Nabaad Advert

Nabaad Advert Nabaad advert: it offers various technology services.

Waxaan ku faraxsanahay inaan u adeegnay jaamacadda metropolitan university, waxaa aan ka haqabtirnay banner design, Book...
02/01/2025

Waxaan ku faraxsanahay inaan u adeegnay jaamacadda metropolitan university, waxaa aan ka haqabtirnay banner design, Book Graduation iyo dhamaan wixii media ah


Waxaan ku faraxsanahay inaan somali National Exam Awards ay nagu doonsiiso shahaado sharaf taasoo aan kumuteesanay shaqa...
08/11/2024

Waxaan ku faraxsanahay inaan somali National Exam Awards ay nagu doonsiiso shahaado sharaf taasoo aan kumuteesanay shaqada quruxda badan oo aan uqabanay sida stage banners iyo media poster & Video


Waxaan ku faraxsanahay sanadkii labaad oo xiriir ah inaan umaamulno social media Somali National Exam Awards anago umaam...
29/10/2024

Waxaan ku faraxsanahay sanadkii labaad oo xiriir ah inaan umaamulno social media Somali National Exam Awards anago umaamulayno Xafladooda.




04/09/2024

๐—›๐—ถ๐—ด๐—ต๐—น๐—ถ๐—ด๐—ต๐˜๐˜€ Celebrating the achievements of Sombridge

Muuqaal aan usameenay jaamacadda sombridge kaaso soo koobaayo xafladda qalinjebinta.




Waxaa farxad inoo ah inaan ka qeyb qadanay qalin jebinta Jaamacadda Sombridge anaga oo kala shaqeenay soo gudbinta video...
26/08/2024

Waxaa farxad inoo ah inaan ka qeyb qadanay qalin jebinta Jaamacadda Sombridge anaga oo kala shaqeenay soo gudbinta videos ka Munaasabada.

Sombridge university waxa ay ka mid tahay macaamiisheena sharafta leh ee aan kala shaqeeno dhanka production ka iyo maamulka Barahooda Bulsho.

๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ






Address

Isgoyska Taleex
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nabaad Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share