ah.
26/09/2020

Ragii Maanta Kenyaatiga Ceyrsaday Meeqa Love Ah💙Ayay naga Mudanyihiin💪.

1K+Like Degdeg ah.

Jumca mubaarak
24/07/2020

Jumca mubaarak

Address

Somalia Mugadisho
Mogadishu
HOLWADAAG

Telephone

+252617440144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muhammed Husseni saeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muhammed Husseni saeed:

Share