FaaFiye Media

FaaFiye Media Basraawi Media helps businesses thrive in the online world.

From strategic marketing campaigns to creative content creation, we provide tailored solutions that drive results.

Waxaan idinla wadaageynaa sawirrada qaar ka mid ah martida iyo ka-qaybgalayaasha kasoo qayb galay munaasabadda HIRSHABEL...
02/10/2026

Waxaan idinla wadaageynaa sawirrada qaar ka mid ah martida iyo ka-qaybgalayaasha kasoo qayb galay munaasabadda HIRSHABELLE LEADERSHIP AWARDS 2026 β€” habeen loogu dabaaldegayo hoggaanka, guusha, dadaalka iyo dadka wax ka beddelaya mustaqbalka Hirshabeelle.

πŸ“Έ Qaybta Koowaad – Ka-Qaybgalayaasha Xafladda

Hirshabeelle Leadership Awards 2026 β€” Habeen lagu xuso kuwa mudan in la xuso.

πŸ“Έ Qaybta Labaad– Ka-Qaybgalayaasha XafladdaMartida iyo ka-qaybgalayaasha kasoo qayb galay munaasabadda HIRSHABELLE LEADE...
02/10/2026

πŸ“Έ Qaybta Labaad– Ka-Qaybgalayaasha Xafladda
Martida iyo ka-qaybgalayaasha kasoo qayb galay munaasabadda HIRSHABELLE LEADERSHIP AWARDS 2026 β€” habeen loogu dabaaldegayo hoggaanka, guusha, dadaalka iyo dadka wax ka beddelaya mustaqbalka Hirshabeelle.

Hirshabeelle Leadership Awards 2026 β€” Habeen lagu xuso kuwa mudan in la xuso.

Mahadsanidiin Howlwadeenadda Hirshabelle Leadership Award 2026
01/10/2026

Mahadsanidiin Howlwadeenadda Hirshabelle Leadership Award 2026

Waxaa sharaf iyo maamuus noo ah in Basraawi Ahmed Omar oo ah CEO & Founder - Faafiye Media | Digital Marketing & Media Production uu kamid yahay Marti Sharafta lagu casuumay Xafladda Hirshabelle Leadership Awards.

25/09/2026

Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay SOM MILD DEVELOPMENT – Muqdisho. πŸŽ‰

Waxay ahayd maalin muhiim ah oo ku suntan rajo, wadajir iyo adeeg bulsho, iyadoo diiradda la saarayo taageerada dadka la nool xaaladaha caafimaadka dhimirka iyo bulshada u baahan adeegyo iyo fursado loo siman yahay.

Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay SOM MILD DEVELOPMENT – Muqdisho. πŸŽ‰Waxay ahayd maalin muhiim ah oo ku suntan rajo,...
25/09/2026

Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay SOM MILD DEVELOPMENT – Muqdisho. πŸŽ‰

Waxay ahayd maalin muhiim ah oo ku suntan rajo, wadajir iyo adeeg bulsho, iyadoo diiradda la saarayo taageerada dadka la nool xaaladaha caafimaadka dhimirka iyo bulshada u baahan adeegyo iyo fursado loo siman yahay.

Caawa Faafiye Media waxay qayb ka ahayd taageerayaasha iyo media sponsors-ka Somali Social Media Awards.Waxaan si qurux ...
22/09/2026

Caawa Faafiye Media waxay qayb ka ahayd taageerayaasha iyo media sponsors-ka Somali Social Media Awards.

Waxaan si qurux badan uga qayb qaadanay tebinta iyo soo bandhigista dhacdooyinka xafladda, annagoo bulshada la wadaagnay muuqaalka iyo farxadda habeenkan gaarka ah.
✨ Faafiye Media β€” Shaqo qurux badan, xusuus mudan.
πŸ† Somali Social Media Awards
πŸŽ₯ Faafiye Media

SAWIRRO HABEENKA ABAALMARINTA – SOMALI SOCIAL MEDIA AWARDS πŸ†
22/09/2026

SAWIRRO HABEENKA ABAALMARINTA – SOMALI SOCIAL MEDIA AWARDS πŸ†

Sawirro Qeybta kowaad :- Xaflada Somali Social Media Awards.
22/09/2026

Sawirro Qeybta kowaad :- Xaflada Somali Social Media Awards.

Address

HQ Office Taleex, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FaaFiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share