Maxamed Xuseen

Maxamed Xuseen halkan waxaad ka heleysan warar xaqiiqa ah sports iyo siyaasadba iyo madadaalo.

05/08/2022

: Wafdi sare oo kasocda dawladda Itoobiya ayaa ku sii jeeda Puntland, halkaas oo ay wada hadalo kula yeelan doonaan madaxda Puntland oo ay kala hadlayaan arrimaha Amniga xaduudaha, Iskaashiga labada dhinac iyo sidii loo adkeyn lahaa xariirka.

Wafdiga Itoobiya ayaa horey u tagay Baladweyne, Baydhabo, Hargaysa iyo Gedo oo ay dhammaan dhinacyada kala hadleen amniga iyo siyaasadda.

Siciid Deni ayaa todobaadyo kahor Addis Ababa kula kulmay madaxda dawladda Itoobiya oo ay ka wada hadleen arrimaha labada dhinac ka dhaxeeya.

04/08/2022

Gaaljecel hawiye halkee ayuu kagalaa.
Mafahmin.

29/08/2019

amazing

Address

Mogadishu

Website

http://www.maxamedxusen.com/, http://www.maxamedxusen.com/, http://www.maxamedxusen.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Xuseen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share