Midabsan

Call Directions Website Contact the business

Midabsan Midabsan is a premier digital printing provider, delivering quality with precision and innovation.

17/09/2026

Waxaan ku faraxsannahay macmiilkeenna ๐‘๐ž๐ ๐’๐ž๐š ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ oo aan si buuxda ugu dhammaystirnay adeeg daabaceed oo dhammaystiran.

Ganacsigaaga ka dhigo mid ka dhax muuqda ganacsiyada kale, annaga ayaana kaa caawinayna inuu noqdo mid soo jiidasho iyo bilic gaar ah leh.

Call us: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

10/09/2026

๐ƒ๐š๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ ๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ๐ฌ oo nala wadaagay sida ay ugu qanceen adeegyada daabacaadda ee aan u qabannay intii lagu jiray ๐’๐Ž๐Œ๐‡๐„๐—๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Waxaan u taagannahay qancinta iyo u adeegidda macaamiishenna waliba sida ugu habbooonn.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

10/09/2026

Waxaan qayb weyn ka nahay bandhigga ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐ข๐ ๐ก๐ž๐ซ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐„๐ฑ๐ฉ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, annagoo ka haqabtirnay dhammaan jaamacadaha kala duwan ee halkaas isugu yimid adeegyada daabacaadeed.

Waxaa inoo farxad ah inaan qayb ka noqono munaasabaddan, isla markaana aan kaalin ka qaadanno qurxinta iyo diyaarinta bandhigyada jaamacadaha.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

Hawlwadeenno kasocda Bahda Midabsan Digital Print & Media ayaa qeyb ka ah Bandhigga Waxbarashada Sare Soomaaliya (Somali...
09/09/2026

Hawlwadeenno kasocda Bahda Midabsan Digital Print & Media ayaa qeyb ka ah Bandhigga Waxbarashada Sare Soomaaliya (Somali Higher Education Expo 2026) oo saaka ka furmay magaalada Muqdisho, Beerta Banaadir.

Nagu soo booqo goobta aan bandhigga ku leenahay oo hel dhamaan baahida adeegyadaada daabacadeed aad qabto


# Midabsandigitalprint

Waxaan qeyb wayn ka nahay Bandhig weyn ee Somali Higher Education Expo SOMHEX2026.
08/09/2026

Waxaan qeyb wayn ka nahay Bandhig weyn ee Somali Higher Education Expo SOMHEX2026.

Waxaan si gaar ah ugu mahad celineynaa Shirkadda Daabacaadda Midabsan garab istaagga iyo taageerada uu siiyay Somali Higher Education Expo 2026 ( ).

Garab-istaagga Midabsan ee bandhiggan wuxuu muujinayaa sida ay uga go'an tahay taageerada Ardeyda iyo horumarinta waxbarashada dalka.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.

Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208

Email: [email protected]
Website: somhex.com

08/09/2026

Waxaan qeyb ka nahay Bandhig weyn ee Somali Higher Education Expo SOMHEX2026.

08/09/2026

Farxad ayay noo tahay inaan qayb ka noqonay xafladdii quruxda badnayd ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026, Dufcaddda 12 Aad ee Dugsiyada ๐Œ๐ฎ๐œ๐š๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ.
Annagoo si xirfad leh u dhammeystirnay dhammaan adeegyada daabacaadda ay u baahnaayeen.
Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

05/09/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan si heer sare ah u soo gabagabeynay dhammaan adeegyada daabacaadda ee munaasabaddii quruxda badnayd ee ๐‰. ๐…๐ซ๐š๐ ๐ง๐š๐ง๐œ๐ž, annagoo si dhow ula shaqeynay Gobaad Event Management.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

04/09/2026

Waxaan ku faanaynaa inaan si xirfad leh u dhammaystirnay dhammaan adeegyada daabacada ee xafladdii cajiib ka aheyd ee ๐‰. ๐…๐ซ๐š๐ ๐ง๐š๐ง๐œ๐ž, anakoo kala shaqeynay Gobaad Event Management.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

30/08/2026

Stay tune something exciting is coming soon ๐Ÿ˜

Address

Maka Al-Mukarama Street, Waberi District , Banadir Plaza Building
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:30
Tuesday 07:30 - 17:30
Wednesday 07:30 - 17:30
Thursday 07:30 - 17:30
Saturday 07:30 - 17:30
Sunday 07:30 - 17:30

Telephone

+252613666001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midabsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midabsan:

Shortcuts

Share