Fursadsheeg

Fursadsheeg this channel is intended to align between people of interests

Ma dooneysa Keyd ama maalgashi ah crypto currency.Ma dooneysaa in laguu bedelo USDT-daada.Nalasoo xiriir
26/01/2025

Ma dooneysa Keyd ama maalgashi ah crypto currency.
Ma dooneysaa in laguu bedelo USDT-daada.
Nalasoo xiriir

23/01/2025

Fursadda Maanta: (โ‚ฟ)
1. keyd
2. Maalgashi
3. Lacag ahaan
Intaba wey kuu noqon karta

07/07/2024

Ogeysiis Muhiim ah

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed wuxuu ku wargelinayaa dhamaan mawaadiniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogan in Ciidanka Boliisku qaadan doono aqoonyano haysta heerarka kala duwan ee Waxbarashada, kuwaasoo leh takhasusyadda hoos ku xusan:-

Heerka 1.aad ee Jaamacadda (Bachelor degree.)

1. Sharciyada
2. Cilmiga Computerka (IT)
3. Culuumta Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka
4. Maamulka iyo Hoggaaminta
Heerka 2.aad ee Jaamacadda(Master degree.)
1. Culuumta Seyniska (Master of science)
2. Cilmiga Computerka (IT)

Shuruudaha lagu xulan doono heerka 1aad (Bachelor Degree)

1. Inuu yahay muwaadin soomaaliyeed
2. Waa inuu heysto Shahaadada heerka 1-aad ee la xariirta takhasusaadka kor ku xusan oo tasdiiqsan iyo shahaadada dugsiga sare ee dowladda.
3. Waa in shahaadooyinka kor ku xusan aanay buundadooda celcelis ahaan ka yareyn heerka ( B).
4. Waa in daโ€™da aysan ka weyneyn 26 jir
5. Waa inuu caafimaad qabaa Maskax ahaan iyo Jir ahaanba
6. Waa in cabirka dhererkiisu ka yareyn 1.65
7. Waa in Culeyska miisaankiisu u dhaxeeyaa 55- 70 KG
8. Waa in uusan laheyn wax balwad ah.
9. Waa in uusan horay uga soo mid noqon ururada Hubeysan.
10. Waa in aanay maxkamadi horey ugu xukumin fal dambiyadeed.

Shuruudaha lagu xulan doono heerka 2aad (master degree )

1. Inuu yahay muwaadin Soomaaliyeed
2. Waa in uu heysto Shahaadada heerka 2-aad ee la xariirta takhasusyada kor ku xusan, shahaadada heerka 1-aad iyo dugsiga sare oo dowlada ah.
3. Waa in dhamaan shahaadooyinku tasdiiqsan yihiin.
4. Waa in shahaadooyinka kor ku xusan aanay buundadooda celcelis ahaan ka yareyn heerka (B).
5. Waa in daโ€™diisa aysan ka weyneyn 32 jir ugu badnaan.
6. Waa inuu caafimaad qabaa jir ahaan iyo maskax ahaan.
7. In dhererkiisu ka hooseyn 1.65
8. Waa in Culeyska miisaankiisu u dhaxeeyaa 55- 70 KG
9. Waa in uu wax balwad ah laheyn .
10. Waa in uusan horay uga soo mid noqon ururada Hubeysan.
11. Waa in aanay maxkamadi horey ugu xukumin fal dambiyadeed..

Qofkasta oo shuruudaha sare ku xusan buuxin kara, fadlan si sax ah ha buuxiyo foomka linkigiisu hoose ku lifaaqan yahay:-

https://forms.gle/VQvLLM56fi9dv2aS9

Taariikhda arji qabashada 08 July ilaa 18 July 2024

FG:- Dhamaan Shuruudahaas hadii aad mid ka mid ah been Abuur ka sameysid Waxaa Buridoona Natiija kasta oo aad ka keento imtixaanka la qaadi doono.

New vacancies
25/03/2024

New vacancies

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ
๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐š๐ง๐ค wuxuu soo bandhigayaa fursadahan shaqo ee hoos ku xusan:

๐Ÿ.๐‡๐ฎ๐ฆ๐š๐ง ๐‘๐ž๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐œ๐ž ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž๐ซ (one position)
๐Ÿ.๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ ๐€๐ฎ๐๐ข๐ญ ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž๐ซ (๐ˆ๐€๐Ž) (two positions)
๐Ÿ‘.๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ซ ๐’๐ž๐ ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐ฌ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ซ (one position)

Fadlan guji link-ga si aad u aragto shuruudaha lagaa doonayo una buuxiso foomka codsiga booska shaqo ee aad dooneyso.

https://bit.ly/43tSenu



07/03/2024

Boorso gacmeed mataana ah hablow ka faaideysta

juma kareeiim
03/11/2023

juma kareeiim

Jumcah Kariim
20/10/2023

Jumcah Kariim

Fursad waaye ka faaideysta
03/10/2023

Fursad waaye ka faaideysta

Adeegyada aynuu idiin heyno oo dhameystiran kaga bogo post-gan

27/09/2023

Adna waanu kuu sameyn karnaa wax ka duwan

Fursad!
25/08/2023

Fursad!

Jaamacadda Benadir waxa ey ogeysiineysaa bulshada Soomaaliyeed in ey ka banaantahay Fursad shaqo.
Waxii faahfaahin dheeraad ah guji tixraaca hoose ๐Ÿ‘‡
https://bu.edu.so/fursad-shaqo-banaan/

Waa fursad dahabi ah Modern Electronics ugu imow agab tayo wanaagsan iyo qiimo ku raali geliya.
26/05/2023

Waa fursad dahabi ah
Modern Electronics ugu imow agab tayo wanaagsan iyo qiimo ku raali geliya.

Address

Ceelqalaw, Wadajir
Mogadishu
252612122246

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursadsheeg posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fursadsheeg:

Share