Yaska poi22

Yaska poi22 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yaska poi22, Mogadishu.

Arsenal vs Manchester United Gyokeres maanta keydka loo dhaadhiciyay
25/01/2026

Arsenal vs Manchester United
Gyokeres maanta keydka loo dhaadhiciyay

Shaxda rasmiga ah ee Kulanka caawo Real Madrid ✍️
24/01/2026

Shaxda rasmiga ah ee Kulanka caawo Real Madrid ✍️

see daremee xagee marosaa fc taraq
24/01/2026

see daremee xagee marosaa fc taraq

Hambalyo liverpool fansUgu danbeyn liverpool ayaa badisay labo kullan oo xiriir ah waxayna sidoo kale labaxeen labada ku...
13/12/2025

Hambalyo liverpool fans

Ugu danbeyn liverpool ayaa badisay labo kullan oo xiriir ah waxayna sidoo kale labaxeen labada kullan shabaq nadiif ah✍️

Marc Cucurella Ayaa Usii Dabaaldagay Goolka Palmer iyado wali xitaa Kubada lugta Palmer ka bixin o uusan DarbayninKalsoo...
13/12/2025

Marc Cucurella Ayaa Usii Dabaaldagay Goolka Palmer iyado wali xitaa Kubada lugta Palmer ka bixin o uusan Darbaynin

Kalsooni 100% ku qabaa🔥

~by Yaska ✍️

Cole Palmer ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay tan iyo September.Cole is back 🥶
13/12/2025

Cole Palmer ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay tan iyo September.

Cole is back 🥶

Gooooaaaaal ⚽️
10/12/2025

Gooooaaaaal ⚽️

Shaxda rasmiga ah ee Real madrid kala hortagi doonto kooxda man city.Mbappe caawa kuma soo bilaaban.
10/12/2025

Shaxda rasmiga ah ee Real madrid kala hortagi doonto kooxda man city.

Mbappe caawa kuma soo bilaaban.

🇫🇷 💣 Kylian Mbappé iyo Man City:• 7 kulan• 7 gool• 1 caawinCaawana ma dhalin doonaa? 👀
10/12/2025

🇫🇷 💣 Kylian Mbappé iyo Man City:

• 7 kulan
• 7 gool
• 1 caawin

Caawana ma dhalin doonaa? 👀

Big news: Omar Artan to the World Cup 2026 🔥Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Artan aya kamid noqda garsoorayaasha dhexdh...
10/12/2025

Big news: Omar Artan to the World Cup 2026 🔥

Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Artan aya kamid noqda garsoorayaasha dhexdhexaadina doona dhacdada ugu weeyn kubada cagta ee koobka aduunka.

Waa gaaray Omar ugu danbeeyn ☑️ history maker

Omar Abdulkadir Artan congratulations my brother 🫡

kooxaha uu Mbappé ka dhaliyey goolashiisa ugu badan ee Champions League:• Manchester City — 7 gool• Barcelona — 6 gool  ...
10/12/2025

kooxaha uu Mbappé ka dhaliyey goolashiisa ugu badan ee Champions League:

• Manchester City — 7 gool
• Barcelona — 6 gool

✍️

Dhiga dhibcaha arsenal 😂
06/12/2025

Dhiga dhibcaha arsenal 😂

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaska poi22 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share