Kaabe

Kaabe Kaabe Solution – Shirkad Hal-abuur iyo Teknoloji Casri ah. Ku kobci ganacsigaaga
(8)

Waxaan bixinaa: Summadeyn Ganacsi, Web & App Development, ERP & CRM Systems, Cybersecurity, Cloud Solutions, Xalal IT, Xayaysiin Dijital iyo Soo-saarka Muuqaallo Xayeysiis. Kaabe Solution waa shirkad bixisa xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, kuna takhasustay horumarinta, naqshadaynta, iyo xayaysiinta fikradaha hal-abuurka leh si loo taageero kobaca ganacsiyada tayada sare leh.

πŸŒ™ CIID MUBAARAK – KAABE SOLUTIONKaabe Solution waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaa...
19/03/2026

πŸŒ™ CIID MUBAARAK – KAABE SOLUTION

Kaabe Solution waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaasheeda, iyo bulshada Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadiinna, hana idinku gallado caafimaad, barwaaqo, iyo guul joogto ah.
Ciiddan ha noqoto mid idiin horseedda farxad, horumar, iyo mustaqbal ifaya.

✨ Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida aad na siisaan.

CIID MUBAARAK DHAMAANTIIN




πŸŒ™ QIIMO DHIMIS RAMADAAN – DHIMIS 50% AHKaabe Solution waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo qiimo dhimis gaar ah oo ...
12/03/2026

πŸŒ™ QIIMO DHIMIS RAMADAAN – DHIMIS 50% AH

Kaabe Solution waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo qiimo dhimis gaar ah oo 50% ah inta lagu jiro 10-ka maalmood ee ugu dambeeya Ramadaanka.

Ka faa’iidayso fursaddan si aad u horumariso ganacsigaaga ama hay’addaada adigoo helaya xalal teknooloji oo casri ah.

Adeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:

πŸ’» ERP Solutions – Nidaamyada maareynta ganacsiga
πŸ“Š CRM Solutions – Maareynta macaamiisha iyo iibka
πŸ–₯ Custom Software Development – Samaynta software gaar ah
πŸ” Cybersecurity Solutions – Amniga nidaamyada iyo xogta
πŸ›  Technical Support & IT Services – Taageero iyo dayactir IT
πŸ“ˆ Consulting Services – La-talin teknooloji iyo ganacsi
🎨 Branding & Creative Design – Aqoonsiga summadda iyo naqshadeynta
πŸŽ₯ Video Production & Media Services – Soo saarista muuqaalada iyo warbaahinta

✨ Ka faa’iidayso dhimista 50% inta ay socoto 10-ka maalmood ee ugu dambeeya Ramadaanka.

πŸ“ž WhatsApp: 63 4171677
🌐 Website: www.kaabe.co

πŸ“§ Email: [email protected]

πŸ“ Mogadishu, Banaadir, Somalia

Kaabe Solution
Secure β€’ Scalable β€’ Reliable Technology Solutions

πŸ“’ WAR-GELIN IYO OGEYSIIS RASMI AHKu: Dhamaan Macaamiisha, La-hawlgalayaasha iyo Taageerayaasha Sharafta lehWaxaan si ras...
19/02/2026

πŸ“’ WAR-GELIN IYO OGEYSIIS RASMI AH

Ku: Dhamaan Macaamiisha, La-hawlgalayaasha iyo Taageerayaasha Sharafta leh

Waxaan si rasmi ah idiinku wargelinaynaa in shirkaddii h**e ee Xayaysiis Kaabe laga bilaabo 2026 loo beddelay magaca cusub:

βœ… Kaabe Solutions

Isbeddelkan magaca waxa uu ka tarjumayaa:

πŸ”Ή Balaadhinta shirkadda
πŸ”Ή Horumar joogto ah
πŸ”Ή Soo kordhinta adeegyo cusub oo casri ah
πŸ”Ή U gudbid heer xalal (Solutions) oo dhameystiran

Muddo 2018–2025 waxaan ku shaqaynaynay magaca Xayaysiis Kaabe, anagoo bixinnay adeegyo xayeysiin iyo hal-abuur tayo sare leh.

Maanta, Kaabe Solutions waxay si rasmi ah u ballaarisay adeegyadeeda si ay u bixiso:

ERP Solutions

CRM Solutions

Cybersecurity Solutions

Technical Support & IT Services

Branding & Creative Design

Consulting Services

Video Production & Media Services

Custom Software Development

Magaca oo kaliya ayaa is beddelay β€” Laakiin Himiladeenna, Tayadeenna iyo Kalsoonida aad nagu qabtaan waa mid sii xoogeysanaysa.

