SYD Advertising Agency

SYD Advertising Agency SYD Advertising Agency is a company concern making Banner designs, Branding, Id cards, logo Digital

Guusha Ganacsigaagu Waxay Ka Bilaabataa Hal Xayeysiis Oo Fiican.
26/07/2026

Guusha Ganacsigaagu Waxay Ka Bilaabataa Hal Xayeysiis Oo Fiican.

1-da Luulyo Maalinta Xorriyadda Hambalyo 66-guurada Xornimada Soomaaliya.
30/06/2026

1-da Luulyo Maalinta Xorriyadda Hambalyo 66-guurada Xornimada Soomaaliya.

Hambalyo ๐Ÿฎ๐Ÿฒ ๐—๐˜‚๐—ป๐—ฒ, 66sano guuro wanaagsan.Waxaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa 65 sa...
26/06/2026

Hambalyo ๐Ÿฎ๐Ÿฒ ๐—๐˜‚๐—ป๐—ฒ, 66sano guuro wanaagsan.
Waxaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa 65 sano guurada ka soo wareegatay gobannimada dalkeenna.

Soonka maalinta Caashuuraa waxaan Alle ka rajaynayaa inuu dhaafo dembiyadii sannadkii ka horreeyey.
24/06/2026

Soonka maalinta Caashuuraa waxaan Alle ka rajaynayaa inuu dhaafo dembiyadii sannadkii ka horreeyey.

Ka dhig ganacsigaaga mid la xasuusto Ka dhex muuqo suuqa maanta.
22/06/2026

Ka dhig ganacsigaaga mid la xasuusto Ka dhex muuqo suuqa maanta.

Annagoo ku faraxsan bilowga sannad cusub, waxaan idiin hambalyeynaynaa ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›.
16/06/2026

Annagoo ku faraxsan bilowga sannad cusub, waxaan idiin hambalyeynaynaa ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›.

Ganancsi leh Summad wax ku ool ah wuu ka soo jiidasho badanyahay Kuwa kale. si fudud ayaanu kuugu sameen karnaa Summad k...
30/05/2026

Ganancsi leh Summad wax ku ool ah wuu ka soo jiidasho badanyahay Kuwa kale. si fudud ayaanu kuugu sameen karnaa Summad kuu gaar ah.

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyaynaynaa Munaasabadda Barakaysan ee Ciidul-Adxa
26/05/2026

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyaynaynaa Munaasabadda Barakaysan ee Ciidul-Adxa

Maanta waa Maalinka Carafo waa maalinka ugu badan ee Ilaaheey Naarta ka Xureeyo adoomadiisa Allaha nagu daro.
26/05/2026

Maanta waa Maalinka Carafo waa maalinka ugu badan ee Ilaaheey Naarta ka Xureeyo adoomadiisa Allaha nagu daro.

Waxaan kaa caawineynaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal qurux badan, fariintiisuna gaarto dadka saxda ah.
13/05/2026

Waxaan kaa caawineynaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal qurux badan, fariintiisuna gaarto dadka saxda ah.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613779979

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYD Advertising Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SYD Advertising Agency:

Shortcuts

Share