Kaabe adv

Kaabe adv Kaabe waa shirkada ugu wanaagsan dhanka xayaysiimaha

Ganacsigaaga si toos ah u gaarsii macamiishada
08/09/2026

Ganacsigaaga si toos ah u gaarsii macamiishada

02/09/2026

# # -ADV

**β€œintay KAABE ADV joogto,
wallee suuqa waa ka dhex muuqanaysa! πŸ”₯
KAABE ADV β€” Xayeysiiskaaga, Guushaada!”** πŸ“’πŸ’™

02/09/2026

🐴 **FARASKA OO WADADA KU SOO BIIRAY!** πŸ›ΊπŸ“±

Ma rabtaa inaad si fudud u hesho **bajaaj kuu dhow?**
πŸš€ **Allindi App** ayaa kuu fududeynaya adeegga!

πŸ“² Download garee **Allindi App**
πŸ›Ί Hel bajaaj kuu dhow
⚑ Adeeg degdeg ah & fudud

**Allindi App β€” Safarkaaga hal taabasho ku bilaaw!**

πŸ“’ Waxaa xayeysiisay **Kaabe ADV**

01/09/2026

πŸŽ‰ **OGEYSIIS MUHIIM AH!** πŸŽ‰

Waxaan si farxad leh idiinku ogeysiinaynaa in **Xaflad Weyn** ay dhici doonto **10-ka September 2026**. πŸ₯³βœ¨

πŸ“… **Taariikhda:** 10 September 2026
🎊 **Munaasabadda:** Sanad guurada labaad
πŸ“ **Goobta:** MANARA RESIDENT PLAZA

πŸ“’ **10 SEPTEMBER 2026 β€” SAVE THE DATE!**

30/08/2026

ADV HOSPITAL

🦘 KAABE ADV waxay bulshada la wadaageysaa fursad caafimaad oo muhiim ah!
Waxaan qeyb ka nahay xayeysiinta iyo gaarsiinta bulshada adeegyada gaarka ah ee KALKAAL HOSPITAL, gaar ahaan adeegyada lafaha iyo dhaawacyada Sports-ka.
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. K. M. Ponnanna ayaa jooga KALKAAL Hospital.
πŸ“… 5–10 September
πŸ“ž 4040
Haddii aad u baahan tahay adeeg caafimaad oo ku saabsan lafaha ama dhaawac ciyaareed, ha seegin fursaddan.

 # Heshiis Istiraatiiji ah oo u dhexeeya Kaabe Adv & Kalkaal Hospital**Alxamdulillaah.**Waxaan sharaf iyo farxad weyn u ...
27/08/2026

# Heshiis Istiraatiiji ah oo u dhexeeya Kaabe Adv & Kalkaal Hospital

**Alxamdulillaah.**

Waxaan sharaf iyo farxad weyn u aragnaa heshiiska iskaashi ee dhex maraya **Kaabe Adv Marketing Agency** iyo **Kalkaal Hospital**, kaas oo saldhig u noqonaya iskaashi cusub oo ku dhisan kalsooni, hufnaan iyo himilo wadaag.

Heshiiskani wuxuu astaan u yahay sida ay labada dhinac uga go’an tahay **horumarinta adeegyada caafimaadka, kobcinta wacyiga bulshada iyo gaarsiinta adeegyada Kalkaal Hospital bulshada Soomaaliyeed si hufan oo casri ah.**

**Kalkaal Hospital Γ— Kaabe Adv**
*Iskaashi maanta, guul berrito.*

**β€œKOBACINTA GANACSIGAAGA β€” KAABE ADV u WAA LAMA HURAAN.”**
25/08/2026

**β€œKOBACINTA GANACSIGAAGA β€” KAABE ADV u WAA LAMA HURAAN.”**

πŸš€ **KAALAY KOR U QAAD GANACSIGAAGA!****Kaasho Kaabe Adv** 🀝Suuq-geyn qorshaysan, macaamiil badan iyo koboc ganacsi oo mu...
24/08/2026

πŸš€ **KAALAY KOR U QAAD GANACSIGAAGA!**

**Kaasho Kaabe Adv** 🀝

Suuq-geyn qorshaysan, macaamiil badan iyo koboc ganacsi oo muuqda.

**Kaabe Adv β€” Waxaan kaa caawinaynaa inaad ganacsigaaga gaarsiiso heer sarreeya.** πŸ“ˆ

**Kaabe ADV – Ganacsigaaga, albaab kasta ayaan gaarsiinyna.**”
23/08/2026

**Kaabe ADV – Ganacsigaaga, albaab kasta ayaan gaarsiinyna.**”

KAABE ADV – TELEMARKETING SERVICEKu saabsan AdeeggaKaabe Adv Marketing Agency waxay bixisaa adeeg Telemarketing oo loogu...
21/08/2026

KAABE ADV – TELEMARKETING SERVICE

Ku saabsan Adeegga

Kaabe Adv Marketing Agency waxay bixisaa adeeg Telemarketing oo loogu talagalay shirkadaha, isbitaallada, jaamacadaha, hay’adaha iyo ganacsiyada doonaya inay si toos ah telefoonka ula xiriiraan macaamiishooda, u helaan macaamiil cusub, una kordhiyaan iibka iyo wacyigelinta adeegyada.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabe adv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share