BuugmaalTech

BuugmaalTech BuugmaalTech is an industry leader in professional website design, strategy, development applications, and hosting.

We're truly cost-effective with reliable quality design responsive and modern website and develop prefect applications. We will build you responsive, modern and beautiful websites and develops web applications that perfectly work and promote your business through social media.

27/09/2023

Mowliidka iyo Dr zakir naik muxuu kayiri | Muhiim

Maareynta shaqaalaha waa howl weyn oo muhiim u ah shirkad walbo oo guuleysta.Waxaan kuu sameynaynaa nidaam kuu maareynay...
24/10/2021

Maareynta shaqaalaha waa howl weyn oo muhiim u ah shirkad walbo oo guuleysta.
Waxaan kuu sameynaynaa nidaam kuu maareynaya shaqaalaha sida xaadirinta shaqalaaha, mushaarbixinta, abaalmarinta iyo dalacsiinta shaqalaaha.
Sidoo kale wuxuu kuu qabanayaa habka shaqaaleysiinta shaqqalaha Cv qabashada iyo xulista shaqaalaha.

hadda dalbo oo hadda hel.
WAXAANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

waxaan kuu sameynaynaa website iyo App sida Netlex oo kale ah loogu talagalay in filimada iyo musal salaadka laga daawad...
14/10/2021

waxaan kuu sameynaynaa website iyo App sida Netlex oo kale ah loogu talagalay in filimada iyo musal salaadka laga daawado , macaamiishaada waxay yeelanayaan user name iyo password ay ku soogalaan Appka, waxaad ka dhigi kartaa bile lacag lagu daawado ama mid free ah ah.
waxan kuu sameynaynaa noocyadii ugu danbeyay ee dunida isticmaasho.

hadda dalbo oo hadda hel.
WAXAANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

hadii aad leedahay urur ama Hay'add samafalka ka shaqeyso waxaan kaa caawinaynaa in Hay'addaada caalami noqoto,  annaga ...
13/10/2021

hadii aad leedahay urur ama Hay'add samafalka ka shaqeyso waxaan kaa caawinaynaa in Hay'addaada caalami noqoto, annaga oo u sameynayno website caalami ah oo hay'addaha caalamiga ah ay ku qancayaan qaabka uu u shaqeeyo.
websiteka waxaan kuugu sameynaa dhammaan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah Hay'addaha samafalka annaga oo u yeleyno nidaam deeq uruurin ah.
hadda dalbo oo hadda hel.
WAXANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

Buugmaal waxa uu kuu sameynayaa Software kuu maamula ganasigaaga si fudud.Nidaamkaan hab online ah ayuu kuugu shaqeynaya...
09/10/2021

Buugmaal waxa uu kuu sameynayaa Software kuu maamula ganasigaaga si fudud.
Nidaamkaan hab online ah ayuu kuugu shaqeynayaa waxaadna kala socon karataa dammaan dhaqdhaqaaqa ganacsigagaa iyo shaqaalaha.
waxa uu wataa adeegyada hoos ku xusan iyo kuwa kale oo badan
Products
Sales
Quotation
Purchases
RETURNS SALES & PURCHASES
Transfers
POS
People
Billing
Purchase receipt
Item wise sales
Detailed Sales
Total Sales Summary
Current Stock
Item History .
Software kaan Ganacsigagaa ayuu kuu maamulayaa nooc kasta uu yahay sida Isbitaal, Maqaaxi, Suppermarket, Pharmacy, Gym, Saaloon, Carwo, Ecommerce, Dukaan.
WAXANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

Ma leedahay Xarun Ganacsi?Ma dooneysaa in Gnaacsigaaga online ka dhigto?BuugmaalTech waxa uu kuu sameynayaa Website Ecom...
04/10/2021

Ma leedahay Xarun Ganacsi?
Ma dooneysaa in Gnaacsigaaga online ka dhigto?
BuugmaalTech waxa uu kuu sameynayaa Website Ecommerce iyo app kiisa oo kuu sahlaya in macaamiishaada hab online ah u iibsadaan badeecada aad bixiso ama adeega.
WAXANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

Madooneysaa website waxbarasho?Ma leedahay goob waxbrasho mana dooneysaa in aad hab online ah cashirada ku bixiso.Buugma...
02/10/2021

Madooneysaa website waxbarasho?
Ma leedahay goob waxbrasho mana dooneysaa in aad hab online ah cashirada ku bixiso.
BuugmaalTech waxa uu kuu sameenayaa website tayo sare leh oo kaa caawinaya kuuna sahlaya qaab fudud in aad casharada ku bixiso.

10/06/2021

💥 $𝟔𝟎 𝐎𝐎 𝐊𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐌𝐄𝐘𝐒𝐎 𝐖𝐄𝐁𝐒𝐈𝐓𝐄 💥

Ma dooneysaa in laguu sameeyo website Qurux badan laguuguna sameeyo qiimo ku raali galiyo.
haddii aad dooneysid in aad u sameyso website shirkadaaada ganacsi ama Hey'addaada waxaan kuugu sameynaynaa $ 60 Doolar oo kaliya.
Mudada Qiimo dhimista aad ayay u koobantahay fadlan haddii aad dooneysid in laguu sameeyo website la xiriir lanbaradda hoose.

☎️ 0614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected] 🌍 www.buugmaal.com

Ciidwanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed.Ciidaan ciideeda allaha nagu gaarsiiyo nabad ba...
12/05/2021

Ciidwanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed.
Ciidaan ciideeda allaha nagu gaarsiiyo nabad baraaro iyo barwaaqo.

13/04/2021

Ganacsigaaga u samee Ramadaan Kariim intro qurux badan, ku muuji Ganacsigaaga muuqaal muujinaya shacaa'irta islaamka.
Mid ka mid ah muuqaalada aan sameenay.

Ramadaan Wanaagsan
12/04/2021

Ramadaan Wanaagsan

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BuugmaalTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BuugmaalTech:

Share

Category