Quen Cayuush

Quen Cayuush Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Quen Cayuush, Internet Marketing Service, Yaqshid, Mogadishu.

19/01/2024

Inta Dumarka qaa-qaawan lala fariisto oo wax lala cuno ayaa hadhow Mowlidka Nabiga Sallallaahu calayhi wasallam wax laga sheegayaa!!

Wahaabi Diintiisu waa taas!!

14/11/2023

Indhaha isku qabo ama mobilka iska dhaqaaji😂
Wixi kuso baxo so qor

14/11/2023

Ninkaan ayaa maxkamada waxaa lasoo koray naag uu hal habeen la seexday iyadoo ka rabta biilka wiilkaas idiin muuqda, waxay ku doodaysaa inuu ninkaan wiilka ka dhalay. Isagana waxaa uu ku doodayaa inuusan wiilka isaga dhalin.

Ninkaas iyo naagta aan u gar gaadno 😆 😂

25/08/2022

Kabo oo iib ayaa la haayaa mar dhow sawirka kabaha aya idin soo dhigaa la socoda

24/05/2022
Wax ka baro mucjisooyinka dunida su.aalaha aan ilaa maanta jaawaabo loohayn oo ah labadan dhagax oo ku yaala dalka masar...
27/11/2019

Wax ka baro mucjisooyinka dunida su.aalaha aan ilaa maanta jaawaabo loohayn oo ah labadan dhagax oo ku yaala dalka masar gar.ahaan qaahira waxa haya ku cibro qaado inuu ilaahay wax kasta karo soona qor laba magac oo ilaahay leeyahay subxana watacaala peg kan like saar si.aad wax uga barato dunida iyo maanta

Ku guulayso mobilekan Cusub Ee ay samaysay Shirkada NOKIAQiimaha, suuqa Aduunka, lagu kala, iibsanayo, waa 700 oo dollar...
24/11/2019

Ku guulayso mobilekan Cusub Ee ay samaysay Shirkada NOKIA

Qiimaha, suuqa Aduunka, lagu kala, iibsanayo, waa 700 oo dollar

Tijaabi nasiibkaga, kuna guulayso mudo, 48 saac ah

Raac Tilmaamahan,
1_Like dheh
2_ku sharegree postigan ugu yaraan 1group
3__magacaga iyo meesha aad
joogto
4__Telkaaga📞ama gmailkaga📧
Noqo kuulaystaha

Nasiib wacan.

23/11/2019

Inay kheyr tahay ayaa dhici karta

Qof kastaa wuxuu kutaamayo waa utalo naftiisa tiirinaysa Naftuna waxay tuhun galinayso waa tacab ay tabayso inay gaadho ...
17/11/2019

Qof kastaa wuxuu kutaamayo waa utalo naftiisa tiirinaysa
Naftuna waxay tuhun galinayso waa tacab ay tabayso inay gaadho
Rajo kastoo lagu riyoodana waa rayrayn ay raro isleedahay naftu
Nabarkastoo kutaabtana waa cilmi kutusaaya caynka aad u cadayn lahayd camalkaga

Magalada Gaza xalay dhulka ayaa lala simay. 350 Gantaal ayey Yahuuda ku garaaceen dhulka FalastiinQof kasto oo Gaza daga...
14/11/2019

Magalada Gaza xalay dhulka ayaa lala simay. 350 Gantaal ayey Yahuuda ku garaaceen dhulka Falastiin

Qof kasto oo Gaza dagan saakay meyd ayaa u yaal. Caruur iyo haween ayaa inta badan ku nafwaayay weerarkii cirka ee Israiil

Sawiradaan waa kuwii ugu naxdi iyo dareenka badnaa ee xalay iyo maanta laga soo qaaday Gaza. Baroortii Falastiin waa dhamaatay, Arag Sawirada

Hooyo Cunugeeda weysay, caruur hooyadood waayay, aabe arkaya wiilkiisa oo dhaawaca lakin badbaadin kari waayay 😭

Waa dadkii ilaaheey dhulkooda barakeeyay oo sidaan loo galaayo. Innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun. Fadlan Share garey

Fadlan u duceey Walaalaha falastiin in Alle swt dhibka ka qaado. Inta xalay la xasuuqay Allaha u naxariisto wey shahiideen

Qofkii dareen damqasho lahow u duceey reer Falastiin. Waa intaad awoodo

Address

Yaqshid
Mogadishu

Telephone

+252619871088

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quen Cayuush posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Quen Cayuush:

Share