15/03/2021
———————BAAFIN!!!!!————————
waa 7 Sano Jir waxay maanta gelniki danbe kasoo luntay Xaafada Xararyaale, Masjidka Lakari. Cid alaale cidi aragta waxaa si Naxariis leh looga codsanayaa iney kusoo xiriiriyaan 0615381144- 0617858001- 0619502779.
Raadi oo Shar garee walal.