Eng Jinkey

Eng Jinkey Graphic designer and creative's

"Ka agdhawoow Nabigeenii Muxammad SCW"Qofka Muslimka ahi waa qof han sare leh, sida diintu inna fartayna qofka hankiisu ...
30/09/2022

"Ka agdhawoow Nabigeenii Muxammad SCW"

Qofka Muslimka ahi waa qof han sare leh, sida diintu inna fartayna qofka hankiisu waa in aanu meel hoose noqon.
Halka u sarraysa ee qof Muslim ah hiigsadaa waa jannada, Jannadana waxa u sarraysa Al Firdaws, waana halka uu Nebigu Scw innagula taliyay in aynu ku ducaysanno.

Nebi Muxammad Scw waxa shaki la’aan ah inuu Jannada ka gelayo halka ugu sarraysa, qofka hanka sare lehna waa ka hiigsanaya inuu ka ag dhawaado Suubbanaheennii Muxammad Scw, in aad ka ag dhawaatana waxa kaa xiga inaad salligiisa badiso.
Waxa ka sugan Nebi Muxammad Scw inuu yidhi: “Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salli badan”.

Manta waa Jimce, carrabkaagu yaanu ka daalin Salliga Nebiga Scw tan iyo habeen danbe.

‎اَللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ

26/09/2022
Waqtigaaga Wuu dhamaaday isku diyaari isbedel, Hana ku mashquulin howl kale waxaana la gaaray xiligii isbedel dhab ah la...
18/05/2022

Waqtigaaga Wuu dhamaaday isku diyaari isbedel, Hana ku mashquulin howl kale waxaana la gaaray xiligii isbedel dhab ah la samayn lahaa.



!

Waxaan kuu samaynayaa menu si Heer sare ah loo so diyaariyay oo Muujinaya heerka maqaaxidaada.Laguna so bandhigaayo dham...
17/03/2022

Waxaan kuu samaynayaa menu si Heer sare ah loo so diyaariyay oo Muujinaya heerka maqaaxidaada.

Laguna so bandhigaayo dhamaan Dalabaadka maqaaxidaadda.

10/01/2022

Xal u helida adeega xayaysiinta shirkadaadda Ayaanu u taaganahay Kaliya Waxaad u baahan Tahay inaan nala so xiriirto si aan kaaga caawino Adeega xayaysiinta shirkadaadda.

Aragsan Ltd | Adeega Casriga ah ee 𝘾𝙡𝙥 𝙎𝙘𝙧𝙤𝙡𝙡𝙞𝙣𝙜 𝙎𝙮𝙨𝙩𝙚𝙢 Ku xayeysiiso ganacsigaaga kuna Gudbiso Fariintaadda. Wixii faafahin ah nagala so xiriir 24/7 WhatsAppka:- https://wa.me/+252614388599 Mahadsanid.

𝗪𝗶𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗹𝘅𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗻𝗮𝘀𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗔𝗮𝗱𝗼 𝗺𝗮 𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗴𝗮𝘆𝗻 𝘀𝗮𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮.Maalin ayay ka codasatay inuu u ka xeeyo g...
17/10/2021

𝗪𝗶𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗹𝘅𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗻𝗮𝘀𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗔𝗮𝗱𝗼 𝗺𝗮 𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗴𝗮𝘆𝗻 𝘀𝗮𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮.

Maalin ayay ka codasatay inuu u ka xeeyo goobaha Dalxiiska Wuu Ka Ogolaaday oo wuxuu u wacday Mooto bajaaj si uu ugu geeyo goobta ay dalbatay.

Markii ay tageen halkii qorshuhu ahaa ayaa wiilkii Bajaajta u waday waxay ku dhaheen Halkaas Fadhiiso oo cun wixii aad u baahan tahay, ayagana Meel gees ah intay u baxeen ayay dalbadeen cuno Yar oo aan saas u qarash badnayn qiimo ahaana Gaarysay ( $ 4 Dollar ).

Abaar ayay Waqti qurux badan jawi degan iyo Sheeko macaan so wada qaateen kadib waxay Go,aansadeen inay so laabtaan waxay u yimaadeen Xariifkii bajaajlaha oo asagana keligiisa cidlo meel Ku dareemaayay wuxuu ku yiri wax ma cuntay "Haa"
Ayuu ku yiri invoice kii ayuuna usii dhiibey waxaaba Ku qoran ( $ 15 dollar ) Xariifkii intuu yaabay oo Afka qabsaday ayuu tuurey lacagtii $ 15 ka ahayd.

Waa laso baxay waxaana dib looga so laabtay Xafadii kadib bajaajlihii oo maanta oo dhan la Joogay ayuu ( $ 7 dollar ) u direy Wuuna kasii Dagtay xariifkii bajaajlaha oo asagana yaaban ayaa Wuxuu Wacay wiil markii h**e kuso xirey xariifkaan.

Wuxuuna la wadaagay wixii lagu sameeyay ee Waqti lumis ah, Xariifkii intuu xanaaqay ayuu wacay Ninkii ay saaxiibo ahaayeen wuxuuna ku yiri maxaa Wiilka saas ugu gashay ?

Ninkii ayaa u sheegay sxbkiis in asaga iyo xaaskiisa ay u cuneen 4 dollar Halka Xariifka keligiisa uu Cunay 15 dollar sidaas daraadeedna uu ugu direy Lacagtaas 🤔

Xariifkii intuu yaabay ayuu garan waayay wuxuu ku Hadlo bal adba gartaan kala gooy maxaa samayn Lahayd adiga hadii la kulmi lahayd arin noocaan Ah.

Eng Jinkey

16/08/2021

𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 𝗚𝗨𝗨𝗗✍️

Graphic designer and creative's

15/08/2021

𝙓𝙄𝙍𝙄𝙄𝙍𝙆𝘼 𝙌𝙊𝙔𝙎𝙆𝘼👩‍❤️‍💋‍👨

Graphic designer and creative's

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615004371

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Jinkey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Jinkey:

Share