Somali Technology Association Center

Somali Technology Association Center SOMTAC: Innovation &Technology Center.

πŸŒ™βœ¨ Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™SOMTAC (Technology & Innovation Center) waxay hambamlyo diirran u diraysaa dhammaan shacabka ...
26/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™

SOMTAC (Technology & Innovation Center) waxay hambamlyo diirran u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, hana ka dhigo ciidan mid nabad, farxad iyo barwaaqo noogu soo laalaabata.

Eid Mubarak to you and your loved ones! 🌸

Ma rabtaa inaad noqoto Khabiir ku xeeldheer dhismaha mareegaha (Full Stack Web Developer)?Xarunta Tiknoolojidda iyo Hal-...
17/05/2026

Ma rabtaa inaad noqoto Khabiir ku xeeldheer dhismaha mareegaha (Full Stack Web Developer)?

Xarunta Tiknoolojidda iyo Hal-abuurka SOMTAC waxay kuu haysaa fursad qaali ah oo aad ku baranayso koorsada dhameystiran ee Full Stack Website Development.

πŸ“š Maxaad ku baran doontaa?

Fundamentals: HTML5, CSS3, Bootstrap, & JavaScript (JS).
MERN Stack: MongoDB, Express.js, React.js, & Node.js.

⏳ Faahfaahinta Koorsada:

πŸ“† Muddada: 6 Bilood oo practical ah!
πŸ“ Goobta: Xarunteena Taleex, Hodan.

πŸ”₯ Ha moogaan fursaddan, naqshadeey mustaqbalkaaga digital-ka ah maanta.
πŸ“ž Nagala soo xiriir si aad isu diiwaangeliso: +252610754219

22/04/2026

πŸš€ Ma rabtaa inaad noqoto Web Developer dhab ah?

Baro Full Stack Web Development 7 bilood gudahood:
βœ”οΈ HTML, CSS, JavaScript, Tailwind
βœ”οΈ MERN Stack (MongoDB, Express, React, Node.js)
βœ”οΈ Dhis real-world applications
βœ”οΈ Samee project kuu noqda portfolio qaas ah

πŸ‘‰ Ka bilow eber β†’ noqo developer suuqa shaqada diyaar u ah.

Nagala soo xariir whatsapp 610754219

28/03/2026

πŸŽ™οΈ Ma rabtaa inaad noqoto qof si kalsooni leh u isticmaala computer-ka?

Ma rabtaa xirfad dhab ah oo kuu furta albaabka shaqo iyo horumar shaqsiyadeed? πŸ’Όβœ¨

SOMTAC waxay kuu haysaa fursaddii aad ku baran lahayd xirfadaha aad u baahan tahay!

Muddo 4 bilood ah, waxaad ku baran doontaa:
πŸ’» Isticmaalka Windows 11
⌨️ Xirfadda **Typing-ka**
πŸ“Š **MS Office 2021** (Word, Excel, PowerPoint, Outlook)
🌐 Aasaaska Internet-ka & ilaalinta xogtaada

πŸ‘‰ Waxaad noqon doontaa qof si xirfad iyo kalsooni leh ugu shaqayn kara computer-ka!

Waxaan aaminsanahay in qof walba baran karo xirfad kasta uu rabo β€” adiguna waad xaqiijin kartaa hadafkaaga πŸš€

⏳ Ha sugin berri…
πŸ“Œ Isdiiwaangeli maanta, oo bilaaw safarkaaga dhanka mustaqbalka digital-ka ah!

πŸ“ž Nagala soo xiriir telefoonada: 61 0754219

πŸ’™ Kaalay SOMTAC – kalsoonidaada dhis, mustaqbalkaagana iftiimi!

21/03/2026

πŸš€ SOMTAC ENGLISH PROGRAM – COMING SOON!
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno in Somtac ay bilaabeyso barnaamij cusub oo English ah oo leh:
βœ… Manhaj casri ah (International Curriculum)
βœ… Macallimiin caalami ah (International Teachers)
βœ… Barasho ku saleysan ku hadalka iyo fahamka dhabta ah
πŸ“š Barnaamijkan wuxuu kaa caawin doonaa:
βœ” Inaad si kalsooni leh ugu hadasho English
βœ” Inaad horumariso qorista iyo fahamka
βœ” Inaad u diyaar garowdo waxbarasho iyo shaqo caalami ah
πŸ“… Fasaladu waxay bilaabanayaan bisha April
πŸ“Œ Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay (Pre-registration)
⏳ Boosasku waa xadidan yihiin – iska diiwaangeli hadda!
πŸ“ž Nala soo xiriir: 610754219.

