Ibrahim shariif

Ibrahim shariif Halkaan waxaad kahelaysaa wararka iyo warbixinada ciyaaraha nagu sobiir oo nagu dhiri gali"🫡🖤💕
(1)

hadalka ficil ayaa udheer🔥
15/07/2026

hadalka ficil ayaa udheer🔥

🗣️wariyaha : “Final-ka yaad jeclaan lahayd inaad la ciyaartaan? Argentina mise England?”🚨🎙️ Pau Cubarsí:🗣️ “Qof kasta ha...
15/07/2026

🗣️wariyaha : “Final-ka yaad jeclaan lahayd inaad la ciyaartaan? Argentina mise England?”

🚨🎙️ Pau Cubarsí:

🗣️ “Qof kasta ha yimaado. Midna kan kale k**a doorbidayo, wax walbana ha noqdaan sida Alle u qoro. Hadda waan nasan doonnaa oo lugaha ayaan kala bixin doonnaa. Berri waxaan u safri doonnaa New York, kadibna waxaan si buuxda u falanqeyn doonnaa kooxda aan Final-ka la ciyaari doonno.”

daafac aan cabsi aqoonin birta nool🔥

Mbampe waligiis yamal kulamada bug baxa ah k**a badinin real madrid markuu kusoo biiray"🔥😂
14/07/2026

Mbampe waligiis yamal kulamada bug baxa ah k**a badinin real madrid markuu kusoo biiray"🔥😂

spain waa final midkood kisobaxo argentina ama egland ayaan sugaynaa😂🔥
14/07/2026

spain waa final midkood kisobaxo argentina ama egland ayaan sugaynaa😂🔥

Olmo🔥
14/07/2026

Olmo🔥

half time spain kubada iska mamulaneyse ayaan dawane 🔥
14/07/2026

half time spain kubada iska mamulaneyse ayaan dawane 🔥

🚨🗣️lamine yamal: “Goolal la’aantu ima welweliso, laakiin gool ka dhalinta kulamada waaweyn sidan oo kale ah mar walba wa...
14/07/2026

🚨🗣️lamine yamal: “Goolal la’aantu ima welweliso, laakiin gool ka dhalinta kulamada waaweyn sidan oo kale ah mar walba waa wax gaar ah. Caqabadda waan aqbalayaa.

“Dadku waxay leeyihiin ma joogo heerkeygii ugu fiicnaa Koobkan Adduunka. Waxaan rajeynayaa inaan berri gool dhaliyo, balse waxa ugu muhiimsan waa inaan sii wadno guulaha.”

🚨🗣️ Pau Cubarsí:“Dembélé waa ciyaaryahan ay tahay inaad si joogto ah uga feejignaato, maadaama uu labada lugoodba si fii...
13/07/2026

🚨🗣️ Pau Cubarsí:

“Dembélé waa ciyaaryahan ay tahay inaad si joogto ah uga feejignaato, maadaama uu labada lugoodba si fiican ugu ciyaaro, dhinac kasta ayuuna kaa geli karaa.

Final-kii Olombikada ee aan la ciyaarnay Faransiiska, waxay u muuqatay in wax walba naga xumaadeen oo rajadii naga dhammaatay, balse ugu dambeyn waxaan gaarnay natiijo cajiib ah oo aan la ilaawi karin.

Mbappé ima cabsi geliyo, balse qof walba wuu ogyahay tayada uu leeyahay.

Xitaa haddii uusan ciyaarta si weyn uga muuqan, hal ficil oo degdeg ah ayuu ciyaarta ku beddeli karaa.

Mbappé waa ciyaaryahan gaar ah, sida Lamine Yamal oo kale. Waa inaad feejignaataa 90-ka daqiiqo oo dhan.”

13/07/2026

couples❤️😍

🚨🗣️ Julian Álvarez:“Wax walba ayaan sameyn doonnaa si aan u hubinno in Messi uu mar kale ku guuleysto Koobka Adduunka. 🇦...
12/07/2026

🚨🗣️ Julian Álvarez:

“Wax walba ayaan sameyn doonnaa si aan u hubinno in Messi uu mar kale ku guuleysto Koobka Adduunka. 🇦🇷🏆🔥

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim shariif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share