Mr-MAQSUUD XAAJI

Mr-MAQSUUD XAAJI SIYAASADI WAA XEELAD WAX QABSI. HADII AAD WAXBARATO WAXAA KAAGA BAAHI BADAN
DALKAGA IYO DADKIISA, analyst and adviser

24/12/2020
30/11/2020

Gobolada wuqooyin midkooda carada rogay oo dowladii Riday gacan ku dhiiglana ah waxey ugu yeeraan Mujaahid,

Gobolada koofureed midkooda dadka dhibay oo gacan ku dhiiglaha ah waxey ugu yeeraan geesi halyey ah.

Adeerow dadka maa runta u sheegno

Xarig Jiidka siyaasadeed haku lumin; Marka ay isqabtaan  Aabahaa iyo Adeerka adiga doorkaagu waa shib, Hadii aad tahay o...
11/11/2020

Xarig Jiidka siyaasadeed haku lumin;

Marka ay isqabtaan Aabahaa iyo Adeerka adiga doorkaagu waa shib, Hadii aad tahay owlaad wanaagsan,

Madaxda is heyda hadii Aadan maslaxo dhexdhigikarin mid koodna Ha caaynin, Midna hala safan,

  joognaa magaalo ninka lacagta leh awooda leeyahay,   joognaa magaalo ninka aan diirin xilka mudan yahay.   joognaa mag...
08/11/2020

joognaa magaalo ninka lacagta leh awooda leeyahay,
joognaa magaalo ninka aan diirin xilka mudan yahay.
joognaa magalo dadku niyada ka dhinteen,
joognaa magaalo dadkeedi dhinteen ama safar galeen,
joognaa magaalo kiro ah oo cidi laheyn,

Wadada weyn ee Maka Al Mukarama ahna wadad ugu mashquulka badan magalada xiliga habenkii ah waxaa si kas ah u xirtay shirkad gaar looleeyahay dhismaha ka wada guri gaar looleeyahya,

Wadada oo xiran waxaa darbiga wadad ka booday Gudoomiye xigeenka Howlaha guud;

Danta Guud cidi kaliyeed ma leh

MAREYKANOOW SADAX QODOB MID HA KAAHESHO SOOMAALIYA=====================================Mareykanku waa Dowlad awood badan...
25/10/2020

MAREYKANOOW SADAX QODOB MID HA KAAHESHO SOOMAALIYA
=====================================
Mareykanku waa Dowlad awood badan ku leh dunida awooddiisu waxey ku tiirsan tahay Hub iyo Lacag, buqcadkasta ee dunida saaran waxuu xooga saaraa inuu saameyn ku yeesho,

Dabayaaqadii qarnigii dhamaaday 19 ayuu kusoo biiray saaxada soomaaliya markii ugu xooga badned, waxuuna door hogaamin ah ku yeeshay howl galkii rajadoocelinta soomaaliya ee unisom 1993, howl galkaas waxaa mareykan ka soogaaray jab uu ku mano sheegto xeyn daabna uga dhigtay danaha caalamka kale ee soomaaliya.

1993 -2020 oo ay ka soo wareegatay 27 sano soomaaliya waxey meel ugu daboolan tahay mareykanka waxuuna udiidayn nolol iyo geeri mudadaas dunida waxaa ka dhacay isbadalo waa weyn iyo sookabasho dowlado burburay,

ayaa duntay dibna usoo kabatay,
ayaa mar tirtirantay maanta safka h**e kaga jirta wadamada afrika,
oo lagu duulay ayaa hagagtay,
sudan oo gobol falaago ah ayaa dowlad noqday,
ayaa godoon siyaasaded ka baxday

Isbadaladaas iyo qaar kaloo badan ayaa dhanka wanaagsan ugu dhacay dunida laakin soomaaliya waxaa buste xun la huwaday mareykanka,

Mareykanoow sadax mid soogal,

1. Soomaaliya si dhab ah ugu soo jeeso waxna ka badal garabkaaga amaan iyo dhaqaalo $10B iyo 5k oo askari ayaa ku filan, halkaasna waxaa ku dhamaandoona faragalinta kale ee caalamka iyo sandareertadooda.

2. Soomaaliya arimaheeda caalamka ku wareeji dowlad kale sida Turkey saaxiibna kula noqo.

3. Guud ahaan arimaha soomaaliya iskaga bax siyaasad, amaan, dhaqaalo, gargar ahaan, madaxooda ayey maalidoonan, bulsho isku tashi ayaa gobolkaan dagta.

Sadaxdaas waxii kasoo haray mareykanku waa gumeysi doon cusub.

( ifur ku furi Maa, igu noqo kugu noqon maayo, idaa ku dey Maa,

Waxaa qoray
(Maqsuud haaji)

05/10/2020

Musuq maasuqii iyo isdaba marintii kadhacday doorasharii baarlamanka ee 2016 waa inan xasuusana casharna ka heysanaa,

                           Shaqada ayaan soogalay xiligii caadiga ahed, ee subaxdii h**e ee maanta shaqaalaha ayaa dhama...
04/10/2020




Shaqada ayaan soogalay xiligii caadiga ahed, ee subaxdii h**e ee maanta shaqaalaha ayaa dhamaan mashquulsan, salaantii aan ku lahaa ee agaasinka waa ila gaarin waayeen shaqaaluhu mashquul darted, mar waxaan isdhahay malaha siyaasada ayaa shaqaalaha saameysay, mar isdhahay ma waxey ka qushuucsan yihin dhibaatadii ee ka dhacday Mareykanka, mar is dhahay ma waxey tacsi ka qorayaan madaxweynihii geeriyooday ee Ciraaq, ma is dhahay ma waxaa dalka dib loogu soo celiyey .

Xafiiskii ayaan galay aniga oo yaaban waxaa iga soo dabagalay gabadha shaaha keenta xafiiska, waxey igu tiri Agaasime maanta waa la is mari waayey, aniga xataa waardiyaha ayaa 50,000 / 50K iga cunay, Anigii waan yaabay war maxaa dhacay, Agaasime dhamaan shaqaaluhu maanta waxey isku tumayaan, .

LAADHUU yaa iska leh yaa looga shaqeeya yaana looga dacwooda, shaahley 50k laga cunay hada iska caadi ah !!!!!!!!!

faldan asxaabtaada la wadaag, Mahadansid

/

25/01/2017

hadii aadan Samrin waa lagaa adkaanaa
Hadii aadan xusuusana waa lagu xumeyna

07/11/2015

XILKA AMA SOOBKA QARANKU WAA DHAMADA LKIN
WAX QABADKA QARANKAAGU MADHAMAADO
MUWAADIN

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr-MAQSUUD XAAJI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mr-MAQSUUD XAAJI:

Share