Abdinasir Dahir Ali

Abdinasir Dahir Ali Abdinasir Dahir Ali πŸŽ™οΈ
πŸ“° News β€’ Politics β€’ Entertainment
πŸ“Š Providing trusted and simple information
πŸ”₯ Stay informed, stay smart

10/05/2026

Cajaaib shiikhow

10/05/2026

Raiizul wazaare xamse abdi bare

10/04/2026

πŸ“šβœοΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ”οΈ

10/02/2026

Cajaaib??

10/01/2026

β™₯️β™₯οΈπŸ‘ŒπŸ‘Œ

Dhaqangelin Ku-safarka Aqoonsiga Qaranka ee Safarka Gudaha Dalka.
10/01/2026

Dhaqangelin Ku-safarka Aqoonsiga Qaranka ee Safarka Gudaha Dalka.

09/29/2026

Bal Hal Eray kuqeex.

09/28/2026

Dagaal udhaxeeya ciidamo ka Amar qaata lafta gareen iyo kuwa mamnulka koonfurgalbeed ayaa markake baydhabo kaqarxay.

" Hadii aan manta aqliga aan leyahay lahaan lahaa shalay garoob ma noqdeen asiga unbaa u ilmo dhamen lahaa ha xumado ha ...
09/27/2026

" Hadii aan manta aqliga aan leyahay lahaan lahaa shalay garoob ma noqdeen asiga unbaa u ilmo dhamen lahaa ha xumado ha samado gabar kasta hada la qabo waxaan dhihi lahaa oon ku waani lahaa ilmahada abhood ku qabo haku wanagsanado oo haku samado ama ha xumadee Asiga lee ku ag dhimo adoo ilmahada fiirinayo markas ayada ah.

"Waxaan ogaaday in uusan cunug abahiis ka marmin su aal aan dhamanin nolashaan adaaga badan oo aan kaligey la kufay oon la kacay maba la kici laheyn hadaan abahis wada joogno sababto ah shalay marka lay guursaday ano gurigeyga dagan.

"Nolosheyda ilmaheyga la dhelayo cafimadkeyga qabo alxm meel wax la' ku dhacday in la baahday iyo in la dhargay anan ogeyn ayaan ku jiray noloshaas
Marki lay furayna waxan arkay nolol aanan waligey arag nolashi ayaa igu noqotay dhagax manta marka meel kaso xirto bari hadane meel kale ka furmeysa.

~Gabdhaan ayaa sidaas tiri!

Maxay kula tahay?

Address

Mogadishu Somalia οΏ½
Whistler, BC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Dahir Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share