Ceynab Designer

Directions

Ceynab Designer Senior Graphic Designer ๐Ÿ’ก๐ŸŽจ๐Ÿ”ฅ

19 August โ€“ World Photography DayWaa maalin lagu xuso qiimaha iyo awoodda sawir-qaadista. ๐Ÿ“ธSawirku ma aha oo keliya muuq...
19/08/2026

19 August โ€“ World Photography Day

Waa maalin lagu xuso qiimaha iyo awoodda sawir-qaadista. ๐Ÿ“ธ

Sawirku ma aha oo keliya muuqaal, waa xusuus, sheeko iyo dareen hal muuqaal lagu kaydiyo.

Maalintan waxay fursad u tahay in lagu bogaadiyo dhammaan sawir-qaadayaasha iyo hal-abuurayaasha dunida, kuwaas oo kamarad ku qabta daqiiqado aan dib loo soo celin karin.

Happy World Photography Day! ๐Ÿ“ทโœจ

Capture the moment, preserve the memory.

Hambalyo Walaalkayga Qaaliga ah! ๐ŸŽ“โค๏ธFarxad weyn ayay ii tahay inaan kugu hambalyeeyo guusha aad ka gaartay (Bachelor Deg...
17/08/2026

Hambalyo Walaalkayga Qaaliga ah! ๐ŸŽ“โค๏ธ

Farxad weyn ayay ii tahay inaan kugu hambalyeeyo guusha aad ka gaartay (Bachelor Degree โ€“ Economics, Banking & Finance).

Dadaalkaagii maanta wuxuu noqday guul muuqata.

Alle ha kuu barakeeyo aqoontaada, hana kuu furo albaabada guulaha iyo mustaqbal ifaya.

Hambalyo walaal, waan kugu faanayaa! ๐ŸŽ“

Keep on eyes Something cooking๐Ÿ‘€
06/08/2025

Keep on eyes Something cooking๐Ÿ‘€

Something is coming ๐Ÿ”ฅIsha inagu haay waxba dabka inoo saaran.
03/08/2025

Something is coming ๐Ÿ”ฅ

Isha inagu haay waxba dabka inoo saaran.

Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka 1447Waxaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed aan ugu dira...
26/06/2025

Hambalyo Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka 1447

Waxaa dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed aan ugu diraynaa hambalyada sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka 1447.

Guul ayaan idin rajeyney-naa F4 & 8aadEe dhawaan u fadhiisan doona imtixaanka shahaadiga.Waxaan rabi idin kaga baryaynaa...
29/05/2025

Guul ayaan idin rajeyney-naa F4 & 8aad

Ee dhawaan u fadhiisan doona imtixaanka shahaadiga.

Waxaan rabi idin kaga baryaynaa horumar iyo guulo joogta ah.


fans

๐—›๐—”๐—ฃ๐—ฃ๐—ฌ ๐Ÿญ๐Ÿด ๐— ๐—”๐—ฌ๐ŸŽŠXuska Sanad Guurada 34aad๐ŸฅณHappy Somaliland Independence Day.
18/05/2025

๐—›๐—”๐—ฃ๐—ฃ๐—ฌ ๐Ÿญ๐Ÿด ๐— ๐—”๐—ฌ๐ŸŽŠ

Xuska Sanad Guurada 34aad๐Ÿฅณ

Happy Somaliland Independence Day.


Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May 1943 ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด, Waxaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada soomal...
15/05/2025

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May 1943 ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด,

Waxaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada soomaliyeed ugu hambalyaynayaa Munaasabadda 15 ka May oo ku beegan aasaaska Ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed ee Somali Youth League (SYL), oo ahaa urur gobanimo iyo midnimo doon ah.
Ururka SYL wuxuu door weyn ku lahaa halgankii gobonnimo-doonka Soomaaliyeed,

waxa uuna saldhig u noqday siyaasadda iyo hannaanka dowladnimo ee Soomaaliya ka hana qaaday horaantii 1960-meeyadii.

Aas-aaska SYL waxaa sal dhig u ahaa Midnimo, wadajir iyo in laga fogaado kala qaybsanaan,
Loona midoobo si loo helo qaran Soomaaliyeed oo quwad leh.

Some of our social media Posters that we generate it for our clients.Adne wan ku sameyn karnaa.Nagala so xiriirr๐Ÿ‘‡Wa.me/h...
12/05/2025

Some of our social media Posters that we generate it for our clients.

Adne wan ku sameyn karnaa.
Nagala so xiriirr๐Ÿ‘‡
Wa.me/https/+252612361944

๐ŸŽ‰1 May 2025.Maalinta Shaqaalaha Aduunka.๐ŸŽจ๐Ÿ’ก๐Ÿ”ฅ.
01/05/2025

๐ŸŽ‰1 May 2025.

Maalinta Shaqaalaha Aduunka.๐ŸŽจ๐Ÿ’ก๐Ÿ”ฅ.


Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceynab Designer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share