Badeec - Bile

Badeec - Bile Bar kulanka macmiilka iyo ganacsadaha

05/06/2023
01/06/2023

Xayeysiintan waxan u sameynay macmiilkeenna
Mustaqbal Primary & Secondary School

Bahda Badeec - Bile ayaa kuu tix gelinaya dalabkaaga.

28/05/2023

WHAT IS DIGITAL MARKETING?

HERE WE GO CUSTOMERS .

Hadii aad dooneyso inaan kaala shaqeyno kobcinta ganacsigaaga curdinka ah. Waxaan kuu heynaa adeeg qiimo jaban. Waxana k...
18/05/2023

Hadii aad dooneyso inaan kaala shaqeyno kobcinta ganacsigaaga curdinka ah. Waxaan kuu heynaa adeeg qiimo jaban. Waxana kuu tixgelineynaa dalabkaaga.
Kusoo dhawow Badeec - Bile

02/03/2023

Xayeysiintan lagu malabeeyey ereyada abwaan ee mcnaha leh, waxan u sameynay macmiilkeenna kasmo primary and seconadry school

Badeec - Bile waxad ka heleysaa dalabkaaga gaarka ah.

Barasho wanaagsan soomaaliyey, muuqaalkii is barashadana waad naga heysaan. Dhowaanba howluhu si wacan bey u billaaban d...
24/02/2023

Barasho wanaagsan soomaaliyey, muuqaalkii is barashadana waad naga heysaan.
Dhowaanba howluhu si wacan bey u billaaban doonaan I.A ee nala socda.
Jumca mubaarak

24/02/2023

MUUQAALKA IS BARASHADA

Iyadoo la wada ogyahay sida xayeysiintu muhim ugu tahay ganacsi waliba, ayaa haddana waxaa ganacsatada u wanaagsan iney doortaan Xayeysiin la ogaan karo miro dhalkeeda.

Casrigan la joogo ganacsiyada oo dhami waxey u baahanyihiin iney la xiriiraan bulshadooda/macaamiishooda. Annaguna hadaan nahay Badeec - Bile waxan isu xil saarnay inan xoogga saarno arrinkaas. Miraha kasoo baxana si wanaagsan loogu nacfiyo.

Soo dhawaada dhamaantiin.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badeec - Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share