🌐 Website: www.kaabe.co

Waa bilow cusub. Waa Kaabe Solutions.

β€” Maamulka Kaabe Solutions















πŸŒ™ Ramadaan Mubaarak πŸŒ™Maamulka iyo Shaqaalaha Kaabe Solution waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan Muslimiinta meel ...
17/02/2026

πŸŒ™ Ramadaan Mubaarak πŸŒ™

Maamulka iyo Shaqaalaha Kaabe Solution waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha naga aqbalo soonka, salaadda, sadaqada iyo camalka suuban.
Ha noqoto bishan barakaysan mid nabad, caafimaad iyo horumar u keenta ummadda Soomaaliyeed.

✨ Ramadaan Wanaagsan
✨ Barwaaqo & Nabad
✨ Iskaashi & Horumar

πŸ“ Website: www.kaabe.co

πŸ“² WhatsApp: +252 636723856

πŸš€ Waxaan Dhamaynnay Mashruuc Weyn – Kaas oo u Samaynay Jaamacadda Qudus – Laas Anood Campus πŸš€Xayaysiis Kaabe waxa uu ku ...
07/09/2025

πŸš€ Waxaan Dhamaynnay Mashruuc Weyn – Kaas oo u Samaynay Jaamacadda Qudus – Laas Anood Campus πŸš€

Xayaysiis Kaabe waxa uu ku faraxsan yahay dhamaystirka mashruuc dhammaystiran oo dijitaal casriyeyn ah oo aan u sameynay Jaamacadda Qudus – Laas Anood Campus.

Waxaan ka shaqeynay:
🌐 Dhisidda Website-ka rasmiga ah – www.qudusuniversity.org

πŸŽ“ Hirgelinta Student Portal – portal.qudusuniversity.org

πŸ“± Abuuridda iyo habaynta baraha bulshada ee jaamacadda
🎨 Dib u naqshadaynta Astaanta (Logo Rebrand) oo muujinaysa aragtida iyo horumarka jaamacadda

Mashruucani waa caddeyn u ah sida aan ugu heellan nahay bixinta xalal hal-abuur leh, tayo sare leh, iyo naqshado casri ah oo kor u qaada hay’adaha iyo ganacsiyada.

πŸ‘ Hambalyo Jaamacadda Qudus – Laas Anood Campus oo ku tallaabsatay isbeddel muhiim ah. Sharaf weyn ayey noo tahay inaan idinla shaqeyno.

β€”
Xayaysiis Kaabe
Hal-abuur | Suuq-geyn | Xalal Dijitaal ah

πŸŒ™ Ciid Al-Adxa Wanaagsan oo ka socda Xayaysiis Kaabe πŸ•‹Ciiddan barakeysan ee Al-Adxa, waxaan idiin rajeyneynaa farxad, ca...
05/06/2025

πŸŒ™ Ciid Al-Adxa Wanaagsan oo ka socda Xayaysiis Kaabe πŸ•‹

Ciiddan barakeysan ee Al-Adxa, waxaan idiin rajeyneynaa farxad, caafimaad, iyo guul joogto ah.

Ha ka maqnaan damaashaadka, ducada, iyo la wadaagga jacaylka iyo naxariista β€”
Xayaysiis Kaabe waxay idinla ciideysaa qalbi furnaan iyo hal-abuur cusub!

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252634171677

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaabe:

Share

About Us | Nagu Saabsan

Xayaysiis Kaabe is the innovator of designs, websites, video production, Digital Marketing. This Company is dedicated to Developing and Promoting innovative ideas for high-quality businesses. The target of the company is to create high-quality advertising.

Our mission is to provide high-quality creative service and to promote an effective advertising campaign in our community to reach new customers.

Our Vision is to lead the needs of our creative community advertising and promotion services that help our business align with the rest of the world, grow our business and make it progress.

Xayaysiis Kaabe founded on July 7, 2018. This Founding Company was an obvious need in the community, and its first head quarter was in Hargeisa. The Company develops its advertising services by using technology and solving early advertising problems. β€’ Creating Logo and Brand Design. β€’ Creating a Website and its Structure. β€’ Creating Video Marketing. β€’ Creating a Modern Social Marketing. this company was started by Ahmed Abdirazak on May 5, 2018, but officially opened on July 7, 2018.