Sky Graphics

Sky Graphics Home of Quality Designs
Our services
- Graphic Design - Motion graphics - Photo&Video

Nabaat Cleaning Service
19/02/2025

Nabaat Cleaning Service

𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗛𝗮𝘆𝗻𝗼:-
1- Dhaqida Fadhiyada
2- Nadiifinta Guryaha
3- Shaqaale Makhaayadeed

Nabaat Cleaning Service
"Naga hel adeegyo dhamaystiran"

Sawirada Bandhigga Buugga Jiilka Daraawiishta Goojacadde Midkaas oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.Sky Graphics  "Qurxiyah...
19/02/2025

Sawirada Bandhigga Buugga Jiilka Daraawiishta Goojacadde Midkaas oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Sky Graphics
"Qurxiyaha Munaasabadaada"

Bandhigga Buugga Jiilka Daraawiishta Goojacadde  with Sky Graphics  🏅🎖🇸🇴🖤❤
18/02/2025

Bandhigga Buugga Jiilka Daraawiishta Goojacadde with Sky Graphics 🏅🎖🇸🇴🖤❤

𝗙𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗚𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗶𝗶 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻.Tartanka Sports-ka Ee Jaamacadaha Ku Yaala Degmada Hodan ay...
24/01/2025

𝗙𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗚𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗶𝗶 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻.

Tartanka Sports-ka Ee Jaamacadaha Ku Yaala Degmada Hodan ayan kala Shaqeeyay Degmada anigoo Usameeyay Dhamaan Naqshadaha Kulamada (𝗠𝗮𝘁𝗰𝗵 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻𝘀) & Sidoo kale Waxaan Si Joogta ah ugu qaadayay 𝗦𝗮𝘄𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮.

Sky Graphics
"Qurxiyaha Munaasabadaada"

.

𝗪𝗮𝘅𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝗦𝗸𝘆 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰𝘀 𝗘𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝟮𝟬𝟮𝟰.Waxaan la Shaqeeyey Hay"ado Dowladeed, Ururo Bulsho & Shirkado Ganacsi.Alle ay...
09/01/2025

𝗪𝗮𝘅𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝗦𝗸𝘆 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰𝘀 𝗘𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝟮𝟬𝟮𝟰.

Waxaan la Shaqeeyey Hay"ado Dowladeed, Ururo Bulsho & Shirkado Ganacsi.

Alle ayaa Mahad leh Oo ii suurta geliyay Waxqabadkaas.


.

Natiijooyinka Kulamadii Maanta Ee Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadaha Ee Degmada Hodan.Sky Graphics
24/12/2024

Natiijooyinka Kulamadii Maanta Ee Tartanka Kubadda Cagta Jaamacadaha Ee Degmada Hodan.

Sky Graphics

Kulamada Maanta Ee Tartanka Kubadda Cagta Ee Jaamacadaha & Degmada HodanSky Graphics  .
24/12/2024

Kulamada Maanta Ee Tartanka Kubadda Cagta Ee Jaamacadaha & Degmada Hodan

Sky Graphics .

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗞𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟭𝟱-𝗮𝗮𝗱 𝗘𝗲 𝗨𝗿𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗘𝗲 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗮𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱.   Sky Graphics  'Qurxiyaha M...
20/12/2024

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗞𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟭𝟱-𝗮𝗮𝗱 𝗘𝗲 𝗨𝗿𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗘𝗲 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗮𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱.




Sky Graphics
'Qurxiyaha Munaasabadaada"

𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 & 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻.Sky Graphics  "Creativity Matters"
05/12/2024

𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 & 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻.

Sky Graphics
"Creativity Matters"

17/11/2024

𝐒𝐮,𝐚𝐚𝐥 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐎𝐨 𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐚 𝐋𝐚𝐦𝐚 𝐅𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 "𝐓𝐡𝐞 𝐘𝐨𝐮𝐭𝐡 & 𝐓𝐫𝐮𝐭𝐡"

Sky Graphics

17/11/2024

𝐊𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 "𝐓𝐡𝐞 𝐘𝐨𝐮𝐭𝐡 & 𝐓𝐫𝐮𝐭𝐡" 𝐌𝐫.𝐀𝐛𝐝𝐢𝐧𝐮𝐮𝐭 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐬.

Sky Graphics
"Qurxiyaha Munaasabadaada"

Address

Mogadishu

Telephone

+252612914273

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share