Bakol News

Bakol News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bakol News, Social Media Agency, Mogadishu.

13/07/2026
30/06/2026

Fariin Garnaqsi iyo Xaq Raadis

Waxaan halkan ku caddeyneynaa mowqifka ku saabsan xuquuqda siyaasadeed iyo matalaadda saxda ah ee beesha Geelidle ee Gobolka Baay.

taariikhda rasmiga ah muujinayaan, Gobolka Baay wuxuu ka kooban yahay degmooyin muhiim ah oo ay ka mid yihiin Baydhabo, Qansaxdheere, Diinsoor iyo Buurhakabo, halka Bardaale, ay ka mid tahay degmooyinkii la magacaabay wixii ka dambeeyay 1990.

Beesha Geelidle waa beel si ballaaran u degta Gobolka Baay, gaar ahaan degmooyinka Baydhabo, Qansaxdheere iyo Diinsoor, taas oo ka dhigaysa awood bulsho, deegaan iyo mid siyaasadeed oo muuqata, isla markaana laf-dhabar u ah jiritaanka iyo horumarka gobolka.

Iyadoo laga duulayo xaqiiqadaas dhabta ah, waxaa cad in xilka Guddoomiyaha Gobolka Baay uu yahay xuquuq siyaasadeed oo ay beesha Geelidle si cadaalad iyo matalaad sax ah u leedahay maadaama ay door muuqda ku leeyihiin inta badan degmooyinka gobolka.

Waxaan ugu baaqeynaa waxgaradka, siyaasiyiinta, dhalinyarada iyo guud ahaan bulshada Geelidle inay mideeyaan mowqifkooda, kana shaqeeyaan xaqooda si wadajir, nabad, is-afgarad iyo wada-tashi ku dhisan.

Sidoo kale, waxaan ugu baaqeynaa madaxda sare ee dowladda iyo cid kasta oo door ku leh magacaabista maamulka Gobolka Baay inay si dhab ah u tixgeliyaan xaqiiqada ku saabsan deegaan, matalaad iyo cadaalad siyaasadeed.

Beesha Geelidle xaqeeda way raadsaneysaa, waana xaq dastuuri ah oo aan laga hor istaagi karin. Waxaa lagama maarmaan ah in ay hesho saamiga iyo matalaadda ku habboon, gaar ahaan xilka Guddoomiyaha Gobolka Baay.

Daljire Isack Yare oo Barta Tiktokisa uu Gaarey 30k fallows Sxb qli Hambalyo Hambalyo ka badan ayaad u qalanta Guuleyso ...
18/05/2026

Daljire Isack Yare oo Barta Tiktokisa uu Gaarey 30k fallows Sxb qli Hambalyo Hambalyo ka badan ayaad u qalanta Guuleyso Daljire.💪

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakol News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bakol News:

Shortcuts

Share