Super online market

Super online market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Super online market, Advertising/Marketing, Ceelasha biyaha, Mogadishu.

XaraashBugaag stationary oo xaraash ah Buukasto.Intaxabo ee laga haayoIyo qiimaha xabaddiWay ku dul qoran tahayFadlan ha...
03/06/2022

Xaraash
Bugaag stationary oo xaraash ah
Buukasto.
Intaxabo ee laga haayo
Iyo qiimaha xabaddi
Way ku dul qoran tahay
Fadlan haddi aad u bahan tahay laxariir
0615318983/0618913252

Calooshaad jici oo isticmaal saliiddan dabiicigaah si aad u hesho call now 0615318983 on whats upp
26/06/2021

Calooshaad jici oo isticmaal saliiddan dabiicigaah si aad u hesho call now 0615318983 on whats upp

Asc asxabta ku xiran page-ka supper online market waxaan idin leenahay Ramadaan kareem ilaahay hanaga dhigo kuwii ka fa ...
12/04/2021

Asc asxabta ku xiran page-ka supper online market waxaan idin leenahay Ramadaan kareem ilaahay hanaga dhigo kuwii ka fa iidaysta.aaamiin aamin amiin

06/04/2021

Daawaadaan waa daawo dabiici ah oo xanuuno badan daawo u ah
Si aad u hesho jumlo iyo tafaariq fadalan laxa riir 0615318983
Sidoo kale wlal share garee si dad u baahan ay u gaarto. Mahadsanid.

asc asxaab ku xiran page super online market aad baan idiin salaamayaa salaan kadib maanta waxaan idiinkeenay dawo tayo ...
13/03/2021

asc asxaab ku xiran page super online market aad baan idiin salaamayaa salaan kadib maanta waxaan idiinkeenay dawo tayo sare leh oo xaqiiqatan aad loogu baahan yahay
waxaana idinka codsanaynaa inaad page like sartaan
postigaana share dhahdaan si ay ugaarto dad badan oo laga yaabo inay u baahan yihiin.
mahadsanidiin.

asc dhamaan asxaabta ku xiran page ka super online marker waan idiin salaamay salaan ka dib waxaan idiin keenay daawaada...
17/02/2021

asc dhamaan asxaabta ku xiran page ka super online marker waan idiin salaamay salaan ka dib waxaan idiin keenay daawaadaan oo u fiican maqaarka ayna farsameysay company-ga caanka ah ee coral ee dalka india waxaa naga helaysaan jumlo iyo tafaariiq
qofkii u baahan hanaga la soo xariiro 0615318983 telegram

Asc asxabta ku xiran page ka Super online market waxaan idin leeyahay maalinka ha idin wacnaado.Macmiil maka cabanaysaa ...
08/11/2020

Asc asxabta ku xiran page ka Super online market waxaan idin leeyahay maalinka ha idin wacnaado.
Macmiil maka cabanaysaa xanuunadan
1: yiridka
2: sanaboorka
3: qufaca
4: kiliyaha oo ku xanuuna
5: kaadida oo ku gubta
6: kaadida oo fakato.
7: kaadi mareenka oo xanuun kadarento
8: infakshanka
9: iyo caloosha oo ku adkaata.
Haday jawaabtaadu haa tahay hamoogaan daawo dhireedkan lamagac baxday general oo ay farsamaysay wofed herbal center
Si aad u hesho daawadaan adigoo gurigaaga joogo fadlan la xariir fadlan la xariir 0615318983/0615508466
Ama massage noogu dhaaf page-ka

khinzirkan iyo gaalada lamid ka ah waxaan leenahayAllow tiradooda koobmid midna udilqofna haka reebin اللهم احصهم عدداوا...
29/10/2020

khinzirkan iyo gaalada lamid ka ah waxaan leenahay
Allow tiradooda koob
mid midna udil
qofna haka reebin
اللهم احصهم عددا
واقتلهم بددا
ولا تبقي منهم احدا

asxabey waxaa kale oo keenay qalin qori cajiib ah oo nooca calasig ah wuxuu wataa 200 xabo miraha wax lagu qoro fadlan h...
27/10/2020

asxabey waxaa kale oo keenay qalin qori cajiib ah oo nooca calasig ah wuxuu wataa 200 xabo miraha wax lagu qoro fadlan hadii aad danaynayso nala soo xidhidh

asc asxaabta ku xiran page ka Super online market waxaan keenay kalooraati nuuc walba leh fadlan hadaad danaynyso nala s...
27/10/2020

asc asxaabta ku xiran page ka Super online market waxaan keenay kalooraati nuuc walba leh fadlan hadaad danaynyso nala soo xidhidh

sidoo kale waxaan haynaa qalimaan biire ah oo is tirtiraysofadlan hadad u baahanthy nala soo xidhidh
26/10/2020

sidoo kale waxaan haynaa qalimaan biire ah oo is tirtirayso
fadlan hadad u baahanthy nala soo xidhidh

desk pen waa diyaarcall us or massage
26/10/2020

desk pen waa diyaar
call us or massage

Address

Ceelasha Biyaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Super online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share