05/04/2026
General Mahad Cabdiraxaman Taliye Shub waxaa shegey in Magalada Baydhabo ay la waregeyn Maleshiyo beeld degay wasrqdahi taas ku faafi donto dalka somalia dagalka 1991 oo kale
Majad aya raciye in awooda dowlad lagu qabsaday baydhabo hubki xogsn xoogadalka icidnaki policka iyo cidma kale duwan ay qeyb ka aheyn dulanka lagu qaday
Waxa kale uu shegey dagalka lagu qaday ciidanka Mamulgobledka KG ay qeyb ka aheyn diyarado dagaal kuwaa dhibtoweyn u gestey difsca cidanka KG oo isaga baxay jidahire difsca Magalad Baydhabo
Generlka ay shegey in ka warsugaya dhaqnka kuwa hada qabsaday maglada baydhabo oo dad cadawku ag nidanka kajiro maamul goboleska KG