21/03/2026

πŸš€ SOMTAC ENGLISH PROGRAM – COMING SOON!

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno in Somtac ay bilaabeyso barnaamij cusub oo English ah oo leh:

βœ… Manhaj casri ah (International Curriculum)
βœ… Macallimiin caalami ah (International Teachers)
βœ… Barasho ku saleysan ku hadalka iyo fahamka dhabta ah

πŸ“š Barnaamijkan wuxuu kaa caawin doonaa:
βœ” Inaad si kalsooni leh ugu hadasho English
βœ” Inaad horumariso qorista iyo fahamka
βœ” Inaad u diyaar garowdo waxbarasho iyo shaqo caalami ah

πŸ“… Fasaladu waxay bilaabanayaan bisha April
πŸ“Œ Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay (Pre-registration)

⏳ Boosasku waa xadidan yihiin – iska diiwaangeli hadda!

πŸ“ž Nala soo xiriir: 610754219.

πŸŒ™ Ciid Mubaarak πŸŒ™Somtac (Technology & Innovation Center) waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasab...
19/03/2026

πŸŒ™ Ciid Mubaarak πŸŒ™
Somtac (Technology & Innovation Center) waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fitr.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana ka dhigo ciidan kuwo nabad, farxad iyo barwaaqo ku ciida.

✨ Ciid Wanaagsan, Sanad Walba Bash Bash iyo Barwaaqo ✨

πŸ“ Nala soco: .so
πŸ“ž 61 0754219

πŸŽ“ FASALLO CUSUB – March 2026Ma rabtaa inaad xirfad cusub barato ama kor u qaaddo aqoontaada?SOMTAC waxay kuu diyaarisay ...
21/02/2026

πŸŽ“ FASALLO CUSUB – March 2026
Ma rabtaa inaad xirfad cusub barato ama kor u qaaddo aqoontaada?
SOMTAC waxay kuu diyaarisay koorsooyin casri ah oo suuqa shaqada aad loogu baahan yahay!

πŸ“š Koorsooyinka la bixinayo:
πŸ’» Full Stack Web Development
🎨 Graphic Designing
πŸ–₯ Computer Basic Skills
πŸ“Š Applied Statistics
🎬 Video Editing
πŸ“ˆ Data Analysis & Visualization

✨ Baro xirfad dhab ah oo ku geyn karta fursado shaqo iyo horumar mustaqbalkaaga!
✨ Macallimiin khibrad leh & tababar ku saleysan ficil (practical).
✨ Shahaado la aqoonsan yahay marka aad dhammayso.

πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
πŸ“² 61 0754219

πŸ“ Ha moogaan fursaddan! Isdiiwaangelintu waa socotaa.

Maamulka iyo Bahda SOMTAC (Technology & Innovation Center) waxay hambalyo u dirayaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed muna...
17/02/2026

Maamulka iyo Bahda SOMTAC (Technology & Innovation Center) waxay hambalyo u dirayaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan 1447 Hijri.

Allaha inaga aqbalo soonka iyo camalka suubban, hana inaga yeelo kuwii ka faa’iidaysta khayrka iyo barakada bishan.

πŸŒ™ Ramadaan Kariim.

πŸš€ New Classes Are Open! – MERN Stack Web DevelopmentMa doonaysaa inaad noqoto Full-Stack Web Developer xirfad leh?Hadda ...
22/01/2026

πŸš€ New Classes Are Open! – MERN Stack Web Development

Ma doonaysaa inaad noqoto Full-Stack Web Developer xirfad leh?
Hadda waa fursaddaada! πŸ’»πŸ”₯

Waxaan isbuucaan bilaabeynaa fasalo cusub oo kala ah :
- Talaado iyo Arbaco
- Khamis iyo Jimco

πŸ“š Baro MERN Stack (MongoDB, Express, React, Node.js)
πŸ•’ Muddada: 4 Bilood
πŸ—“ Maalmaha: Tue & Wed | Thu & Fri
⏰ Shift: Afternoon
πŸŽ“ Shahaado: HAA (Certificate Included)

πŸ‘¨β€πŸ’» Tababar ku saleysan:
β€’ Clean Code
β€’ Real Projects
β€’ Professional Development Skills

πŸ“ž Nagala soo xiriir: 61 0754219
πŸ“ Fursad ku habboon ardayda raba mustaqbal IT oo ifaya 🌟

πŸ‘‰ Isdiiwaangeli hadda – kuraasta waa xadidan!







πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Taleh, North Building Of Masjid Abdirashid
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252682287553

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Technology Association Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Technology Association Center:

Share

Category