Daauus Advertising Agency

Daauus Advertising Agency Daauus is a Top-tier Somali advertising agency providing dynamic design, brand management and cross-m Daauus is a multiple award-winning company.

We are known for utilizing our expertise in the best way possible to bring our clients and their consumers on a single plane.

Ciid MubarakWaxaan dhamaan macaamiishena la qeybsaneena farxadda Ciida Al AdxaEidAladha2024    Farxad ku iida.
16/06/2024

Ciid Mubarak

Waxaan dhamaan macaamiishena la qeybsaneena farxadda Ciida Al Adxa

EidAladha2024
Farxad ku iida.

Ciid wanaagsan عيد فطر سعيد
09/04/2024

Ciid wanaagsan

عيد فطر سعيد

📢  𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝🔔 Waxaan Munaasabad bisha barakeysan ee Ramadaan idiin diyaarinay adeeg gaar ah oo qiimo jaban ...
12/03/2024

📢 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝🔔

Waxaan Munaasabad bisha barakeysan ee Ramadaan idiin diyaarinay adeeg gaar ah oo qiimo jaban

📲Wixii faah faahin dheeri ah, fadln nagala soo xiriir +252619906669 | +252615906669 | +252613906669

📧 ama noogu soo dir fariintaada
[email protected]


𝕎𝕒𝕣𝕘𝕒𝕝𝕚𝕟 📢 Munasabadda Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed waxaanu is badal ku sameynay jadwalkeena shaqo ee aad nagu ba...
11/03/2024

𝕎𝕒𝕣𝕘𝕒𝕝𝕚𝕟 📢

Munasabadda Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed waxaanu is badal ku sameynay jadwalkeena shaqo ee aad nagu barateen 👇🏽

11/03/2024

𝐒 𝐎 𝐎 𝐍 𝐐 𝐀 𝐀 𝐃 𝐖 𝐀 𝐍 𝐀 𝐀 𝐆 𝐒 𝐀 𝐍 ☪️ 🕌
أهلاً بشهر الخير والرحمة والغفران. نسأل الله أن يعيده علينا وعلى الأمة الإسلامية بالخير والسلام.
رمضان مبارك !

Waxaan waqti kooban sameynay qiimo dhimis domain-ka .so ee dalkeena.
06/01/2024

Waxaan waqti kooban sameynay qiimo dhimis domain-ka .so ee dalkeena.

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada "Waana idinkaga mahad naqayna wada shaqeyntii...
14/11/2023

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Waana idinkaga mahad naqayna wada shaqeyntii quruxda badnayd iyo hal abuuradii aad kusoo kordhiseen shirkada Haleel Motors , Markan arko Logo-da shirkadda Haleel Motors waxaan arkaa hal abuurka shirkadda Daauus Advertising Agency iyo team-keeda. Daauus waxaan idin leeyahay hambalyo anigoo ku hadlaya afka ama dhammaan maamulka Haleel Motors."

Mustafa omar sahal
Sales Manager

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada "Waxaan Hambaliyo Diiran u dirayaa Madaxda Ha...
13/11/2023

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Waxaan Hambaliyo Diiran u dirayaa Madaxda Hal-Abuurada ah ee shirkada Daauus oo u dabaal dagaya sanad guuradii 8 aad ee ka soo wareegatay markii dhidibadda loo suray shirkadda.
Runtii waxaan qiraayaa in madaxda mas’uuliyiinta dhalinyarada ah ee Shirkada Daauus ay wax badan ka badaleen baahidii loo qabay dhanka digitalka ah sida nashqadeynta, halabuurka ganacsiga, iyo latalinta ganacsiga. tayo leh.

Aniga ahaan shirkaddeyda Spotlight Logistics majireen hadaysan jiri lahayn shirkada Daauus. "

Adan A Hassan
CEO, Spotlight logistics and construction company

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada "Hambalyo sannadguurada 8aad ee  asaasiddii i...
13/11/2023

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Hambalyo sannadguurada 8aad ee asaasiddii iyo dhalashadii Daauus Advertising Agency. Daauus waxay ahayd welina tahay qorrax usoo baxday oo iftiimisay hal-abuurka xayeysiinta Somaliya gebi ahaan. Kunasoo siyaadisay farsamooyin iyo farshaxan horleh iyo curinta fikrado cusub.
Halkaa kasii wada guulaha aad gaarteen, waa idin guubaabinaynaa waana ku faraxsannahay wada shaqayn waarta.. "

Dr Yasin Nur, MD, MPH
Chairman, Lifebelt Healthcare Alliance

Waakan mid kamid ah Saaxiibada shirkadda oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada "Daauus waxa ay ganacsiga Soomaaliyee...
09/11/2023

Waakan mid kamid ah Saaxiibada shirkadda oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Daauus waxa ay ganacsiga Soomaaliyeed ku soo kordhisay dhaqan qofkasta oo macmiil u ah ama aan u ahayn markhaati ka yahay oo ah naqshadayn, xayaysiis iyo dhamaan adeegyada kala duwan ee ay shirkadaha ganacsi la garab taagnayd mar walba taas oo waliba ay ku dheehan tahay mat walba xirfadnimo iyo tayo heer sare ah.
Shakhi ahaana aan goobjoog u ahaa mudadaas ay jirtay."

Khadar Ainashe
Serial Entrepreneur

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada "Waxaan hubaa in aad ka Mirodhaliseen Hadafki...
09/11/2023

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Waxaan hubaa in aad ka Mirodhaliseen Hadafkii ahaa Nuurinta Noolaha iyo Nawaaxiga.

Naqshadiina Na Nuurisey
Niyadeenaa Nadiifiseen
Nalkii Naga Nuxuusey
Naasir kiisaad Noqoteen

Waxa aan idiin rajeynayaa Horumar iyo Hal-abuur Hogaamineed kaas oo Horseed u Noqda Halgamayaasha Hanka leh ee Hirasho la'aantu Hanatey. "

Dr Abdullahi Mohamud Turyare
Director, Somali Health Fair

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada "Isbitaalka ladnaan waxa uu ku jiraa isbitaal...
09/11/2023

Waakan mid kamid ah macmiisheena oo nala qeybsanaya fariintiisa hambalyada

"Isbitaalka ladnaan waxa uu ku jiraa isbitaalada sida gaar ka ah ugu tiirsan adeegyada ay bixiyaan shirkadda daauus ayagoo ku doortay hal abuurka, quruxda iyo waliba adeegyada naqshadeynta ah oo ay shirkadda sida gaarka ah ugu suntantahay. waxaan si gaar ah ugu faaneynaa in isbitaalka Ladnaan naqashada iyo quruxdiisa ay hal abureen kooxda Daauus.

Mahadsanidiin Team Daauus."

Abbas Abdulkadir Farah
Managing Director, Ladnaan Hospital

Address

Digfer Road, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252619906669

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daauus Advertising Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daauus Advertising Agency:

Share

Daauus Advertising Agency

Daauus is the first creative advertising agency in Mogadishu, Somalia. It was established in 2015. We are the go-to agency for dynamic design and brand management in Somalia.

Daauus have worked with some of the country’s most high-profile businesses to help develop their brands and host events. It has been awarded contracts for several government and non-governmental agencies such as Ministry of Women and Human Rights Development, Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management, UNSOM, IOM Somalia, Somali National University and Somali Football Federation In private sector, we work with small, medium and corporate companies in multiple sectors mainly in Banking, Telecommunication, Real Estate and Education.

Daauus is a multiple award-winning company best known in advertising industry, we are known for utilizing our expertise in the best way possible to bring our clients and their consumers on a single plane.

Our Mission