Diir-haro Media

Diir-haro Media Warbaahinta deegaan weynaha diirharo gedo soomaaiya.

08/12/2022

Taarikhda degmada ceelcadde

Carab cabdi shaqlane waxa uu ka mid yahay Rag dhawr ah  kuwaasi oo caadeystay dhaca dhulalka KISMAYO  iyaga oo shacabka ...
09/09/2022

Carab cabdi shaqlane waxa uu ka mid yahay Rag dhawr ah kuwaasi oo caadeystay dhaca dhulalka KISMAYO iyaga oo shacabka ku weerarayo hubkii iyo gaadiidkii tiknikada jubbaland.
Hadda waxa uu si xoog ah uu rabaa in uu ku gato dhul ay leeyihiin Reer Daauud Warsame oo caan ka ah kismaayo.

Dhulkaas oo ku yaala Xafada farjano waaxda halkan iskuulka badar dhabarkiisa dambe.

Dhulkas oo leh dukumiinti sharci ah. Reer Daauud warsame marki ay ka dacweeyeen maamulka kismayo iyo maxkamada waxaa si cad loogu sheegay in aysan waxbo ka qaban karin.
Hadaba reer Daauud Warsame waxay mar kale cabasho u gudbinayaan Maamulka Jubaland ee uu ugu h**eeyo Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wax garadka beesha uu ninkan ka soo jeedo.
DIGNIIN
shacabka ku nool magaalada kismaayo waxaa lagu war galinayaa in aysan Gadan karin ama Beecin karin dhulkan oo ay leeyihiin AGoonta reer Daauud Warsame.
Mahadsanidiin

Yahye soofe

Waxaa lagu qabtay magaalada kampala ee caasimada dalka uganda munaasabada lagu xusayay maaalinta Cafiska ee Soomaaliyeed...
29/07/2022

Waxaa lagu qabtay magaalada kampala ee caasimada dalka uganda munaasabada lagu xusayay maaalinta Cafiska ee Soomaaliyeed oo sanad walba la xuso 28 july , waxaana ka soo qeyb galay dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda .

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay xildhibaano heer federaal Somalia ah , madaxda jaaliyada iyo Ardayda , waxaana lagu soo bandhigay waxii Cafis u qabsoomay Sanadkii la soo dhaafay ayadoona la codsaday in loo aqoonsado maalintaan maalin Qaran .

Madasha Kasmaal oo marti galineesay munaasabada ayaa ku soo bandhigtay dood cilmiyeed ciwaankeedu ahaa “Muhiimada uu cafiska u leeyahay bulshada soomaaliyeed” uuna marti ku ahaa Xildhibaan mohamed Ibrahim Macalimuu .

Waxaana isaga iyo dhalinyaradio aqoomyahanada ahaa dhex martay dood cilmiyeed qurux badan oo cafsika looga hadlay .caasimada dalka uganda munaasabada lagu xusayay maaalinta Cafiska ee Soomaaliyeed oo sanad walba la xuso 28 july , waxaana ka soo qeyb galay dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda .

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay xildhibaano heer federaal Somalia ah , madaxda jaaliyada iyo Ardayda , waxaana lagu soo bandhigay waxii Cafis u qabsoomay Sanadkii la soo dhaafay ayadoona la codsaday in loo aqoonsado maalintaan maalin Qaran .

Madasha Kasmaal oo marti galineesay munaasabada ayaa ku soo bandhigtay dood cilmiyeed ciwaankeedu ahaa “Muhiimada uu cafiska u leeyahay bulshada soomaaliyeed” uuna marti ku ahaa Xildhibaan mohamed Ibrahim Macalimuu .

Waxaana isaga iyo dhalinyaradio aqoomyahanada ahaa dhex martay dood cilmiyeed qurux badan oo cafsika looga hadlay .

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid adan ayaa ...
13/05/2022

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid adan ayaa manta kulan la yeeshay qaar ka mid ah Mudaneyaasha Barlamanka JFS ee ka so kala galay Galmudug iyo Jubbaland.

Kulankaan ayaa waxa u ahaa kulan looga hadlayay xoojinta midnimada iyo wadashaqeynta mudaneyaasha labada aqal ee kasoo kala jeeda labada maamul ee Galmudug iyo Jubbaland oo ka kooban 17 mudane.

Sido kale Kulanka waxaa ka so qaybgalay Waxgarad ka soo jeeda labada Dowlad Goboleed ee kala ah Galmudug iyo Jubbaland.

Wa qaar ka mid ardaydi ka qalin badalatay jamacada gedo oo deeq daawo ah gaarsiyay isbitalka wayn  ee khaliil ee degmada...
01/05/2022

Wa qaar ka mid ardaydi ka qalin badalatay jamacada gedo oo deeq daawo ah gaarsiyay isbitalka wayn ee khaliil ee degmada baladxawo

Maxay la micno tahay in Guddoomiyaha Golaha Sjacabka siyaabahan kala duwan u qaabilo Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha?
30/04/2022

Maxay la micno tahay in Guddoomiyaha Golaha Sjacabka siyaabahan kala duwan u qaabilo Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha?

Kusoo dhawaada diirharo media
30/04/2022

Kusoo dhawaada diirharo media

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sh.Aadan Madoobe ayaa fasax afar maalmood ah siiyey xildhibaannada isaga oo sheegey in khil...
30/04/2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sh.Aadan Madoobe ayaa fasax afar maalmood ah siiyey xildhibaannada isaga oo sheegey in khilaafka ka taagan kuraasta Gedona uu xallin doono.

"Koox gaar ah lama socdo, wixii annaga naga horreeyeyna shaqo kuma lihin wixii maanta ka bilow waxyaabaha yaryar ee jira si cadalaad ah ayaan u xallin doonaa" - Aadan Madoobe.

Diirharo media

Degdeg waxaa soo galay xarunta Barlamanka Rag laga keenay Celwaaq  afku u duuban yahay caguhu jeexjexan Yihiin oo dhar j...
30/04/2022

Degdeg waxaa soo galay xarunta Barlamanka Rag laga keenay Celwaaq afku u duuban yahay caguhu jeexjexan Yihiin oo dhar jeexjeexan wata oo beeralay ah waa in deg deg looga Saraa Xildhibaan Raysal qorane

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe Ayaa maanta kulanki...
30/04/2022

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe Ayaa maanta kulankiisa ugu h**eeyey shir guddomiyey waxan Maanta uu xilka kala wareegay Guddomiyihii h**e Baarlamankii 10-aad Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman

Sidokale kulanka waxa goob ka ahaa Guddomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar Iyo Guddomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar ABshirow

Diirharo media

Address

Makah Almukarama
Mogadishu
25261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diir-haro Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share