Andar Media

Andar Media Film Production And Graphic Designer

02/01/2024

“Taako kamid ah Dhulkeenna, Baddeenna iyo Hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa, “Ra’iisul Wasaare Xamsa.

02/01/2024

Go'aanka Golaha wasirada XFS ee kadhanka ah damaca Ethiopia

14/12/2023

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre “ Caawa waa habeen bilow u ah in qaab cusub Dunida inoola macaamisho, sidoo kale waxa ay inooga dhigantahay gushaan habeenkii calankeena Cawaale dalka laga taagay.”

14/12/2023

Wasiirka Maaliyadda oo cabiraya dareenkiisa ayaa yiri “waxaa furmay Dabar in badan inagu xirna oo inoo diiday in aynu hore-usocod dhaqaale ku talaabsano,

Waxaa dumay dayr muddo dheer inaga hortaagnaa in ay dunidu macaamil maaliyadeed oo rasmi ah la yeelano”

30/10/2023

Reysal wasare masuula haldora

MUDANE XAMSA CABDI BARE

30/09/2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si adag ula hadlay Boqolaal shacabka Gobolka Shabeelaha Dhexe ah kuna booriyay in ay dagaalka khawaarijta qayb ka noqdaan.

29/09/2023

Warbixin : Waa kuma Injineerkii jalaatoolaha noqday

Wariye: Nimca Timacade

28/09/2023

Senator Samsam Daahir "Waanu ku qasban nahay wiilasha dhiigooda noo huray inaan anaguna garab istaagno, Khawaarijtana waa laga guulaysanayaa "

27/09/2023

Abuukaate Maxamed oo qareen u ah eedeysane Cabdulaahi oo soo gabagabeeyey doodda difaaciisa

26/09/2023

Xeer ilaaliye ku xigeen Farxaan oo sharaxay gabagabada dooda xafiiska xeer ilaaliyaha Qaranka

25/09/2023

Abuukaate Dudaaye oo qareen u ah eedeysane Saabir oo soo gabagabeeyey doodda difaaciisa

Address

Warta Nabada
Mogadishu
252

Telephone

+252615964059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Andar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Andar Media:

Share