20/09/2023
Waxaa kor uqaadis tayo iyo faaido ahaanba lagu sameeyay waxsoosaarkeeda aad ka u cajiibka badan ee *STC30* Taasoo shirkadeenu ay Kordhisay noocyada dhir ee ay ka samaysanayn *STC30* Taasoo tirada dhirta ay ka samaysnayn markii h**e ahayd 6 ingredients •Grape Stem cell Extract *•Apple Stem cell Extrack •Bilberry Extract •Glisodin •Blackcurrant juice powder •Vitamin C*. Hadana laga dhigay 9nooc oo Kala duwan iyadoo shirkadeenu ku kordhigay saddex geed oo Kala duwan aad iyo aadna u cajiiba Una tayo badan mansha Allh waa wax lagu farxo maadaama shirkadeenu markasta ilaalinayso korna uqaadeyso tayada ama Qualityga wax soo saarkeena maanta laga bilaabo *STC30* waxay noqon doontaa Mid ka awood badan kana tayo badan tii h**e Insha allh Soon way inasoo gaadhi doontaa waxaa xasuusin mudan in qiimaheedu aanu waxba iska badali doonin kaliya lagu kordhiyay dhirtey kasamaysneyd saddex geed oo mucjisaa Hada *STC30* waxay ka koobnaan doontaa sagaal geed Oo Kala duwan *LIFE IS SUPER WITH SUPERLIFE *