Adni Creatives

Adni Creatives We offer innovative solutions that deliver the right type of audience in the most effective way.

Waxaan ku faraxsanahay in ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ ay ahayd bahda ka dambeysay ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ee munaasabadda ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป-๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ...
20/07/2026

Waxaan ku faraxsanahay in ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ ay ahayd bahda ka dambeysay ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ee munaasabadda ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป-๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ 2-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ iyo ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ 9-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น.

Laga soo bilaabo diyaarinta ololaha ka hor munaasabadda ilaa duubista, tebinta iyo soo saarista muuqaallada iyo xusuus-qorka ugu muhiimsan ee xafladda, himiladeennu waxay ahayd hal shay: ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ป๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐˜€๐˜‚๐˜‚๐˜€ ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ.

Munaasabaduhu way dhammaadaan, laakiin sheekooyinkoodu way sii noolaadaan. ๐ŸŽฅโœจ

Maalin kasta oo guul lagu dabaaldego waxay mudan tahay in loo xafido si xirfad leh.

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป.

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 224

๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ - ๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€Waxaan kuu diyaarineynaa ๐—ฃ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐˜€, ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜, ๐—›๐—ฒ...
14/07/2026

๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ - ๐—›๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€

Waxaan kuu diyaarineynaa ๐—ฃ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐˜€, ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜, ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐—ถ๐—ด๐—ป๐˜€, iyo ๐˜…๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป oo kor u qaada muuqaalka iyo kalsoonida astaantaada.

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 224

๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ayaa dhawaan shaacisay qorshe ay ku doonayso in dhammaan eeyaha darbi-jiifka ah laga ururiyo waddooyink...
16/06/2026

๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ayaa dhawaan shaacisay qorshe ay ku doonayso in dhammaan eeyaha darbi-jiifka ah laga ururiyo waddooyinka dalka, laguna geeyo xarumo loogu talagalay daryeelkooda ka hor dhammaadka sannadka.

Arrintan waxaa badanaa loo arkaa laba dhinac oo iska soo horjeeda: ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ iyo ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ. Hase yeeshee, xaqiiqadu waxay tahay in labaduba ay yihiin masuuliyado muhiim ah oo ay tahay in si isku dheellitiran loo wajaho.

Bulsho kasta waxaa saaran waajib ah inay muwaadiniinteeda ka ilaaliso khataraha ka dhalan kara xoolaha aan la maamulin, sida ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ฐ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ iyo ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ. Isla markaana, waxaa jirta masuuliyad baniโ€™aadannimo oo ku saabsan in xoolaha aan looga tegin ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ผ, ๐—ฐ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ, ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฐ iyo ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ.

Haddii si habboon loo fuliyo, ururinta eeyaha darbi-jiifka ah iyo geyntooda xarumo si wanaagsan loo maamulo waxaa la gaadhi kartaa ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต:

โœ… Xoojinta caafimaadka iyo amniga bulshada.
โœ… Hagaajinta nolosha xoolaha iyada oo la siinayo cunto, daryeel caafimaad, tallaal, taran-xakamayn iyo fursado korsasho.

Waxaa sidoo kale jirta fursad kale oo mudan in la tixgeliyo. Dalal badan oo dunida ah ayaa eeyaha la badbaadiyey u tababaray ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ต, sida:

โ€ข Gurmadka iyo samatabbixinta.
โ€ข Ka jawaabista masiibooyinka.
โ€ข Taageerada amniga iyo booliska.
โ€ข Ogaanshaha walxaha khatarta ah.
โ€ข Ilaalinta xoolaha la dhaqdo.
โ€ข Caawinta dadka naafada ah..

In kasta oo aanay dhammaan eeyuhu ku habboonayn hawlahan, haddana qaar badan ayaa leh karti, oo la siin karo tababar u saamaxaya ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ธ๐˜‚ ๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ฎ๐—ต oo bulshada u adeegta.

Bulsho ilbax ahi ma aha inay kala doorato ilaalinta dadka iyo daryeelka xoolaha. Hoggaaminta wanaagsan waxay raadisaa xal ilaalinaya labadaba. Suโ€™aasha muhiimka ahi ma aha in tallaabo la qaado iyo in kale, balse waa sida tallaabadaas loogu fulin karo ๐˜€๐—ถ ๐—ต๐˜‚๐—ณ๐—ฎ๐—ป, ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ถโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต, una noqota mid waarta.

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 224

๐ŸŒ™โœจ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธMunaasabaddan barakaysan ee ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ awgeed, bahda ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ waxay hambalyo iyo bogaadin ...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Munaasabaddan barakaysan ee ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ awgeed, bahda ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ๐—จ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ah, gaar ahaan macaamiisheena, bahda hal-abuurka, iyo dhammaan dadka ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ee rumeysan awoodda fikradaha wanaagsan iyo isgaarsiinta wax dhista.

Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, hana ka dhigo ciiddaan mid nabad, farxad, iyo barwaaqo ku soo laabata qof walba iyo qoyskiisa.

ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ุทุงุนุงุชูƒู…ุŒ ูˆุฃุนุงุฏู‡ุง ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ูŠู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุช

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 224

๐Ÿฉบ ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎQandhadu ma aha cudur si gaar ah u taagan, ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐˜‚ ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—บ...
21/05/2026

๐Ÿฉบ ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ

Qandhadu ma aha cudur si gaar ah u taagan, ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐˜‚ ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—พ โ€” sida ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐—ฟ๐—ฎ๐˜€ ama ๐—ฏ๐—ฎ๐—ธ๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ. Waa hab dabiici ah oo difaac ah oo jirku uga hortago jeermiska.

Waalid, muhiim ma aha oo keliya in la fiiriyo heerka kuleylka ilmaha, balse waxaa ka muhiimsan xaaladdiisa guud iyo sida uu u muuqdo.

โœ”๏ธ Ma ciyaarayaa oo ma yahay mid firfircoon?
โœ”๏ธ Sidee ayay tahay cuno qaadashadiisa iyo wax cabbidiisu?
โœ”๏ธ Ma leeyahay tamar iyo dhaqdhaqaaq caadi ah?

La socoshada calaamadahan waxay kaa caawin karaan fahamka xaaladda caafimaad ee ilmahaaga.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ โ€” Waxaan u taagannahay naqshadaynta iyo baahinta fariimaha waxtarka u leh bulshada.

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 224

๐ŸŽ ๐—ก๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎCunto isku dheelitiran oo qani ku ah ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ฏ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ iyo ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†...
05/05/2026

๐ŸŽ ๐—ก๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ

Cunto isku dheelitiran oo qani ku ah ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ฏ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ iyo ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ee muhiimka ah ayaa saldhig u ah koritaanka caafimaadka leh ee ilmaha.

Dhanka kale, ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป iyo ๐—ฐ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ma bixiyaan nafaqo dhab ah โ€” waxay daciifiyaan difaaca, haleeyaan dabeecada, kana hor istaagaan koritaan caafimaad leh.

๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ waxay mar kasta u taagan tahay inay farriimahaaga u bedesho mid farshaxan heer sare ah.

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 2248

02/05/2026

Halkan ka daawo mid ka mid ah ardaydii ka qalinjabisay ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ oo kalimad qiimo badan ka jeedinaya ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ.

Waxaa farxad weyn inoo ah inaan xaruumaha waxbarashada kala shaqeeno bilidda munaasabadahooda qiimaha badan iyo habsami u soo saarista daqiiqadaha mudan xasuusta.

๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ - Daqiiqadahaaga muhiimka ah waxaan u rogeynaa muuqaallo tayo leh oo qeexaya qiimaha guushaada. ๐ŸŽฅ

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 2248

30/04/2026

Xafladdii Qalinjabinta & Xiritaanka Sanad Dugsiyeedka ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ee ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น.

Waxay ahayd maalin farxadeed, dadaal iyo hiigsi mustaqbal oo ka dhacday ๐—›๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ (๐Ÿฎ๐Ÿต-๐Ÿฌ๐Ÿด-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ).๐ŸŽ“๐Ÿ“š

๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ - Waxaan u badalnaa guushaada mid aan la illaawi karin. ๐ŸŽฅ

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 2248

๐——๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ, ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด.Ilmo kastaa wuxuu leeyahay hab koritaan oo...
28/04/2026

๐——๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ, ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด.

Ilmo kastaa wuxuu leeyahay hab koritaan oo u gaar ah.
Ma aha in carruurta oo dhan isku miisaan, isku dherer, ama isku xawaare ku koraan.

Mararka qaar, isbarbardhigga carruurta kale wuxuu keenaa walaac aan loo baahnayn.
๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต: in ay suurtagal tahay in ilmahaagu uu caafimaad qaboโ€”xitaa haddii uu ka duwanaado kuwa kale.

Fariintan wacyigelinta ah waa qayb ka mid ah shaqooyinka aan u qabanno xirfadlayaasha caafimaadka, si ay bulshada ugu gudbiyaan macluumaad sax ah oo kalsooni leh.

๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ โ€“ Waxaan ka caawinaa ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป inay fariimahooda u gudbiyaan si cad, xirfad leh, oo saameyn leh.

๐ŸŒ adnicreatives.com
๐Ÿ“ž +252 614 943 2248

23/04/2026

๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ!

Muuqaalkani wuxuu si hufan u sawirayaa sida ardayga mustaqbalkiisa ay caqabad uga noqdaan ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ป (๐Ÿฑ) ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป:
1. Anshax xumo
2. Isla-weyni
3. Jahli
4. Qabyaalad
5. Shaqo La'aan

Caqabadahan, oo u muuqda in ay ardayga ku xidhxidheen silsilado adag, waxaa jabiya hal qofโ€”๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ถ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ!

Soo saarista & Tayeynta Muuqaalka: ๐—”๐—ฑ๐—ป๐—ถ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€ โ€” Waxaan muuqaalkaaga u bedelnaa sheeko saameyn leh.

๐ŸŒ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜ ๐˜‚๐˜€: adnicreatives.com
๐Ÿ“ž ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜: +252 614 943 224

Address

Bakaaro, Howlwadaag Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adni Creatives posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adni Creatives:

Shortcuts

Share