ILA- JOOG

ILA- JOOG Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ILA- JOOG, Mogadishu.

23/08/2026

Dadka saaka ay ciidanka jirdileen gabadh uur leh ayaa kamid ah. Gabadha Aabaheed ayaa cadaynaya dhibka dhacay

23/08/2026

Rukub dheh 😀
Diyaarada ayaan fiirinooya🤷

23/08/2026

Rukub dheh 😀

23/08/2026

Rukub dheh 😀 waa la isfahmey🙆😂

28/07/2026

Kooxdii Laftagaren markay wax kale qaban waayeen ayey maanta bilaabeen in magaalada maalin cad qarax la dhigo si ay u suurad xumeeyaan!

28/07/2026

Laftagaren Waa u nasiib daro in uu magaaladii uuTodobo sanno dhisayey maanta uu qarax la dhaco si uu magaalada u suurad xumeeyo!!

06/07/2026

Shabaab iyo Shabaab Kalkaal maanta Baydhabo looga baqi maayo

06/07/2026

Jab xooggan ayaa la gaarsiiyay khawaarij maanta👁️

Taliye Sandheere oo Amniga Magalada Baydhabo ka sugaya Duleedka, iyadoo Maalinta berri la filayo Caleema-saarka Mw sheek...
05/07/2026

Taliye Sandheere oo Amniga Magalada Baydhabo ka sugaya Duleedka, iyadoo Maalinta berri la filayo Caleema-saarka Mw sheekh Aadan Madoobe.

Aamin maddaruur Dowladnimo🇸🇴 ayuu ka doortay Mooryaanimo,👺Maanta wajigaas ayuu leeyahay,
05/07/2026

Aamin maddaruur Dowladnimo🇸🇴 ayuu ka doortay Mooryaanimo,👺
Maanta wajigaas ayuu leeyahay,

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILA- JOOG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share