19/07/2026
β½οΈ KU SOO DHAWOOWAADA GAADDAA CAFE! βοΈ
Caawa si wadajir ah ayaan uga daawaneynaa Final-ka Koobka Adduunka 2026 ee u dhexeeya Spain πͺπΈ iyo Argentina π¦π·. Kulankan ayaa caawa dhacaya.
πΊ Shaashad weyn
β Coffee & Shaah macaan
π₯ Cunto fudud iyo adeeg tayo leh
π Jawi qurux badan oo kubadda cagta lagu wada daawanayo
π Goobta: Gaaddaa Cafe β Garoonka Cabdullaahi Ciise, Muqdisho, kasoo horjeedka Jaamacadda Jazeera.
Ha seegin xiisaha Final-ka! Ku kulanno Gaaddaa Cafe. β½β