Yaqiin Express and Cargo Agency

Yaqiin Express and Cargo Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yaqiin Express and Cargo Agency, Media Agency, Kaxda, Mogadishu.

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐šh๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐€๐‘๐†๐„๐๐“๐ˆ๐๐€ vs ๐’๐ฉ๐š๐ข๐งHambalyo Cabdisalan cabdiqadir hersi Oo saxay saadaalinta kulankii w...
20/07/2026

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐šh๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐€๐‘๐†๐„๐๐“๐ˆ๐๐€ vs ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง
Hambalyo Cabdisalan cabdiqadir hersi Oo saxay saadaalinta kulankii world cup Final-ka ee ๐€๐‘๐†๐„๐๐“๐ˆ๐๐€ vs ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง waxuuna ku guuleystay lacagtii saadaalinta saarnayd ee $5 ta ahayd, isaga oo buuxisay dhammaan sharuudihii.

HAMBALYO XULKA QADANK SPAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ oo xalay Ku guuleystay Koobka FIFA 2026..Yaqiin Express and Cargo Agency ka dhigo Wehelka...
20/07/2026

HAMBALYO XULKA QADANK SPAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ oo xalay Ku guuleystay Koobka FIFA 2026..

Yaqiin Express and Cargo Agency ka dhigo Wehelkaaga Ganacsi Ee Kuu rumeeya Riyadaada Marwliba Ku xirnaw..

Contact : 61 2023828 and Whatspp

โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ SAADAALI KULANKA ๐€๐‘๐†๐„๐๐“๐ˆ๐๐€ ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท ๐•๐’  ๐’๐๐€๐ˆ๐๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Oo kuguuleyso $5 hadii aad noqoto sadaaliyaha saxda ah.Shuruudaha.โ€ขFollow ...
19/07/2026

โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ SAADAALI KULANKA ๐€๐‘๐†๐„๐๐“๐ˆ๐๐€ ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท ๐•๐’ ๐’๐๐€๐ˆ๐๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Oo kuguuleyso $5 hadii aad noqoto sadaaliyaha saxda ah.

Shuruudaha.
โ€ขFollow dheh page-ka
โ€ขShare-Gareey post-ga oo lawadaag saaciibadaada.
๐Ÿ“ž 0612-023828
๐Ÿ“ฑ Facebook | TikTok | Instagram: Yaqiin Express and Cargo Agency

16/07/2026

Qalabkii aad ku abuuri lahayd muuqaallo Professional ah weli makaa maqan yahay?

Hadda waa fursaddaadii ๐ŸŽฅ

DJI Osmo Pocket 3 & 4 Pro Waxaad kuduuban kartaa muuqaal deggan, tayo 4K ah, iyo sawirro aad u soo jiidasho badan oo ku habboon vlog, YouTube, TikTok, iyo dhammaan content-kaaga.

Yaqiin Express Cargo Agency ayaa kuu fududaynaysa inaad si degdeg ah uhesho adigoo joogo dhulkaaga hooyo.

๐Ÿ“ฒ Dalbo hada, hana seegin fursadda aad ku heli karto qalabkii riyadaada.

โ˜Ž๏ธ +252612023828
๐Ÿ“ง [email protected]

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ ๐š๐ฅ vs ๐’๐ฉ๐š๐ข๐งHambalyo NAJMA ABDULLAHI MOHAMED Oo saxday saadaalinta kulankii world...
08/07/2026

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ ๐š๐ฅ vs ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง
Hambalyo NAJMA ABDULLAHI MOHAMED Oo saxday saadaalinta kulankii world cup-ka ee ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ ๐š๐ฅ vs ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง waxayna ku guuleysatay lacagtii saadaalinta saarnayd ee $5 ka ahayd, ayada oo buuxisay dhammaan sharuudihii.

Haka Walwalin Adigaba Waan Kuu DALBI Karnaa Cameridan Name :  ๐Ÿ“ท PX3Product Name:Digital Camera       Model:X3         Co...
07/07/2026

Haka Walwalin Adigaba Waan Kuu DALBI Karnaa Cameridan

Name : ๐Ÿ“ท PX3
Product Name:Digital Camera
Model:X3 Color: Blackโ—
Degree: 270

Waxay U wanagsan Tahay Dadka Aadka U jecel Iney Duubaan Aroosyada, Xafladaha, Bandhigyada.
Sido Kale waxaa Loo Adeegsadaa Saxaafada ( Media)..

Soo dalba Kuma Hel Qiima Jaban.

Yaqiin Express and Cargo Agency Ayaa Qeeb Ka ah Qurxinta Sawirada Aad Qaadi doontid Kuna Faraxd Galintooda Macaamishaada..

โ˜Ž๏ธ+252612023828
โ˜Ž๏ธ whatsspp
. .

โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ SAADAALI KULANKA ๐๐Ž๐‘๐“๐”๐†๐€๐‹ ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น ๐•๐’ ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐’๐๐€๐ˆ๐ Oo kuguuleyso $5 hadii aad noqoto sadaaliyaha saxda ah.Shuruudaha.โ€ขFollow d...
06/07/2026

โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ SAADAALI KULANKA ๐๐Ž๐‘๐“๐”๐†๐€๐‹ ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น ๐•๐’ ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐’๐๐€๐ˆ๐ Oo kuguuleyso $5 hadii aad noqoto sadaaliyaha saxda ah.

Shuruudaha.
โ€ขFollow dheh page-ka
โ€ขShare-Gareey post-ga oo lawadaag saaciibadaada.
๐Ÿ“ž 0612-023828
๐Ÿ“ฑ Facebook | TikTok | Instagram: Yaqiin Express and Cargo Agency

GANACSADE, magaaladee Jeclan Lahayd inaa Kaaga Soo Adeegno: 1. Guangzhou 2. Shenzhen 3. Yiwu4. Foshan 5. Hangzhou Yaqiin...
05/07/2026

GANACSADE, magaaladee Jeclan Lahayd inaa Kaaga Soo Adeegno:
1. Guangzhou
2. Shenzhen
3. Yiwu
4. Foshan
5. Hangzhou

Yaqiin Express and Cargo Agency aya Kuugu Diyaar Ah Meel waliba aad Soomalia Ka Joogto Inaa Kuugu Keeni Doono Alaabta Aad Soo Dalbato..

Via Whatsapp @+252612023828

Kawran fikradan Hadii bajajleyda Soomaliyeed Loo Sameeyo.. Fikirkaaga Waa Muhiim.. #
28/12/2025

Kawran fikradan Hadii bajajleyda Soomaliyeed Loo Sameeyo.. Fikirkaaga Waa Muhiim..

#

Address

Kaxda
Mogadishu

Telephone

+252612023828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaqiin Express and Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category